UN says it requires $1.42B to scale up humanitarian assistance in Somalia next year
JOHANNESBURG - The United Nations said it requires $1.42 billion to increase humanitarian actions in Somalia, where 5.98 million people will need humanitarian assistance in 2025.
Launching its 2025 Humanitarian Needs and Response Plan (HNRP) for Somalia on Sunday, the United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said 4.6 million people will be targeted for assistance focusing...
Kulan dib loogu eegaayo waxbarashada dalka oo la furmay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfurtay kulan labo cisho soconaya oo dib-u-eegis loogu sameynayo Qorshaha Horumarinta Waxbarashada (2022-2026).
Kulanka waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin ka tirsan Wasaaradaha Waxbarashada Heer Federal, Dawlad Goboleed iyo Gobolka Banaadir, saamileyda waxbarashada, hay’adaha waxbarashada gaarka loo leeyahay, hay’adaha caalamiga iyo kuwa maxalliga ah ee ka...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo kormeeray Wasaaradda Arrimaha Dibadda
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda, isaga oo ku bogaadiyay shaqaalaha Wasaaradda bandhiggooda guulaha diblimaasiyadeed ee Soomaaliya iyo dadaallada lagu xoojinayo kaalinta Soomaaliya ee saaxadda caalamka.
Mudane Saalax, ayaa ammaanay doorka muhiimka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ay ka qaadanayso horumarinta siyaasadda dibadda ee...
Guddoomiyaha cusub ee gobolka oo booqday xarunta Aqalka Dowladda Hoose
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee xafiiska sii baneynaya Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir.
Guddoomiyaha cusub ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula yeeshay Guddoomiye Kuxigeenada Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar, asigoona sidoo...
Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaalka Ceerigaabo
CEERIGAABO (SMN) - Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshisiinta XFS ayaa baaq nabadeed u direysa beelaha walaalaha ah ee colaadda ku dhexmareyso magaallada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag.
Qoraal kasoo baxay wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS ayaa dhinacyada dagaalamay loogu baaqay in si shuruud.la’aan ah ay ku joojiyaan colaada sababtay khasaaraha isugu jira dhimasho, dhaawac iyo barakac,wax walbana lagu dhameeyo wada hadal.
Maalmihii...
NUSOJ Successfully Concludes 16 Days of Activism Campaign Against Gender-Based Violence
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ), in collaboration with the United Nations Population Fund (UNFPA), has concluded a well-executed Advocacy and Awareness Campaign as part of the global 16 Days of Activism against Gender-Based Violence (GBV), which ran from 25 November to 10 December 2024. This campaign used mass media, social media and focused engagement activities to address...
Madaxweynaha dalka Turkiga oo kusoo wajahan Soomaaliya
ANKARA (SMN) - Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa shaaciyay in horraanta sanadka soo socda uu booqasho ku imaan doono Soomaaliya iyo Itoobiya, kaddib heshiis lagu soo afjaray xiisaddii muddada sanadka ku dhow ka dhexaysay dalalkan ku yaalla Geeska Afrika.
“Waxaan booqan doonaa Itoobiya iyo Soomaaliya labada bilood ee ugu horreeya sanadka cusub,” ayuu yiri Erdogan oo Axaddii shalay.
Waxa uu soo hadal...
Mogadishu landmine blasts injure at least five, including children
MOGADISHU, Somalia - At least five people, including children, were injured in a series of landmine explosions targeting residential homes in Galmudug village in Mogadishu's Garasbaley district over the past two nights, local residents reported.
According to witnesses, six explosives were strategically placed outside homes fitted with CCTV cameras in the area. The Garasbaley district administration and Mogadishu security officials...
Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay guddiga dastuurka ee Baarlamaanka
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Guddiga Dib u Eegsita Iyo La-socodka Hirgelinta Dastuurka ee Baarlamaanka labadiisa aqal iyo Guddiga Madaxa-banaan ee Dib u Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka.
Xubnaha labada guddi ayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka warbixin ka siiyay arrimaha dib u eegista Dastuurka gaar ahaan...
Erdogan to visit Ethiopia, Somalia in early 2025 after brokering deal
Istanbul — Turkish President Recep Tayyip Erdogan will visit Ethiopia and Somalia early next year after brokering a deal to end tensions between the two Horn of Africa neighbors, he said on X Sunday.
"I will visit Ethiopia and Somalia in the first two months of the New Year," he wrote in a message that referred to the deal between Ethiopia's...












