Al-Shabaab oo laba qof ku dishay weerar ay ka fulisay dalka Kenya

NAIROBI (SMN) - Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuiyadda weerar ka dhacay gobolka xeebta ah ee Lamu, waxayna shaacisay inay weerarkaasi ku dishay laba qof. Sida laga soo xigtay warbaahinta Al-Shabaab, weerarku waxa uu ka dhacay Wito iyo Salaama. Booliiska Kenya ayaan weli ka hadlin weerarkan u dambeeyey ee ka dhacay gobolka Lamu xalay. Hase yeeshee booliiska Kenya waxay ka hadleen weerar...

Aqriso: Nuxurka khudbadii uu jeediyey Madaxweynaha Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda guud ee dalka iyo doorashooyinka, ayaa Madaxda Dowlad-goboleedyada dalka ku adkeeyey hirgelinta jadwalka doorasho ee ay isla qaateen. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ka war-bixiyey guulaha la taaban karo ee laga xaqiijiyey dib-u-dhiska Ciidamada Qalabka Sida ayaa ku bogaadiyey sida naf-hurnimada leh ee ay u...

UN lauds deal reached in Somalia to expedite electoral process

MOGADISHU -- The United Nations on Monday welcomed a consensus reached Sunday by the country's political leaders to expedite the electoral process after many months of delay. The UN told the political leaders that the priority now is to implement the 18-point decisions, which were reached on Sunday following six days of national consultative talks to achieve a credible and...

Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay ku-simaha Safaaradda Mareykanka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Gaashaadhigga XFS Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan la qaatay ku-simaha Safaaradda Mareykanka Colleen Crenwelge iyo saraakiil ka tirsan Safaaradda Mareykanka ayaa waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal gaar ahaan horumarinta Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo la-dagaallanka Al-Shabaab. Wasiirka iyo Saraakiisha safaaradda ayaa hoosta ka xariiqeen ahmiyadda ay leedahay horumarinta ciidanka ,la dagaalanka Al-Shabaab iyo...

Somali Foreign Minister met with Norwegian Special Envoy

MOGADISHU - Abdisaid Muse received Heidi Elburgi in Mogadishu and discussed bilateral cooperation including conflict resolution initiatives and security transition. The Minister thanked Norway’s partnership and commitment to supporting Somalia in various areas and looks forward to strengthening bilateral relations with Norway.

Khasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay Galgaduud oo sii kordhay

DHUUSAMAREEB (SMN) -   Gaashaanle Sare Cabdulqadir Maxamed Gasaawe oo ahaa taliyihii howlgalinta guutada 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray dagaalkii shalay deegaanka Cadakibir ku dhex maray xoogaga Al-shabaab iyo ciidanka Galmudug iyo kuwa dowladda oo is-kaashanayay. Taliye Casaawe ayaa maanta ku geeriyooday isbitaalka magaalada Cadaado oo dhaawiciisa lagula tacaalayay illaa xalay. Dagaalkii shalay ayaa...

QM oo boggaadisay go’aannada kasoo baxay shirkii Muqdisho

MUQDISO (SMN) - Qaramada Midoobay ayaa war kasoo saartay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee shalay lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay xafiiska QM ee Soomaaliya ayaa waxaa marka hore lagu soo dhoweeyay go'aannada ay si wadajir u gaareen madaxda Golaha Wadatashiga. QM ayaa sidoo kale shaacisay in ay tahay in la dhaqan geliyo go'aannadan si loo gaaro natiijo lagu...

Puntland oo dad usoo qab-qabatay dil ka dhacay magaalada Garoowe

GAROOWE (SMN) - Ciidamada ammaanka ee Puntland oo howl-gal ka sameeyey Garoowe ayaa dad usoo qab-qabtay dal xalay ka dhacay gudaha magaaladaasi. Booliiska Garoowe ayaa gacanta kusoo dhigay illlaa afar qof oo ku eedaysan dilka marxuum Cabdikaafi Cabdixafiid Axmed Warsame oo xalay lagu dilay halkaasi. Qoraal ka soo baxay Booliiska ayaa lagu sheegay in gacanta lagu hayo hal nin iyo saddex...

WARAR KALE

Dib u dhac ku yimid shirkii uu iclaamiyay madaxweyne Xasan Sheekh + Sababta

MUQDISHO (SMN) - Iyada oo maalinta berri ah lagu ballansanaa in uu qabsoomo shirka golaha wadatashiga qaran(CWQ) ee uu ku baaqay madaxweynaha JFS ayaa...

Wadamada G7 oo war cusub kasoo saaray heshiiska badda ee Somaliland iyo Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Wadamada G7 ayaa walaac ka muujiyay Heshiiska beenaadka sharci darada ah ee la sheegay inuu dhexmaray Itoobiya...

Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay guddoomiyaha Hay’adda SoDMA + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Xafiiskiisa kula kulmay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...