Mareykanka oo xoojiyay dagaalka uu kula jiro Al-Shabaab
WASHINGTON - Khatarta Al-Shabaab ayaa kordhaysa sababo la xiriira iskaashiga ay la leeyihiin Huutiyiinta Yemen, sida uu sheegay taliyaha ugu sareeya ee ciidamada Mareykanka ee Afrika Khamiistii.
Ciidamada Mareykanka ayaa bilaabay ololaha ballaaran ee lagu bartilmaameedsanayo kooxda tan iyo markii Madaxweyne Donald Trump uu xilka qabtay.
Toddobaadkii hore, ciidamada Mareykanka ayaa fuliyay duqeyn cirka ah gudaha Soomaaliya, taasoo lagu dilay xubno...
Emerging al-Shabaab–Houthi axis a ‘heightened terrorist threat,’ warns top US general
WASHINGTON - Somalia’s al-Shabaab is a heightened terrorist threat because of its collusion with Yemen’s Houthis, the top US general for Africa said Thursday.
The US military began an expanded campaign targeting the terrorist group in Somalia shortly after US President Donald Trump took office.
Last weekend, the US military carried out an airstrike Saturday in Somalia, killing several ISIS operatives,...
Somalia Expels Swedish Diplomat Over Allegations of Undermining Government’s Reputation
MOGADISHU, Somalia (SMN) — The Federal Government of Somalia recently expelled Anna Saleem Högberg, Sweden's Deputy Ambassador and Head of Development Cooperation, following accusations that she had undermined the reputation of the Somali government.
This decision came after serious allegations were levied against Högberg regarding her conduct and actions, which were believed to have damaged the image and dignity of...
Anna Saleem Högberg oo laga cayriyay dalka Soomaaliya
MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan dalka eriday Anna Saleem Högberg, safiir-ku-xigeenka iyo madaxda Iskaashiga Horumarinta ee Iswiidhan, kadib markii lagu eedeeyey inay sumcad-dil ku samaysay dowladda Soomaaliya.
Go’aankan ayaa ka dambeeyey eedaymo culus oo lagu soo oogay Högberg, kuwaas oo ku saabsan habdhaqankeeda iyo falalka ay ku eedeysan tahay inay dhaawaceen sumcadda iyo xushmadda dowladda Soomaaliyeed.
Wararka...
Somalia Forms New Committee to Strengthen Fight Against Al-Shabaab and ISIS
Mogadishu, Thursday, April 3, 2025 — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has appointed a National Committee for the Support of the War against terrorist groups al-Shabaab and ISIS.
The committee, which will oversee the coordination of national efforts to combat these extremist groups, will be led by the country’s Second Deputy Prime Minister, Abdishakur Abdi Ali.
The newly formed committee...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo magacaabey Gudi cusub
Muqdisho, Khamiis, 03 Abriil 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta magacaabay Guddiga Qaran ee Taakuleynta Dagaalka lagula jira kooxaha Khawaarijta ah ee Shabaab iyo Daacish.
Xubnaha guddigan ayaa lagu soo bandhigay in ay ka kooban yihiin khubaro iyo mas’uuliyiin sare, kuwaas oo si dhow u taageeri doona dagaalka lagula jiro kooxaha argagixisada...
Somali cabinet discusses military operations against Al-Shabaab, oil exploration progress
MOGADISHU, Somalia — The Cabinet of the Federal Government of Somalia held its regular meeting today, focusing on the ongoing military operations to eradicate terrorist groups operating in various regions of the country.
During the meeting, a detailed report was presented regarding the current battles aimed at eliminating the extremist factions, with the Cabinet praising the bravery and sacrifices of...
Shirka Gollaha Wasiiradda oo lagu gorfeeyay qodobo Muhiim ah
Muqdisho, Khamiis, 03 Abriil 2025: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah ee ka socda qeybo ka mid ah gobollada dalka.
Kulanka ayaa lagu soo bandhigay warbixin faah-faahsan oo ku aaddan dagaallada socda ee lagu ciribtirayo argagixisada, iyada oo goluhu bogaadiyey geesinimada iyo naf-huridda ciidanka...
Somali President Appoints New Navy Chief to Bolster Maritime Security
MOGADISHU, April 3, 2025 - Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday named Brigadier General Abdiwahab Abdullahi Omar as the new commander of the Somali Navy, signaling fresh efforts to strengthen maritime security and reassert control over the country's vast coastline.
In a statement from the president's office, Mohamud underscored the critical importance of maintaining a robust naval force to...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Taliye cusub u magacaabey Ciidanka Badda
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magacaabay General Bigrade Abdiwahaab Cabdullaahi Omar inuu noqdo Taliyaha Cusub ee Ciidamada Badda Soomaaliyeed, isagoo muujinaya dadaal cusub oo lagu xoojinayo amniga badda iyo dib u soo ceshiga maamulidda xeebaha ballaaran ee dalka.
War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muujiyay muhiimadda weyn ee haynta ciidan badeed xoogan...








