Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Pakistan oo dadaal ku bixinaysa sidii loo dayn lahaa dadka looga haysto Somalia

ISLABAD (SMN) - Madaxweynaha Pakistan Asif Ali Zardari ayaa u xilsaaray wasiirka arrimaha gudaha Rehman Malik inuu qaado tillaabooyin lagu soo deynayo la haystayaasha Pakistan ee gacanta ugu jira burcad badeeda Soomaalida.   Sida laga soo xigtay ilo xog ogaal ah, Madaxweyne Zardari wuxuu telefoon kula xiriiray wasiirka arrimaha gudaha, wuxuuna faray in uu dadaal badan ku bixiyo sidii iyagoo bad-qaba...

Itoobiya oo sheegtay inay ciidamadeeda sii joogi doonaan Soomaaliya

ADDIS ABABA (SMN) - Itoobiya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto dagaalka ay kula jirto Al-Shabaab, iyadoo hadafkeeda ugu weyn uu yahay inay ammaankeeda ka ilaaliso gudaha dalka Soomaaliya oo ku dhawaad 20 sano ay Ciidamadeeda ka howlgalayeen.   Nebiyat Getashaw, oo ah afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa sheegay in dalkiisa uu kaalin mug leh ka qaatay dagaalkaAl-Shabaab, oo khatar ku...

Ethiopia Insists To Continue War On Al-Shabaab Despite AU Mission Exclusion

ADDIS ABABA, Ethiopia — In a resolute declaration, Ethiopia has affirmed its commitment to combat al-Shabaab, stating that its efforts to "weaken the group will continue in any way possible" to safeguard national security, according to Ambassador Nebiat Getachew during a weekly briefing on November 14, 2024.   The Ethiopian Ministry of Foreign Affairs' spokesperson underscored the ongoing threat posed by...

Zardari wants hostages in Somalia freed

ISLAMABAD - Pakistani President Asif Ali Zardari has tasked Interior Minister Rehman Malik with taking measures for the release of Pakistani hostages held by Somali pirates.   According to sources, President Zardari late on Monday night telephoned the interior minister and directed him to leave no stone unturned for the recovery of hostages as the deadline given by the pirates ends...

BF oo meel mariyey xeerka dhisida gudigga madaxa banaan ee doorashooyinka

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah ku leh xarunta Villa Hargeysa ayaa ansixiyay Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka iyo soohdimaha Soomaaliya.   Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xubnaha Baarlamaanka Federaalka ka hor akhriyay Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxabannaan iyo soohdimaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo ay soo gudbisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, waxaana...

Somali President Mourns Former Somaliland Leader Silanyo, Reflects on His Legacy

MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh Mohamud issued a poignant statement on Friday following the death of Ahmed Mohamed Mohamoud "Silanyo," a prominent political figure in Somalia. The President's condolences underscored a moment of national reflection on Silanyo’s enduring influence on Somali politics and development.   Silanyo passed away in Hargeisa, the capital of Somaliland, where he had been a significant...

Somali Disaster Chief Warns of La Niña Impact at COP29 Climate Summit

BAKU, Azerbaijan — At the COP29 climate summit here, Mohamud Moalim, Commissioner of Somalia's Disaster Management Agency (SoDMA), delivered a critical speech addressing the looming threat of the La Niña weather phenomenon in East Africa.   Moalim, part of the Somali delegation, emphasized the urgent need for international cooperation to mitigate the effects of La Niña, which could exacerbate drought conditions...

Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-galeyso dalka Azerbaijan

MUQDISHO (SMN) - Waxaa ka furmay xarunta uu ka socdo shirweynaha caalamiga ah ee COP29 kal-fadhigii 3-aad ee shirka sanadlaha ah oo ay isugu yimaaddaan wadamada Soomaaliya ay ka mid tahay ee loo doortay in uu ka hirgalo hindisaha xoghayaha guud ee qaramada midoobay uu ku doonayo in digniinaha masiibooyinka lugu gaarsiiyo qofkasta sanadku markuu yahay 2027ka, (Early Warning...

Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid madaxweynihii hore ee Somaliland

HARGEYSA (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farnaajo) oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid madaxweynihii hore ee maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo oo ku geeriyooday Hargeysa.   Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Waxaan qoyska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyaynayaa geerida ku timi, Alle ha u naxariistee, Madaxweynihii hore ee Maamulka Somaliland Axmed...

Madaxweynaha Soomaaliya oo war kasoo saaray geerida ku timid Siilaanyo

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud shacabka Soomaaliyeed, geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Somaliland, Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo caawa ku geeriyooday magaalada Hargaysa.   Madaxweyne Jamhuuriyadda ayaa xusay doorkii taariikhiga ahaa ee Marxuumku kasoo qaatay u...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...