Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Diyaarad Helikopter ah oo ku Dhacday Deegaan ay Al-Shabaab Maamusho [Fahfaahin]

Shabeellada Dhexe – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya diyaaraddii nooca kumaatiga u kaca ee helikopterka, oo ku dhacday deegaanka Maqdis, oo ku yaalla duleedka deegaanka Xawaadleey ee gobolka Shabeellada Dhexe, halkaas oo ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab.   Wararka ayaa sheegaya in diyaaradda lagu dhuftey hub xooggan oo ay Al-Shabaab leeyihiin, taasoo sababtay in diyaaradda ay dhacdo. Diyaaradda ayaa la...

Somalia Specifically Targeted in New US Travel Ban

WASHINGTON — The United States government on Wednesday announced a new travel ban that specifically includes Somali nationals, barring them from entering the country.   The proclamation, signed by President Donald Trump, directly affects Somalis seeking to travel to the US, with the administration citing the measure as necessary to protect the country from “foreign terrorists” and other security threats. Somalia is...

Soomaaliya oo Si Gaar ah Loogu Beegsaday Mamnuucidda Socdaalka Mareykanka

WASHINGTON - Dowladda Mareykanka ayaa Arbacadii ku dhawaaqday mamnuucid cusub oo laga saaray socdaalka, iyadoo Soomaalida si gaar ah loogu daray liiska muwaadiniinta aan loo ogolaan doonin inay galaan gudaha dalka Mareykanka.   Amarkan oo uu saxiixay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa si toos ah u saameynaya Soomaalida doonaya inay u safraan Mareykanka, isagoo sheegaya in tallaabadan looga golleeyahay “in dalka...

Turkey Supplies Attack Helicopters to Somali Government Amid Al-Shabaab War

ANKARA, June 4  — Turkey has boosted its defense support to Somalia by delivering three T-129 Atak attack helicopters, officials familiar with the matter told Radio Shabelle, following a phone call between Turkish President Recep Tayyip Erdogan and Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday.   In addition to the attack helicopters, Turkey also handed over two utility helicopters to Somalia’s...

Turkiga oo diyaarado dagaal siiyay dowladda Soomaaliya

ANKARA - Dowladda Turkiga ayaa xoojisay taageerada dhanka difaaca ee ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan dagaalka ay kula jirto Al-Shabaab, kadib wadahadal taleefan oo Sabtidii dhexmaray Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa Xasan Sheekh Maxamuud.   Ilo-wareedyo ayaa sheegay in Turkiga oo dowladda Soomaaliya ku wareejiyay saddex diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ee T-129 Atak ah, si loo dardargeliyo dagaalka...

Saudi Arabia Executes Four Somali Men Over Drug Charges

RIYADH, June 4 — Saudi Arabia executed four young Somali men convicted of smuggling hashish into the kingdom, the Ministry of Interior announced on Tuesday, June 3.   The four — identified as Mohamed Badal Adam Farah, Abdinuur Ahmed Yassin, Mohamed Awil Ahmed Ali, and Abdirahman Hassan Mohamed — were put to death at a prison in Najran, in the southwest...

Sacuudiga oo Xukun Dil ah ku Fuliyay Afar Nin oo Soomaali ah

NAJRAN - Wasaaradda Arrimaha Gudaha Sacuudiga ayaa shaacisay in maalintii shalay dil lagu fuliyay afar dhalinyaro Soomaali ah oo ka mid ahaa 45 maxbuus Soomaali ah, kuwaas oo lagu helay dambiga ah in ay dalka Sacuudiga geliyeen daroogada xashiishka.   Maxamed Badal Adam Farax, Cabdinuur Axmad Yassin, Maxamed Cawil Axmad Cali iyo C/raxmaan Xasan Maxamed ayaa lagu dilay xabsi ku yaalla...

Puntland Forces Kill Over 35 ISIS Fighters in Major Offensive

BOSASO, Somalia – Puntland’s elite security forces killed more than 35 ISIS militants, including several foreign fighters, during a major military operation in the mountainous rural areas between Miraale and Balade in Bari region on Tuesday, regional officials said.   Commanders leading the offensive presented the bodies of slain ISIS fighters to the media, stating that many of those killed were...

Ciidamada Puntland oo Dilay In Ka Badan 35 katirsan Daacish

BOSASO, Puntland – Ciidamada gaarka ah ee Puntland ayaa Talaadadii shalay ku dilay howlgal in ka badan 35 dagaalyahan oo ka tirsan kooxda Daacish, oo ay ku jiraan dagaalyahano shisheeye.   Howlgallo milatari oo ballaaran ayaa ka dhacay deegaanada miyiga u dhexeeya Miraale iyo Balade ee gobolka Bari, sida ay sheegeen mas’uuliyiin. Taliyayaasha howlgalka hogaaminayay ayaa warbaahinta u soo bandhigay meydadka dagaalyahanada...

Wasiirka Tamarta Soomaaliya oo Ka Qaybgalay Madasha Tamarta ee Baku, Azerbaijan

BAKU, Azerbaijan – Wafdiga Dowladda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha, Cabdullaahi Bidhaan, ayaa Talaadadii ka qaybgalay Madasha Tamarta ee magaalada Baku, Azerbaijan, taasoo looga hadlayay mustaqbalka warshadaha tamarta caalamka.   Madashan laba maalmood soconaysa ayaa isu keentay wakiillo ka socda dowlado, khubaro caalami ah, maal-gashadeyaal, iyo ganacsato, iyada oo diiradda lagu saarayey mowduucyo ay ka mid yihiin...

WARAR KALE

Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Oo Tababar Ku Soo Gebagebeeyey Rwanda

KIGALI – Taliyaha Taliska Tababarada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Axmed Ciise Axmed, ayaa dalka Rwanda tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka...

Wafdi Ganacsato Talyaani Ah Oo Soo Gaaray Muqdisho

MUQDISHO – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay...

Madaxweyne Cirro Oo Booqasho Taariikhi Ah Ku Tagaya Israel

HARGEYSA - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Ciro), ayaa booqasho rasmi ah ku tegi doona Israel 14-ka bishan June, kadib markii casuumaad ka helay...