Ciidamada Dowladda oo Beeniyay Wararka Sheegaya in Macawiisley ay Isku Dhiibeen Al-Shabaab
Beledweyne – Saacadihii lasoo dhaafay waxaa baraha bulshada iyo warbaahinta qaar kusoo baxay warar sheegaya in xubno katirsan macawiisleyda gobolka Hiiraan ay isku dhiibeen kooxda Al-Shabaab, kadib markii ay ku go'doomeen deegaanada dhowaan ay kooxdaasi la wareegtay.
Wararkaasi ayaa tilmaamayay in xubno hubaysan oo katirsan macawiisleyda, oo qayb ka ahaa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, ay si toos ah isu...
Wasiir Fiqi: “Ilaa dalka oo dhan laga saaro Al-Shabaab, dagaalka socda ma istaagi doono”
Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Maclin (Fiqi), ayaa sheegay in dagaalka lagula jiro kooxda al-Shabaab uusan joogsan doonin ilaa laga cirib tiro guud ahaan dalka.
Isagoo ka hadlayay guusha la wareegista Bariire shalay, ayaa wasiirka carabka ku adkeeyay in dowladda ay ka go’an tahay in la xoreeyo dhulka ay weli haystaan Al-Shabaab.
“Dagaalka socda ma istaagi doono ilaa dalka oo...
Somalia vows to continue anti-Shabaab offensive until full territorial liberation
MOGADISHU – Somali Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi said that military operations against al-Shabaab will not stop until the group is completely eliminated from the country.
Speaking after the recent recapture of the strategic town of Barire by government and allied forces, Fiqi reaffirmed the federal government’s commitment to liberating all areas still under al-Shabaab control.
“The ongoing war will not...
Somali, AU forces retake key town from Al-Shabaab: ministry
MOGADISHU, Aug 8 – Somali government forces, backed by troops from the African Union Stabilization Support Mission in Somalia (AUSSOM), recaptured the strategic town of Barire in the Lower Shabelle region on Friday, the defence ministry said.
The operation followed weeks of military planning after Al-Shabaab fighters seized the town in March. Located about 50 kilometres southwest of Mogadishu, Barire...
Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo AUSSOM oo dib ula wareegay Bariire
BARIIRE - Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay garab siinayaan ciidamada Midowga Afrika ee AUSSOM ayaa Jimcihii dib ula wareegay magaalada istaraatiijiga ah ee Bariire, oo ku taalla gobolka Shabeellaha Hoose, kadib toddobaadyo qorsheyn iyo hawlgallo milatari ah oo si taxaddar leh loo fuliyay.
Kooxda Al-Shabaab ayaa la wareegtay Bariire bishii Maarso ee sanadkan, kadib weerar degdeg ah oo ka...
Soomaaliya oo tacsi u dirtay Ghana kaddib shil diyaaradeed oo khasaare geystay
Muqdisho – Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka tacsiyaysay shacab iyo dowladda Ghana kaddib markii diyaarad qumaatiga u kaca oo ay leedahay ciidamada cirka Ghana ay ku burburtay deegaanka keymaha ah ee Adansi ee gobolka Ashanti.
Qoraal rasmi ah oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay "tacsida ugu tiiraanyo leh" u dirayso shacabka iyo dowladda Ghana,...
Somalia offers condolences to Ghana after deadly military helicopter crash
Mogadishu, Aug 8, 2025 – Somalia on Thursday extended its "deepest condolences" to the government and people of Ghana following the deadly crash of a Ghana Air Force helicopter in the forested Adansi area of the Ashanti Region.
In an official statement, the Somali government expressed solidarity with Ghana during this time of mourning, describing the incident as a "tragic...
Somalia, Yemen seek stronger regional security cooperation
ADEN, Yemen — The head of Yemen’s Southern Transitional Council (STC), Aidarus al-Zubaidi, held talks on Thursday in Aden with Somalia’s ambassador to Yemen, Abdulkheir Mohamed Ahmed, as the two officials pledged to deepen bilateral ties amid mounting regional security threats.
The meeting, held at the Maashiq Presidential Palace, focused on enhancing diplomatic cooperation between the two Horn of Africa...
Soomaaliya iyo Yemen oo xoojinaya Iskaashiga Amniga iyo midka diblomaasiyadeed
CADEN, Yemen — Madaxweyne ku xigeenka Golaha Hogaaminta Qaranka Yemen, Caidarus Az-Zubaidi, ayaa magaalada Caden kulan rasmi ah kula yeeshay Safiirka Soomaaliya ee Yemen, Cabdulxakiin Maxamed Axmed, iyadoo si qoto dheer looga hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga amni ee gobolka.
Kulanka oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Maashiq ayaa yimid iyadoo gobolka Geeska Afrika uu wajahayo dhibaatooyin isa soo...
Somalia: Airstrike Targets Al-Shabaab Commanders in Lower Shabelle
Mogadishu – Somali intelligence forces carried out a targeted airstrike in the Lower Shabelle region in recent hours, killing several Al-Shabaab operatives, including senior commanders, the National Intelligence and Security Agency (NISA) said Thursday.
The precision strike was launched on a residential compound in the Bariire area, where NISA said senior members of the jihadist group were holding strategic meetings.
“The...









