Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika oo ku dhawaaqday dilaaca cudurka daacuunka

Bangui, Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika – Dowladda Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika ayaa ku dhawaaqday in cudurka daacuunka uu ka dillaacay dalka, kadib markii la xaqiijiyay 197 xaaladood, oo ay ku jiraan 24 dhimasho ah, sida ay sheegeen warbaahinta gudaha.   Wasiirka Caafimaadka, Pierre Somse, ayaa ku dhawaaqay dillaaca cudurka Jimcihii, kadib markii kiisaska laga xaqiijiyay degmooyinka caafimaadka ee Bimbo iyo Mbaïki, oo ku...

NISA Chief Urges End to Clan Clashes During Visit to Central Somalia

MOGADISHU, Somalia — Somalia's National Intelligence and Security Agency (NISA) Director Mahad Mohamed Salad visited the central town of Abudwaq, where he held talks with federal and regional officials, traditional elders and community representatives aimed at strengthening security and promoting reconciliation in the Galmudug state.   The meetings focused on improving security, preventing renewed clan violence in northern Galgaduud region and...

Xisbiga JSP oo Soo Bandhigay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Doorashada soo socota

MUQDISHO  - Waxaa si habsami leh Xarunta Dhexe ee Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ugu qabsoomay kulan ballaaran oo ay ka qaybgaleen hoggaanka, masuuliyiinta iyo xubnaha Ururka, kaas oo lagu soo bandhigay musharraxa rasmiga ah ee JSP ku meteli doona doorashada Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Galmudug ee muddo-xileedka 2026–2031.   Kulanka ayaa intii uu socday waxaa lagu wadaagay khudbado soo dhawayn...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeer Ku Tagay Saldhigga Balidoogle

Balidoogle - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga, ayaa booqasho shaqo ku tagay Saldhigga Balidoogle, Intii uu ku guda jiray booqashadiisa, Taliyaha ayaa kormeer ku tegay Dugsiga Tababarka G/le Xasan Tuure ee Ciidanka XDS, halkaas oo ay tababar ku qaadanayaan dufcaddii 12-aad ee Kumaandooska Danab.   Sidoo kale, Taliyaha ayaa kormeeray...

Wafdi ka socda Aqalka Sare oo Ka Qeyb Galay Shirweynaha Baarlamaanka Carabta ee Qaahira

Qaahira, Masar – Wafdi heer sare ah oo ka socda Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 8-aad ee Baarlamaanka Carabta iyo Guddoomiyaasha Baarlamaannada Carabta, kaas oo lagu qabtay xarunta Jaamacadda Carabta ee magaalada Qaahira ee dalka Masar.   Wafdiga Soomaaliya waxaa hoggaaminayay Senator Cabdixakiim Macallim Axmed Maalin, oo intii uu shirku socday khudbad ka jeediyay...

Taliyaha NISA oo Caabudwaaq Ka Waday Kulamo Lagu Adkeynayo Nabadeynta iyo Amniga Galmudug

Caabudwaaq - Taliyaha Hay’adda NISA, Mahad Maxamed Salaad, oo gaaray magaalada Caabudwaaq, ayaa kulamo kala duwan la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan magaaladaas, madaxda Galmudug, maamulka degmada, odayaasha dhaqanka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.   Kulamadaas ayaa diiradda lagu saaray adkaynta amniga, ka fogaanshaha colaadaha dadka walaalaha ah ee wada dega waqooyiga gobolka Galgaduud, iyo...

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who are heading to China for training on flood response.   The 25 officials from SoDMA and state relief ministries will receive training on flood preparedness, prevention, and emergency response systems. The program focuses on flood risk reduction, early...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu shir-guddoomiyay Xoghayaha Guud, Dr. Xuseen Sheekh Maxamuud.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray u diyaar-garowga doorashooyinka soo socda ee Dowlad Goboleedka Galmudug. Guddiga Fulinta ee JSP ayaa si aqlabiyad leh u go’aamiyay in Mudane Liibaan Axmed Xasan uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities brace for the possibility of heavy seasonal rains linked to the El Niño weather phenomenon.   The officials, drawn from the Somali Disaster Management Agency (SoDMA) and humanitarian ministries from the country's federal member states, were seen...

Somali Defence Minister Hails Djibouti’s Role in Peace Efforts at Independence Anniversary

BELEDWEYNE, Somalia — Somalia's Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, on Saturday praised Djibouti's contribution to peace and stability in Somalia as he joined celebrations marking the 49th anniversary of Djibouti's independence in the central city of Beledweyne.   Addressing the ceremony, Fiqi congratulated Djiboutian President Ismail Omar Guelleh and the people of Djibouti on their national day, describing relations between...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...