Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Puntland oo si kulul uga falcelisay Balan-qaadka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

MUQDISHO - Puntland ayaa si kulul uga hadashay hadalkii Raiisul Wasaaraha Soomaaliya ee ahaa in dowladda Federaalka ay garab taagan tahay Ciidamada ka dagaalamaya Cal-Miskaad, islamarkaana ay siinayso taageero kasta oo ku aadan dagaalka ay kula jirto kooxda Daacish.   Wasiirka Wasaardda Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo ka falceliyay balan-qaadka Xamse Ayaa sheegay in Raiisul Wasaaruhu hadalkiisu uu yahay mid...

Jen. Odowaa: Dalka Gobanimo iyo Horumar ma gaarayo in argagaxiso joogto

BELEDWEYNE - Jen. Odowaa Yuusuf Raage, taliyaha Ciidanka xoogga dalka ayaa ka hadlaya howlgallada ka socda qeybo kamid ah Puntland, ee lagula dagaalamayo Daacish iyo Al-Shabaab.   Isagoo ciidamada dowladda kula hadlayay jiida hore ee dagaalka gobollada dhexe ee dalka ayaa bogaadiyay howlgalka ka dhanka ah Daacish ee ka socda buuraha gobolka Bari, kaasoo ciidamada difaaca Puntland ay maalmahan ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u jawaabay Sheekh Shariif iyo CC Shakuur

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka hadlayey kulan ka dhacay Muqdisho ayaa hoosta ka xariiqay in ay jiraan siyaasiyiin fadhiid ah oo doonaya, sida uu hadalka u dhigay in dalka meesha uu hada joogo lagu siihayo taas oo uu Madaxweynuhu u gala jeedo in ay mucaaradku diidan yihiin doorashada qof iyo codka ah.   Madaxweynaha...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo qaabilay wafdi ka socda Sacuudiga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Maamulaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Boqortooyada Sucuudi Carabiya, Mudane Sultan Abdulrahman Al-Marshad, waxaanaay ka wada hadleen sidii ay kaalin uga qaadan lahayeen iskaashiga labada dhinac gaar ahaan arrimaha la maalgashiga iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha dalka.   Kulanka ayaa looga hadlay sidii...

Ciidanka booliska oo gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa maanta gacanta ku dhigay gaari siday walxaha qarxa oo la doonayay in lasoo geliyo gudaha caasimada.   Qoraal kasoo baxay booliska ayaa lagu sheegay in gaarigan oo sameecado lagu soo xiray ciidamada ay ku qabteen degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose. Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka;- Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa gacanta...

Somali Prime Minister Praises Efforts to Stabilize Hiiraan Region

MOGADISHU, Somalia – Prime Minister Hamza Abdi Barre delivered a speech on Monday night at a ceremony held at the National Theatre in Mogadishu, highlighting the government’s efforts to restore stability and security in the Hiiraan region.   During his address, the Prime Minister commended the resolution of long-standing conflicts in the city of Beledweyne and the transfer of security responsibilities...

Former President says Somalia can not hold One-Person, One-Vote Election

MOGADISHU, Somalia – Former Somali President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed has expressed pessimism over the federal government's plans to implement a one-person, one-vote election system.   Speaking at a press conference held in Mogadishu on Tuesday afternoon, Sheikh Sharif described the proposal as unrealistic, citing several obstacles that he believes hinder its implementation. The former president pointed to key challenges, including ongoing...

Somali Senator Criticizes Recent Agreement Between Somalia and Ethiopia

MOGADISHU, Somalia - Abdi Isma'il Samatar, a member of Somalia’s Upper House, has raised concerns about the deal reached between Somali President Hassan Sheikh Mohamud and Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed in Addis Ababa on 11th January 2025.   Speaking to the reporters in Mogadishu on Tuesday, Senator Abdi Isma'i Samatar claimed that the agreement involved granting Ethiopia access to Somalia’s...

Somalia’s Foreign Minister Defends President’s One-Person, One-Vote Election Plan

MOGADISHU, Somalia - Somalia’s Foreign Minister, Ahmed Moallim Fiqi, has strongly defended President Hassan Sheikh Mohamud’s one-person, one-vote electoral proposal, dismissing opposition criticism as “political confusion.”   Minister Fiqi urged political leaders to prioritize preparation for the proposed direct elections in a statement on Tuesday addressing the opposition's concerns. He emphasized that the plan represents the only viable and democratic path...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis cusub + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah oo miro-dhal ah Xarunta Wasaardda Maaliyadda kula yeeshay Maamulaha guud ee Sanduuqa Horumarinta Dhaqaalaha Saudi Arabia Suldaan Abdulrahman Al-Marshad iyo masuuliyiin ka tocotay Dowladda Saudi Arabia oo shalay soo gaaray Muqdisho.   Kulanka ayaa diirradda lagu saaray hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya oo haatan meel wanaagsan maraya...

WARAR KALE

Taliyaha Ciidanka XDS oo La Kulmay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Masar

MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta...

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS Oo Furay Toddobaadka Ganacsiga Talyaaniga iyo Soomaaliya

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Toddobaadka Ganacsiga Talyaaniga iyo...

Guddiga Qaran ee Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada oo Kormeeray Garoonka Stadio Muqdisho

MUQDISHO – Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada ayaa galabta kormeer ku tagay Tuulada Cayaaraha ee Stadio Muqdisho, oo ka mid ah...