Al Shabab weerar ka geystay duleedka Muqdisho
Muqdisho (SMN) -- Dagaalkan ahaa mid cuslus, una dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Federaalk Soomaaliya iyo kuwa Kooxda Al Shabaab ayaa ka dhacay Degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho.
Dagaalkan ayaa qarxay kadib markii xubno ka tirsan Al Shabaab ay weerar gaadmo ahaa ku qaadeen saldhig ciidan oo ku yaalla Degaanka Ceelasha Biyaha, waxaana xigay iska horimaad toos ah oo dhexmaray...
Somali Parliament Session Ends in Chaos Over MP’s Immunity Removal
Mogadishu, April 19, 2025 (SMN) – A heated session of Somalia’s House of the People ended in chaos on Saturday after Speaker Sheikh Adan Mohamed Nur (Adan Madobe) tabled a controversial motion concerning the dismissal of MP Abdullahi Hashi Abib.
The session erupted into shouting and disorder as opposition lawmakers, angered by the earlier removal of Abib’s parliamentary immunity, disrupted...
Maxaa keenay in fowda u xirmo kulanka Golaha Shacabka?
Waxaa buuq iyo sawaxan uu ku soo idlaaday Fadhiga Baarlamaanka Golaha Shacabka kadib markii Guddoomiyaha Golaha, Sheekh Aadan Madoobe uu keenay ajende ku saabsan in loo codeeyo xil ka uu waayay xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib.
Xildhibaanada oo markii hore ka careysnaa go’aanka xasaanada looga qaaday mudane Abiib, ayaa billaabay buuq iyo fowdo, iyagoona jebiyay makaroonkii baarlamaanka.
Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa ku...
At least one child killed, several injured in Mogadishu mortar attack
MOGADISHU, Somalia, April 19 (SMN) – At least one child was killed and another wounded after several mortar rounds struck residential areas in the Somali capital, Mogadishu, according to local sources.
The shelling reportedly targeted multiple districts in the city, with some mortars landing in Hamar Jajab district, specifically in the Ansaloti Bridge area, where makeshift homes made of thatch...
DEG DEG: Buuq iyo Sawaxan harreeyay Golaha Shacabka
Buuq iyo sawaxan ayaa harreeyay fadhiga maanta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaddib markii Guddoomiyaha Golaha, Sheekh Aadan Madoobe, uu kus adkeystay go’aankii uu eryay Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib.
Xildhibaano badan ayaa si adag uga horyimid tallaabadaas, iyagoo sheegay in aysan waafaqsanayn nidaamka baarlamaanka, isla markaana ay tahay mid sharci darro ah oo salka ku heysa dano siyaasadeed.
Inkastoo mudaneyaasha...
Madaafiic khasaaro geystay oo lagu garaacay Muqdisho
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay tiro hoobiyeyaal ah oo lagu garaacay qeybo ka mid ah degmooyinka Magaalada Muqdisho.
Madaafiicdan qaarkood ayaa ku hoobtay Degmada Xamar Jajab, gaar ahaan guryo ka sameysan cooshad oo ku yaalla Buundada Ansalooti, halkaasi oo ay wax ku noqdeen carruur u socotay Dugsi Quraan.
Ugu yaraan...
Tensions Rise in Central Somalia as Al-Shabaab Militants Advance
MOGADISHU, April 19, 2025 (SMN) – Armed clashes are feared between Somali government forces and Al-Shabaab militants following reports of insurgents entering areas near the towns of Ceel Dheer and Masagawaa in the central Galgaduud region, local sources said Saturday.
The presence of Al-Shabaab fighters — an al-Qaeda-affiliated group — near key settlements has heightened concerns of an imminent confrontation,...
Somali MP Urges Unity in Fight Against Al-Shabaab, ISIS
MOGADISHU, April 19, 2025 (SMN) — A Somali lawmaker has called on the federal government to unite in the fight against Al-Shabaab and the Islamic State (ISIS), warning that the threat posed by the two groups endangers the existence of the Somali state.
Osman Ali, a member of Somalia’s House of the People, said national leaders must focus on eliminating...
Barakac ballaaran oo ka socda duleedka degmada Afgooye
Barakac ballaaran ayaa lagu soo warramayaa in uu ka socda degaanno hoos yimaada Degmda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, oo qiyaas ahaan 30km dhanka koonfur galbeed uga beegan Magaalada Muqdisho.
Barakacan ayaa yimid kadib markii dadka shacabka oo u badan beeraley ay soo wajahday cabsi la xiriirta in Ciidanka Dowladda ay weerar ku qaadaan degaanno halkaasi ku yalla oo ay...
Death Toll Rises After Al-Shabaab Attack on Aadan Yabaal, Former Mogadishu Official Says
MOGADISHU, April 19, 2025 (SMN) – The death toll from a recent Al-Shabaab assault on the central Somali town of Aadan Yabaal has risen significantly, with a former senior official claiming that at least 200 government soldiers were killed in the fighting.
Ibrahim Mahad-Alle, former deputy mayor of Mogadishu, said the attack by the militant group resulted in heavy casualties...










