Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia’s Foreign Minister Arrives in Algeria for Strategic Talks

Algiers, August 10, 2025 — Somalia’s Foreign Minister and International Cooperation, Abdisaalam Abdi Ali, arrived in Algiers on Saturday, leading a high-level delegation aimed at strengthening diplomatic and strategic ties between Somalia and Algeria.   The delegation was warmly received upon arrival by the Somali Ambassador to Algeria, Yusuf Hassan Ahmed, community leader Yusuf Jeego, and other government officials. The visit is...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Gaaray Dalka Aljeeriya

Algiers – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, oo ay wehliyaan wafdi heer sare ah, ayaa maanta gaaray magaalada Algiers, caasimadda dalka Aljeeriya.   Wafdiga Wasiirka ayaa si diirran loogu soo dhoweeyay magaalada Algiers, waxaana halkaas kusoo dhaweeyay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Aljeeriya, Yuusuf Xasan Axmed, Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Aljeeriya,...

Xildhibaan xaqiijiyay inuu jiro Mooshin ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya | Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in mooshin kalsooni kala noqosho ah laga diyaarinayo Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, iyadoo ay isa soo tarayaan khilaafaadka siyaasadeed ee gudaha dalka.   Xildhibaan Cabdi Ladiif Muuse Nuur (Sanyare), oo ka tirsan Golaha Shacabka, ayaa sheegay in mooshinka lagu wado in si rasmi ah loogu gudbiyo Golaha...

Somalia MP confirms no-confidence motion being prepared against Prime Minister

Mogadishu, Somalia | A Somali lawmaker has confirmed that a no-confidence motion is being prepared against Prime Minister Hamza Abdi Barre, amid growing political tensions within the country. MP Abdiladif Muse Nur (Sanyare), a member of the House of the People in Somalia’s Federal Parliament, said the motion is scheduled to be submitted on Saturday, August 23, 2025, "God willing." According to...

Opposition leader criticizes President Hassan Sheikh’s administration amid growing political rift

Mogadishu, August 9, 2025 – Somali politician Abdirahman Abdishakur Warsame has launched a fierce critique against President Hassan Sheikh Mohamud’s government, accusing it of deepening national divisions, rampant corruption, and governing based on personal, clan, and political alliances rather than the interests of the people.   In a statement posted on his Facebook page, MP Warsame argued that leadership in fragile states...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo dhaliil kulul u jeediyay hoggaanka dalka, kuna baaqay isbeddel degdeg ah

Muqdisho – Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dhaliil adag iyo canaan siyaasadeed u jeediyay maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku eedeeyay inuu waddanka geliyay kala qaybsanaan, musuqmaasuq baahsan, iyo xukun ku dhisan dano shaqsiyeed oo qoys iyo xulafaysi ku saleysan.   Qoraal uu kusoo dhigay bartiisa Facebook-ga, ayuu Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku sheegay in waddamada nugul sida Soomaaliya aysan hoggaamintu ahayn...

Maraykanka oo diirada saaraya danaha uu ku leeyahay Puntland iyo Somaliland

Boosaaso – Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u joojisay taageeradii ay siin jirtay Ciidanka Danab iyo sidoo kale dhaqaalihii ay ku bixin jirtay howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, arrintaasoo muujinaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid wadashaqeyntii u dhaxaysay Mareykanka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya. Go’aankan ayaa kusoo beegmaya xilli dalka uu wajahayo xaalado amni iyo siyaasadeed oo...

Trump oo sheegay inay miiska u saaran tahay aqoonsiga Somaliland

WASHINGTON - Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa markii ugu horreysay si dadban uga hadlay arinta la xiriirta suurtagalnimada aqoonsiga Maamulka Somaliland oo la qorsheeyay in la geeyo Falastiiniyiinta laga soo barakicinayo Qaza, kuwaasoo dalalka kale ee caalamka ay diideen inay qaabilaan, maadaama dhulkooda si sharci-darro ah looga qaadanayo.   Trump ayaa sheegay in "uu gacanta ku hayo galka aqoonsiga Somaliland oo...

Trump Says U.S. ‘Looking Into’ Somaliland Proposal to Host Displaced Gazans in Exchange for Recognition

WASHINGTON - The US President, Donald Trump, has been asked about reports that Somaliland, an unrecognised breakaway region in Somalia, has expressed interest in accommodating displaced Palestinians from Gaza should the US recognise its independence.   "We’re looking into that right now. Good question, actually, and another complex one, but we're working on that right now," Trump responded, avoiding a direct...

Tensions rise in Somalia’s Gedo region as Ethiopia deploys more troops to Doolow

DOOLOW, Somalia, Aug 9 – Tensions are escalating in Somalia’s southwestern Gedo region after reports confirmed that Ethiopia has increased its military presence in the border town of Doolow, sparking fears among residents of a potential armed confrontation.   In the past several hours, new Ethiopian troop reinforcements have arrived in Doolow, where Ethiopia already maintains a military footprint. The development...

WARAR KALE

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...

Somaliland oo heshiis amni la gashay Israel

QUDUS - Somaliland iyo Israa'iil ayaa si rasmi ah u kala saxiixday heshiis cusub oo iskaashi ah, kaas oo lagu xoojinayo xiriirka u dhexeeya...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safarkoodii ugu horreeyey tan iyo markii...