Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada Xoogga Dalka oo Labo Jibaaray Howlgallada Cirka iyo Dhulka ee Ka Dhanka ah Al-Shabaab

JOWHAR - Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maalmihii u dambeeyay labo jibaaray howlgallada cirka iyo dhulka ee ay ka wadaan deegaanada dowlad-goboleedka Hirshabeelle, gaar ahaan gobollada Shabeellaha Hoose, Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan, iyagoo beegsanaya kooxaha Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysanaya dhulkaas. Wararka saacadihii ugu dambeeyay naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Xoogga ee ku sugan deegaankaas, gaar...

Somalia’s President Holds Key Talks with Turkish Counterpart Erdoğan

Ankara, Turkey – Somali President Hassan Sheikh Mohamud held high-level talks with Turkish President Recep Tayyip Erdoğan during an official visit to Turkey, with discussions focusing on deepening bilateral ties, energy cooperation, and regional security.   The meeting, held in the capital Ankara, underscored the strategic partnership between the two nations, with both leaders reaffirming their commitment to expanding cooperation in...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan muhiim ah la yeeshay Erdoğan

Ankara, Turkiga – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa dalka Turkiga, Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan, intii uu ku jiray booqasho rasmi ah oo uu ku tagay dalkaasi.   Kulankan oo ka dhacay magaalada Ankara ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, iyadoo labada madaxweyne...

SoDMA and Galmudug Discuss Humanitarian Crisis

Mogadishu, Somalia — The Chairman of the National Disaster Management Agency (SoDMA), Mohamud Moalim Abdulle, hosted the Deputy President of Galmudug State, Ali Dahir Eid, in Mogadishu to discuss urgent humanitarian needs and economic development initiatives in the region.   The meeting focused on the worsening humanitarian conditions in parts of Galmudug, particularly areas close to the Ethiopian border. Eid said many...

SoDMA iyo Galmudug oo ka shiray gurmad iyo kobaca dhaqaalah

Muqdisho (S.M.N) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee hay’adda ku qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Cali Daahir Ciid.   Kulanka labada mas’uul ayaa diiradda lagu saaray xaaladaha adag ee bani’aadamnimo ee ka jira qaar ka mid ah deegaannada Galmudug, gaar ahaan kuwa ku dhow xuduudda Itoobiya. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay...

Conference to complete SCC Khaatumo State Set to Open in LasAnod

LASANOD, Somalia – A key conference to establish the SCC Khaatumo regional administration is expected to officially open tomorrow in LasAnod, following a brief delay due to the late arrival of several high-level delegates, organizers said. The conference, initially scheduled to begin on Thursday, was postponed after some key participants — including federal and regional officials as well as diaspora representatives...

Shirka Dhismaha Maamulka SCC Khaatumo oo La Filayo Inuu Berrito Ka Furmo Laasacaanood

LASANOOD – Waxaa la filayaa in maalinta berrito ah si rasmi ah uu uga furmo magaalada Laasacaanood shir lagu dhisayo maamulka SCC Khaatumo, kaas oo ay ka qeyb galayaan mas’uuliyiin heer federaal iyo heer gobol ah, iyo sidoo kale bulshada ka timid gudaha iyo dibadda dalka.   Shirka oo markii hore lagu waday in uu furmo maalintii Khamiista ahayd ayaa dib u...

Displaced Residents Barred from Returning Home in Recaptured Somali Towns

SABIID, Somalia – Residents of Sabiid and Caanoole in Somalia’s Lower Shabelle region say they have been barred from returning to their homes and farmlands after government and African Union (AUSSOM) forces recently retook the area from Al-Shabaab.   Displaced residents told local media they remain unable to access their properties and accused unidentified individuals of deliberately setting fire to their houses. Community...

Shacabka Sabiid iyo Caanoole oo Sheegay in Loo diiday Inay Guryahooda Ku Laabtaan

SABIID – Qaar kamid ah dadka ku nool deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in laga hor istaagay in ay dib ugu laabtaan guryahooda iyo beerahooda, kadib markii ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ay dhawaan dib ula wareegeen deegaannadaas. Dadkaas ayaa sheegay in ay yihiin dad barakac ah oo aan weli loo oggolaan...

Somalia-Ethiopia Talks Mediated by Türkiye Stall Over Somaliland Port Deal

ANKARA, July 11, 2025 – Mediation talks hosted by Türkiye between Somalia and Ethiopia have stalled, diplomats from both countries said, amid deepening tensions over Ethiopia’s contentious port access agreement with Somaliland.   Türkiye had been brokering the negotiations since February 2024 in an effort to ease the dispute sparked by a deal signed on January 1, 2024, granting Ethiopia access...

WARAR KALE

Murusade Elders Issue Communiqué on June 3 Attack on Peace Meeting in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia -- Traditional elders and intellectuals from the Murusade community issued a strongly worded statement following a consultation meeting held in Mogadishu on...

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...