Somalia minister clashes with UK MP over Somaliland

A Somalia minister has lashed out at a UK MP pushing for the recognition of the breakaway region of Somaliland. Gamal M Hassan accused MP Gavin Williamson of lacking facts about the Somaliland issue. The minister revisited the MP's past when he was fired as a minister. Williamson was sacked as defense minister in 2019 following an inquiry into a leak from...

Somali minister of foreign affairs meets with Chinese envoy

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisaid Muse Ali, on Thursday, received the visiting Ambassador of the People's Republic of China, HE FEI Shengchao, at the Ministry's headquarters. The Minister and the Ambassador discussed the strengthening of historical ties between the Federal Republic of Somalia and the Government of China in the areas of politics, security, counter-terrorism, development,...

Somali FM talks with UAE Minister of State for Foreign Affairs

MOGADISHU - The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Abdisaid Muse Ali, on Wednesday, spoke with the UAE Minister of State for Foreign Affairs and International Cooperation, H.E Sheikh Shakhboot Nahyan Al Nahyan. The minister has expressed on behalf of the FGS, his condolences to the victims and families of the terrorist attack in Abu Dhabi...

Guddoomiye cusub oo loo doortay Guddiga Xallinta Khilaafaadka

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, gaar ahaan Teendhada Afisyoone waxaa maanta lagu qabtay doorashada guddoomiyaha cusub ee guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka, kadib markii la eryey guddoomiyihii hore. Xubnaha guddiga ayaa guddoomiyaha cusub u doortay Mudane Maxamed Cawil Warsame, kadib markii uu tanaasulay & musharaxii la tartamayey Mustaf Macalin Cali. Codeynta ayaa u dhacday qaab gacan taag ah, iyada...

Wasiirka arrimaha dibadda Somalia oo qaabilay safiirka Shiinaha + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah waxa uu Xarunta Wasaaradda ku qaabilay Danjiraha Dowladda aynu saaxiibka nahay ee Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha, Mudane FEI Shengchao, oo booqasho ugu yimid. Wasiirka iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Shiinaha...

Koonfur Galbeed oo shaacisay jadwalka doorashada saddex kursi

BAYDHABO (SMN) - Guddiga hirgelinta doorashada ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo saaray jadwalka doorashada saddex kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka. Kuraasta la shaaciyey jadwalkooda ayaa kala ah:- HOP#056 oo uu ku fadhiyay Maxamed Jaamac Mursal, HOP#002 oo uu ku fadhiyay Cabdullaahi Sheekh Maxamuud iyo HOP#231 oo uu ku fadhiyay Maxamuud Macalin Yaxye. Sidoo kale guddiga ayaa ku caddeeyey...

Sawirro: Axmed Madoobe oo la kulmay guddiga doorashada ee heer federaal

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland, Axmed Maxmed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa xalay xarunta madaxtooyada Jubbaland  ku qaabbilay guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Faderaal FEIT, Muuse Geelle Yuusuf iyo xubno ka tirsan guddiga oo shalay gaaray Kismaayo si ay qayb uga noqdaan doorashada kuraasta golaha Shacabka ee ku asteysan Jubbaland. Mudane, Axmed Madoobe iyo guddoomiye Muuse Geelle ayaa ka...

WARAR KALE

Ciidamada DF iyo kuwa deegaanka oo la wareegay deegaano ku yaalla Sh/Dhexe

MAHADAAY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka  ay howlgallo culus ka sameeyeen...

Soomaaliya oo ka qayb-galeyso shir looga hadlayo qaddiyadda Falastiin

BANJUL (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Khamiis ah ka qeybgalaya kulanka loogu gogol...

Guddoomiyaha SoDMA oo booqday kaamamka barakacayaasha Gaalkacyo

GAALKACYO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay wehliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gargaarka Galmudug, Guddoomiyaha gobolka Mudug,...