XOG – Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilka ka qaadaya duqa Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya - Xog gaar ah oo ay heshay Warbaahinta Shabelle ayaa muujinaysa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, uu qorsheynayo in uu xilka ka qaado Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Maxamed Axmed Amiir, oo la magacaabay xilkaasi 10-kii December 2024.
Ilo xog ogaal ah oo ku dhow dhow Madaxtooyada Qaranka ayaa sheegay in Madaxweynaha...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo
Muqdisho, 10 May 2025 – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, oo booqasho shaqo ku yimid caasimadda Muqdisho.
Kulanka labada mas’uul ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee SSC-Khaatumo, gaar ahaan arrimaha horumarka, nabad-dhisidda, iyo dhismaha hay’adaha dowladnimada ee ka hanaqaaday deegaannada maamulkaas.
Madaxweyne Cabdiqaadir ayaa warbixin ka siiyay Madaxweyne Xasan Sheekh...
Somalia president holds talks with SSC-Khaatumo leader in Mogadishu
MOGADISHU, May 10, 2025 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday received SSC-Khaatumo State President Cabdiqaadir Ahmed Aw-Ali in Mogadishu for high-level talks focused on governance, security, and national reconciliation.
The meeting, held at Villa Somalia, marked the first official working visit by the SSC-Khaatumo leader since the region intensified efforts to formalize its administrative status within the federal...
Kenyan Supreme Court Rejects Asset Seizure From Ex-Somali Diplomat
NAIROBI, Kenya - Supreme Court of Kenya has rejected a government bid to confiscate a house worth Sh110 million and cash totaling Sh8.6 million, owned by Gibriel Cusman Mohamed, a former Somali diplomat. Authorities had accused Mohamed of links to Yemeni terrorist networks.
The Asset Recovery Agency (ARA), representing the government, argued that the house located on Eldama Ravine Road...
Maxkamadda Sare ee Kenya oo diiday in lala wareego Guri iyo Lacag uu leeyahay diblomaasi Soomaali ah
NAIROBI - Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa diiday codsi dowladda Kenya ku dooneysay inay ku la wareegto guri ku kacaya $833,000 iyo lacag dhan $65,000 oo uu leeyahay Jibriil Cusman Mohamed, diblumaasi Soomaaliyeed oo hore. Dowladda ayaa ku eedaysay inuu xiriir la leeyahay shabakad argagixiso oo Yemen fadhigeedu yahay.
Hay’adda Qabashada Hantida (ARA) ayaa sheegtay in guriga ku yaalla Westlands,...
Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction
MOGADISHU, Somalia — Torrential rains that lashed the Somali capital of Mogadishu overnight have left more than 10 people dead, caused significant destruction, and disrupted movement across key parts of the city, locals said Saturday.
The worst-hit area was the Ceelqalow neighborhood in Wadajir district, along with several other low-lying districts, where flash floods collapsed homes and swept away personal...
Roobkii Xalay ee Muqdisho oo Sababay Geerida Dad iyo Burbur Hantiyeed
MUQDISHO, Soomaaliya - Roobab xooggan oo xalay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa sababay dhimasho, dhaawac, iyo burbur hantiyeed, iyadoo saameynta ugu weyn ay ka muuqatay xaafadaha Ceelqalow ee degmada Wadajir iyo degmooyin kale.
Wararka ayaa sheegaya in roobka iyo daadadka ka dhashay ay ku ku dhinteen in ka badan 10 qof, iyadoo ay burbureen guryo ay deganaayeen dad rayid ah,...
Mareykanka oo Mar Kale Diiday Inuu Maalgeliyo Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya
WASHINGTON – Dowladda Mareykanka ayaa markale ku celisay inaysan bixin doonin wax maalgelin ah oo la xiriira hawlgalka nabad-ilaalinta ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), iyadoo weli ay jirto baahi dhaqaale oo gaaraysa $96 milyan, sida ay sheegeen ilo diblomaasiyadeed oo uu xigtay Africa Intelligence.
Shir dhawaan ka dhacay magaalada Washington oo ay iskugu yimaadeen wakiillo ka kala socday Midowga...
U.S. Reaffirms Refusal to Fund Current AU Mission in Somalia
WASHINGTON — The United States has reaffirmed its decision not to provide financial support for the African Union’s peacekeeping mission in Somalia under its current funding and operational structure, leaving a $96 million gap that threatens the future of the mission, according to diplomatic sources.
The decision came during a recent meeting in Washington between AU officials and U.S. representatives,...
Mareykanka oo ku baaqay in hanaanka wax ka bedel nidaamka federaalka iyo doorashooyinka Soomaaliya noqdo mid loo dhan yahay
MUQDISHO, 10 May 2025 – Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday dowladda federaalka Soomaaliya in ay xaqiijiso in dhammaan saamileyda siyaasadda ka qayb galaan geeddi-socodka dib-u-habeynta nidaamyada federaalka iyo doorashooyinka dalka, iyadoo ka digtay in go’aamo aan loo dhamayn ay noqon karaan kuwo sharciyad la’aan ah isla markaana carqaladeeya dagaalka lagula jiro Al-Shabaab iyo amniga.
Baaqan waxaa soo saaray Waaxda Arrimaha Afrika ee Wasaaradda Arrimaha...








