Somali President Meets Chinese Envoy, Discusses Regional Stability
MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud hosted Ambassador Xue Bing, China's Special Envoy for the Horn of Africa, at the Presidential Palace in Mogadishu on Monday. The meeting underscored a mutual interest in addressing regional challenges and deepening the strategic partnership between Somalia and China.
The discussions were comprehensive, covering recent events in the Horn of Africa, including...
Madaxweyne Xasan oo la kulmay wafdi ka socda dowladda Shiinaha + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee dowladda Shiinaha Wakiilka uga ah Geeska Afrika Mudane Xue Bing oo booqasho rasmi ah ku jooga dalkeenna.
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Danjire Xue Bing ayaa ka wada-hadlay xoojinta iskaashiga labada waddan ee dhinacyada amniga, dhaqaalaha,siyaasadda, diblomaasiyadda, ganacsiga iyo waxbrashada si loo...
Somalia’s Foreign Minister Fiqi Meets Sudan’s Acting Ambassador to Strengthen Ties
MOGADISHU, Somalia — Ahmed Moalim Fiqi, Somalia's Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, welcomed His Excellency Ammar Ahmed Babiker, the Acting Ambassador of Sudan, to the Ministry's headquarters on Monday.
The meeting underscored the deep, fraternal connections between Somalia and Sudan, with both nations discussing ways to deepen their bilateral cooperation across various sectors.
The dialogue also addressed regional and...
Somali Parliament Speaker Madobe Urges Election Committee to Speed Up Work
MOGADISHU, Somalia — In a significant push towards Somalia's democratic future, Sheikh Adan Madobe, the Speaker of the Parliament of the Federal Republic of Somalia, convened a meeting with the Independent Committee for National Elections and Borders on Tuesday.
The gathering took place in Madobe's office in the capital, Mogadishu, with the primary agenda being the review and acceleration of...
Jubbaland Accuses Somali President of Security Disruption in Gedo
KISMAYO, Somalia — The regional government of Jubbaland has intensified its ongoing dispute with Somalia's central authority, accusing President Hassan Sheikh Mohamud of directly interfering with security operations in the Gedo region.
In a press release issued on Tuesday, Jubbaland officials stated that the federal government is not only disrupting peace but is actively deploying its forces to destabilize the...
Guddoomiyaha BF oo kulan la yeeshay guddiga doorashooyinka qaranka
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, waxaanna Guddoomiyaha Guddiga Cabdikariin Axmed Xasan uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka u faahfaahiyay shaqooyinka guddiga gaar ahaan waxyaabihii u qabsoomay tan iyo markii la magacaabay iyo sidoo kale qorshayaasha u...
Jubbaland oo eedeyn culus u jeedisay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
KISMAYO (SMN) - Maamul goboleedka Jubbaland oo warsaxafadeed soo saaray ayaa mar kale eedeyn culus u jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, xilli ay weli halkeedii tahay xiisadda u dhexeysa labada dhinac.
Jubbaland ayaa sheegtay in weli dowladda federaalka ay qalqal-gelin amni ka waddo gobolka Gedo, isla markaana ay adeegsaneyso ciidamadii amniga ee joogay gobolkaasi.
Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan ;-
Eedeysane Xasan...
UN says it requires $1.42B to scale up humanitarian assistance in Somalia next year
JOHANNESBURG - The United Nations said it requires $1.42 billion to increase humanitarian actions in Somalia, where 5.98 million people will need humanitarian assistance in 2025.
Launching its 2025 Humanitarian Needs and Response Plan (HNRP) for Somalia on Sunday, the United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said 4.6 million people will be targeted for assistance focusing...
Kulan dib loogu eegaayo waxbarashada dalka oo la furmay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfurtay kulan labo cisho soconaya oo dib-u-eegis loogu sameynayo Qorshaha Horumarinta Waxbarashada (2022-2026).
Kulanka waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin ka tirsan Wasaaradaha Waxbarashada Heer Federal, Dawlad Goboleed iyo Gobolka Banaadir, saamileyda waxbarashada, hay’adaha waxbarashada gaarka loo leeyahay, hay’adaha caalamiga iyo kuwa maxalliga ah ee ka...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo kormeeray Wasaaradda Arrimaha Dibadda
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda, isaga oo ku bogaadiyay shaqaalaha Wasaaradda bandhiggooda guulaha diblimaasiyadeed ee Soomaaliya iyo dadaallada lagu xoojinayo kaalinta Soomaaliya ee saaxadda caalamka.
Mudane Saalax, ayaa ammaanay doorka muhiimka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ay ka qaadanayso horumarinta siyaasadda dibadda ee...










