Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia Congratulates Serbia’s New PM, Vows Closer Ties

Somali Prime Minister Hamse Abdi Barre has extended warm congratulations to Serbia’s newly appointed Prime Minister, Prof. Dr. Đuro Macut, and his Cabinet. Prime Minister Barre expressed Somalia’s commitment to deepening diplomatic relations with Serbia, emphasizing mutual respect and shared global values, according to an official statement released by Somalia's Embassy in Belgrade. Barre highlighted the longstanding ties between Somalia and...

RW Xamsa oo farriin u diray dhiggiisa cusub ee Serbia

Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray dhiggiisa Cusub ee dalka Serbia, Đuro Macut, iyo Golahiisa Wasaaradda.   Ra'iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa yiri, "Anigoo ku hadlaya magaca Xukuumadda iyo kan shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaan hambalyo heer Qaran ah u gudbinayaa  Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda aan saaxiibada nahay ee Serbia”. Mudane Xamse...

Ex-Student of Somali President Sells Tea on Mogadishu Beach After Job Struggles

MOGADISHU, Somalia - Abdirahman Abdullahi Kaahiye, a Somali university graduate, sells tea on Mogadishu’s Liido Beach to survive, unable to secure work despite his Information Technology degree and Quranic studies.   Known as “Liido Boy,” Kaahiye studied at a university co-founded by Somali President Hassan Sheikh Mohamud, hoping to contribute to his country. Instead, he faces a bleak job market. “If...

DEG DEG: Nin lagu xiray Shangaani kadib xadgudub is-diiwaangelin doorasho

Wararka naga soo gaaraya goobta isdiiwaangelinta Doorashooyinka ee degmada Shangaani ayaa sheegaya in maanta halkaas lagu qabtay nin ku eedeysan in uu isku dayay inuu laba jeer isdiiwaangaliyo .   Yuusuf Axmed Dhaqane oo ah dable ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa markii uu marayay isdiiwaangelinta labaad waxaa soo qabtay qalabka casriga ah ee hawsha lagu qabanayo, kaas oo soo saaray...

DAAWO: Cabdiraxmaan: “Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu ahaa Macalinkeyga”

Cabdiraxmaan Cabdullaahi Kaahiye oo waxbrashadiisa Qu’raanka illaa heer Jaamacad ku qaatay Magaalada Muqdisho, hankiisuna ahaa in cilmigiisa ugu adeego dalka, ayaa wuxuu shaah ku wareejiyaa xeebta Liido si uu u daboolo baahiyaha nolol maalmeedkiisa.   Kaahiye oo ku magac dheer “Liido Boy” ayaa innooga warramay waxa ku kalifay in uu shaax ku biiyo xeebta Liido, sooyaalkiisa waxbarasho iyo hankii uu la’ahaa. Wuxuu...

Former U.S. Diplomat Slams Somalia’s Foreign Minister Over Accusations Against AUSSOM Head 

WASHINGTON, April 20 (SMN) – A former top U.S. diplomat has launched a scathing attack on Somalia’s Foreign Minister, Ambassador Ahmed Moallim Fiqi, accusing him of undermining the country’s international security partners.   Tibor Nagy, the former U.S. Assistant Secretary of State for African Affairs, took to social media to denounce what he described as “baseless accusations” made by Minister Fiqi...

Diplomaasi Tibor Nagy weerar afka ah ku qaaday Wasiir Fiqi

Muqdisho (SMN)--Dibloomaasiga Mareykanka ee hore u ahaa Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka u qaabilsanaa Afrika, Tibor Nagy, ayaa si kulul u weeraray Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, isagoo ku eedeeyay inuu "qaniinayo gacanta badbaadineysa dalkiisa."   Nagy ayaa qoraal uu soo dhigay baraha bulshada ku sheegay in Wasiir Fiqi uu markale ku kacay eedeyn aan sal iyo...

Somali President orders military to retake Adan Yabal town after strategic setback

MOGADISHU, Somalia - (SMN) – Somali President Hassan Sheikh Mohamud held urgent talks late last night with General Yusuf Odowaa Rage, the commander of the Somali National Army (SNA), and other officers, following Al-Shabaab's recapture of the strategic town of Adan Yabal in central Somalia last week.   The high-level meeting, held at Villa Somalia in Mogadishu, focused on the circumstances...

Al-Shabab Militants Launch Attack Near Mogadishu

MOGADISHU, Somalia (SMN) — Heavy fighting broke out late Saturday night between Somali government forces and Al-Shabab militants on the outskirts of Mogadishu, locals said.   The clash occurred in the Elasha Biyaha area after Al-Shabab fighters launched a surprise attack on a military base located in the district. The assault triggered an intense gun battle between the two sides. Witnesses told...

Muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh kala hadlay Taliska CXD?

Kulamo looga hadlayay dib u qabsashada Al Shabaab ee Degmada Aadan Yabaal ayaa xalay wuxuu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud la yeeshay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Janaraal Yusuf Odawaa Raage.   Kulamadan oo ka dhacay xarunta Villa Somalia ayaa diirada lagu saaray waxa keenay in Al Shabaab ay si fudud ku qabsadaan Aadan Yabaal, halkaasi oo Ciidanka Xoogga ay ka qaadi jireen...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...