Somaliland’s New President Appoints 28-Member Cabinet Focused on Reform, Recognition
HARGEISA, Somalia — Somaliland President Abdirahman Irro has swiftly moved to form his administration by appointing a 28-member cabinet on Saturday, just one day after his inauguration.
The cabinet includes pivotal roles in Foreign Affairs, Security and Internal Affairs, and Finance, signaling a strong emphasis on governance reform and the quest for international recognition.
"President Irro has today appointed his new Cabinet,...
Hay’adda SoDMA oo gargaar u dirtay deegaanada SSC-Khaatumo
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee SoDMA, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dirtay deeq gargaar raashin ah oo qeyb ka ah deeqaha dowladda Shiinaha ugu deeqday shacabka Soomaaliyeed, kuwaas oo ku wajahan degaannada maamulka KMG ah ee SSC Khaatumo.
Gargaarkaan oo ka kooban 500 oo tan oo raashin ah, ayaa Doon looga qaaday Dakedda Muqdisho, iyadoo intaas kadib Dakedda...
Shacabka Soomaaliyeed oo sugayo jawaabta madaxweyne Xasan Sheekh
MUQDISHO (SMN) - Ku dhowaad kun askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa isku dhiibay Dowladda Kenya kadib markii ay ka talaabeen xuduudkeeda maalintii Arbacada iyagoo naftooda kala soo baxsaday Magaalada Raaskambooni ee Gobolka Jubadda Hoose.
Xog ay heshay Shabelle TV ayaa sheegeysa in tirada guud ee is dhiibtay ay yihiin 967 oo 19 ka mid ah ay dhaawacyo...
Akhriso: Liiska golaha wasiirada cusub ee maamulka Somaliland
HARGEYSA (SMN) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 14/12/2024 uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadoodu tahay JSL/XM/WM/222-003/122024 uu ku magacaabay Xubnaha Golaha Wasiirrada, Wasiiru-dawlayaal iyo Wasiir Ku xigeennada Somaliland ee Xukuumadda Cusub yeelan doonto.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-
Wareegto Madaxweyne
Magacaabid
Markii aan arkay: Qoddobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
Markii aan arkay: Aqoontooda,...
Khasaare xoogan oo maanta ka dhashay dagaal beeleed ka dhacay Galgaduud
CEELBUUR (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta dagaal beeleed dhaliyay khasaare xoogan uu ka dhacay deegaanka Xarar-xayle oo hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolkaasi.
Dagaalka ayaa u dhexeeyay beelo kasoo kala jeeda Ceelbuur iyo Guriceel, waxayna maanta isku gaysteen khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.
Inta la xaqiijiyay waxaa dagaalkaj ku dhintay ugu yaraan lix qof,...
Mogadishu Hosts Anti-Terrorism Financing Conference
MOGADISHU, Somalia — Prime Minister Hamse Abdi Barre of the Federal Republic of Somalia inaugurated the Government-Business Partnership Conference on Combating Terrorism Financing today in Mogadishu.
The conference is a strategic initiative aimed at fostering robust collaboration between the government, the business community, and civil society to thwart the financing of terrorism. Emphasizing the collective responsibility, Prime Minister Barre stressed...
QM oo sanad kale ku kordhisay cunuqabateynta saaran Al-Shabaab
NEW YORK (SMN) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Jimcihii meel mariyay qaraar dib loogu cusboonaysiinayo cunaqabateynta ka dhanka ah Al-Shabaab waxaana la gaarsiiyay ilaa 28-ka Feb, 2025.
Qaraarkan oo ay soo gudbisay dowladda Ingiriiska ayaa waxaa si aqlabiyad leh u ansixiyay xubnaha golaha ammaanka oo ka kooban 15 dowlad.
Waxay sheegeen dowladaha Gollaha amaanka inay xayiradda Al-Shabaab kahor tagayso hubka...
Ra’iisul wasaare Xamsa oo daah-furay shirweyne muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta furay Shirweyanah Iskaashiga Dowladda, Ganacsatada iyo Bulshada ee Qorshaha Ka hortagga iyo la dagaallanka Maalgalinta Argagixisada.
Ujeedka Shirka ayaa ah in dowladda, ganacsatada iyo bulshadu ay iska kaashadaan la dagaallanka maalgalinta Argagixisada, iyada oo la bartilmaameedsanayo dadka la shaqeysta Khawaarijta iyo kuwa Maalgeliya, waxaana ciddii lagu helo...
Askari ka tirsan ciidamada dowladda oo dil ka gaystay degmada Dharkenley
MUQDISHO (SMN) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil xalay wiil dhalinyaro aha loogu gaystay gudaha degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir.
Dilka ayaa waxaa lasoo wariyay inuu gaystay askari ka tirsan ciidamada NISA oo goobta ka baxsaday, sida ay innoo sheegeen dad goobjoogayaal ah.
Wararka ayaa intaasi kusii daraya in wiilka xilliga la dilayay uu cayaarayay kubad, isla markaana uu...
UNSC extends al-Shabaab sanctions pending review
NEW YORK - The Security Council today extended its authorization for Member States to intercept vessels transporting banned items to and from Somalia, including illegal arms imports and charcoal exports, until 28 February 2025 — a short-term renewal to provide members with additional time to discuss “the best shape” of the sanctions regime amid the ongoing United Nations drawdown...











