Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia Congratulates Bahrain on Election to UN Security Council

MOGADISHU, Somalia – The Federal Republic of Somalia has extended its “sincere congratulations” to the Kingdom of Bahrain following its election to the United Nations Security Council as a non-permanent member for the 2026–2027 term, the Somali government said Tuesday.   In a statement, Somalia praised Bahrain’s successful bid during the vote held at the UN General Assembly in New York,...

Al-Shabaab Claims It Shot Down Helicopter During AU Evacuation in Central Somalia

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Al-Shabaab militant group has claimed responsibility for shooting down a helicopter near its stronghold in the Middle Shabelle region, during an evacuation mission by Burundian troops under the African Union’s AUSSOM mission, officials said Tuesday.   The helicopter was transporting Burundian peacekeepers from the flood-affected village of Hawadley when it went down on Monday. According to the...

Al-Shabaab oo Soo Bandhigtay Diyaarad ay leeyihiin Ciidamada Midowga Afrika

XAWAADLEY - Kooxda Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay diyaarad qumman (helicopter) oo ku degatay meel u dhow deegaannadooda ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe, kadib cilad farsamo oo ku timid xilli ay ciidamo Burundian ah oo ka tirsan howlgalka AUSSOM ka daadgureynayeen tuulada Hawaadley.   Diyaaradda ayaa waday askar Burundian ah oo laga daadgureynayay Hawadley, tuulo ay ka baxeen ciidamada AUSSOM sababo la...

Somalia’s President Receives Credentials of New UK Ambassador Charles King

Mogadishu, Somalia, June 3, 2025 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Tuesday received the newly appointed British Ambassador to Somalia, Charles King, at the Presidential Palace in Mogadishu.   During the meeting, the two officials discussed strengthening the longstanding friendship between Somalia and the United Kingdom, with a focus on enhancing cooperation in the areas of economic development, public services,...

Madaxweynaha oo warqadaha ka gudoomay safiirka Cusub ee Ingiriiska

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire Charles King.   Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka saaxiibtinimo ee ka dhexeeya labada dal, horumarinta iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha, adeegyada bulshada, iyo amniga. Intii uu kulanku socday, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa si rasmi ah...

Somali PM Visits Historic Djibouti Town of Carta, Hails Role in 2000 Peace Conference

Carta, Djibouti, June 3 — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Monday visited the historic town of Carta in Djibouti, the site where Somalia’s transitional government was re-established in 2000 during the formation of the country’s third republic.   Barre, on an official visit to Somalia’s close ally Djibouti, toured several key locations in the town, including the venue of...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo booqday magaalada taariikhiga ah ee Carta

Carta — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa maanta booqday magaalada taariikhiga ah ee Carta oo ahayd halkii lagu soo unkay Jamhuuriyadda saddexaad ee Soomaaliya, sanadkii 2000.   Ra’iisul Wasaaraha, ayaa kormeer ku tagey goobo kala duwan oo kamid ah magaalada Carta, gaar ahaan...

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Amiirka Qatar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka labada dal

MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Amiirka dalka Qatar, Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, ayaa yeeshay khadka taleefanka kulan muhiim ah oo ay kaga wadahadleen xoojinta iskaashiga labada dal iyo arrimo muhiim ah oo heer gobol iyo caalami ah oo ay dan wadaag ka yihiin.   Wadahadalkan ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray sidii loo sii...

Somali President Meets With International Partners Amid Disputes Over 2026 Elections

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud met behind closed doors Monday with international partners in the capital, Mogadishu, to discuss the country’s contentious 2026 elections and ongoing security concerns, according to sources.   The meeting came shortly after leaders of Somalia’s opposition alliance held a similar session with representatives of the international community, underscoring the growing focus on the...

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay saaxiibada caalamiga ah

MUQDISHO - Wararka laga helayo ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu Isniintii shalay magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay saaxiibada caalamiga ah, iyagoo diiradda saaray arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin doorashooyinka 2026 ee hanaankooda lagu muransan yahay iyo amniga dalka.   Kulankan oo ahaa mid albaabada u xiran, ayaa yimid wax yar...

WARAR KALE

Madaxweyne Cirro Oo Booqasho Taariikhi Ah Ku Tagaya Israel

HARGEYSA - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Ciro), ayaa booqasho rasmi ah ku tegi doona Israel 14-ka bishan June, kadib markii casuumaad ka helay...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Jowhar Kula Kulmay Saraakiisha Ammaanka Iyo Odayaasha Dhaqanka Hirshabeelle

JOWHAR- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle kulamo muhiim ah kula qaatay, saraakiisha hay’adaha...

Turkish Shipping Firm Akkon Lines Launches Operations in Somalia Through Mogadishu Port

MOGADISHU – Somalia's main seaport hosted a ceremony to welcome Turkish shipping company Akkon Lines, which has officially launched operations in the Horn of...