Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Djibouti Hosts Somali Leader for Talks on Security, Trade Ties

Djibouti - Somali President Hassan Sheikh Mohamud held key talks with Djibouti President Ismail Omar Guelleh on Wednesday, focusing on strengthening brotherly ties and strategic cooperation between the two nations.   The leaders discussed deepening collaboration in security, economy, trade, and politics, underscoring their shared commitment to regional stability and prosperity. According to a Villa Somalia statement, both presidents hailed the strong...

Maxay kawada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhigiisa Jabuuti?

Jabuuti - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya labada dal.   Labada Madaxweyne ayaa si qoto dheer uga wada hadlay sidii loo sii amba-qaadi lahaa iskaashiga dhow ee dhinacyada amniga, dhaqaalaha, ganacsiga...

Mareykanka oo Ku Duqeeyay Daacish meel ku dhaw Bosaso, Puntland

Boosaaso, Soomaaliya – Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa duqeyn cirka ka fuliyay ISIS-Soomaaliya 1-dii Abriil 2025, iyagoo fulinaya amarka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Weerarka ayaa ka dhacay koonfur bari ee Boosaaso, Puntland, wuxuuna bartilmaameedsaday dagaalyahannada ISIS-Soomaaliya.   Qiimeynta hore ee AFRICOM ayaa sheegtay in weerarka ay ku dileen dagaalyahanno badan, iyadoo aysan jirin wax waxyeello ah oo ka soo gaartay rayidka. Weerarku waxa...

US Military Strikes ISIS in Airstrike Near Bosaso, Puntland

Bosaso, Somalia – U.S. Africa Command (AFRICOM) carried out a collective self-defense airstrike against ISIS-Somalia on April 1, 2025, at the request of the Federal Government of Somalia. The strike took place southeast of Bosaso in Puntland, Northeastern Somalia, and targeted ISIS-Somalia militants.   AFRICOM's initial assessment reports that multiple ISIS combatants were killed in the operation, and no civilians were...

Somali President Hassan Sheikh Visits Djibouti Amid War On Al-Shabaab

Djibouti - Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on Wednesday for an official visit aimed at deepening bilateral relations with his Djiboutian counterpart, President Ismail Omar Guelleh.   The two leaders are set to discuss a range of issues, with a focus on security cooperation, economic development, and political coordination in the Horn of Africa. The visit comes at a...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaarey dalka Jabuuti

JABUUTI - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaasi oo uu kula kulmi doono dhiggiisa Mudane Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle.   Labada Madaxweyne ayaa kulankooda kaga wada-hadli doona xoojinta xiriirka soojireenka ah iyo iskaashiga istaraatiijiga ee ka dhexeeya labada dal, gaar ahaan dhinacyada amniga, dhaqaalaha, siyaasadda...

Shabelle Media Apologizes and Retracts Inaccurate Story

Shabelle Media Network conducted a thorough investigation into the information obtained from its sources regarding the story. Following a detailed fact-checking process, it was determined that the sources provided inaccurate and misleading details.   In adherence to the core principles of responsible journalism and our duty to serve the public truthfully, Shabelle has decided to retract the story titled “The Leak...

Somalia Officials Meet to Coordinate Relief Efforts for Conflict Zones

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Deputy Minister of Health, Dr. Mohamed Hassan Bulaale, and Mohamud Moalin Abdulle, chairman of the Somalia Disaster Management Agency (SoDMA), convened a high-level meeting Wednesday to address relief coordination for areas battered by ongoing conflicts, as the government intensifies efforts to reclaim territory from Al-Shabaab militants.   The meeting, held at SoDMA headquarters, focused on streamlining aid...

Fresh Airstrike Targets ISIS in Puntland State of Somalia

Mogadishu, Somalia: The Federal Government of Somalia, in collaboration with U.S. Africa Command (AFRICOM), has successfully executed an airstrike against ISIS militants.   The airstrike conducted today by AFRICOM focused on ISIS members and leaders who were congregating in the southeastern area of Bosasso, Puntland. This operation bolsters the efforts of Puntland Darwish forces to eliminate terrorist groups particularly ISIS in the...

Duqeyn lagu beegsaday ISIS oo ka dhacday gobolka Bari ee Puntland

BOOSAASO, Soomaaliya - Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaysa Taliska AFRICOM ee Ciidamada Mareykanka, ayaa si wadajir ah u fuliyay howlgal duqeyn ah oo ka dhan ah ISIS.   Duqeynta waxaa lagu beegsaday xubno katirsan ISIS, kuwaas oo isku aruursanayay koonfur-bari magaalada Boosaaso ee Puntland. Howlgalka ayaa lagu taageerayay dadaallada Ciidanka Daraawiishta Dowlad Goboleedka Puntland ee buuraha Calmiskaat. Qiimeynta horudhaca ah ee howlgalkan...

WARAR KALE

Wasiirka Warfaafinta oo Daah furay Dib u habeyn Lagu Sameeyay Kaydka Radio Muqdisho

MUQDISHO - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta furay dib-u habeyn yo dayactir lagu sameynayay...

Soomaaliya oo Ka Qaybgalay Shir Caalami ah oo ka Dhacay Washington DC

WASHIGTON - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir caalami ah...

Somalia Regrets World Cup Absence of Referee Omar Artan After U.S. Entry Setback

MOGADISHU — Somalia's Ministry of Youth and Sports on Tuesday expressed deep regret over the circumstances that prevented internationally recognized Somali referee Omar Abdulkadir...