SoDMA head Calls for Action on La Niña Effects in Somalia at COP29
BAKU, Azerbaijan — At the heart of the COP29 climate summit, Mohamud Moalim, the Commissioner of Somalia's Disaster Management Agency (SoDMA), took to the stage to deliver a stark warning about the implications of La Niña for the Horn of Africa. His impassioned plea for international assistance and preparedness was a focal point of discussions on November 14th.
Moalim detailed...
Somali Lower House Speaker Meets UK Counterpart to Bolster Parliamentary Ties
LONDON - The Speaker of the Parliament of the Federal Republic of Somalia, Sheikh Adan Mohamed Noor (Madobe), has arrived in London for a significant meeting with the Speaker of the UK's House of Commons, Lindsay Hoyle, aimed at enhancing parliamentary cooperation between the two nations.
The discussions centered on fortifying the bilateral relationship, with emphasis on sharing parliamentary experiences...
Madaxweyne Laftagareen oo kulamo ka wada magaalada Nairobi + Sawirro
NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Magaalada Nairobi ka wado kulamo uu la qaadanayo Safiirada Beesha Caalamka ayaa qaabilay Danjiraha Dowladda France ufadhiya Soomaaliya Amb Arnaud Suguet.
Madaxweyne Laftagareen iyo Danjire Arnaud Suguet ayaa iska Xog waraystay Xaalada Dalka Dhinacyada Siyaasada, Amniga, Mashaariicda Hormarineed ee Socda iyo Arimaha Bini’adanimadda iyo sidii wax looga qaban...
Sawirro: Guddiga u xilsaaran xeerarka doorashooyinka oo bilaabay wadatashi
MUQDISHO (SMN) - Guddiga Ku meel gaarka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka dalka ee u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururrada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo sharciga dhismaha guddiga doorashooyinka iyo sidoo kale soohdimaha, ayaa maanta daahfuray la tashiga qaybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka iyo Ururrada Siyaasadda ee Hindisaha Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda.
Guddoomiyaha Guddiga ku meel...
Guddoomiyaha SoDMA oo Shir-weynaha COP29 kaga hadlay saameynta La Niña
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ka mid ah wafdiga Soomaaliya uga qaybgalaya shir-weynaha caalamiga ah ee COP29 ee ka socda magaalada Baku, Azerbaijan, ayaa ka mid noqday madaxdii ka hadashay kulan muhiim ah oo looga doodayay saameynta La Niña ee la filayo in ay ku yeelato gobolka Bariga Afrika iyo abaarta ka...
Somali Foreign Minister Engages in Strategic Talks with Malaysian Ambassador
MOGADISHU, Somalia — In a significant step towards fostering international relations, Somali Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi convened with Ambassador Ruzaimi Bin Mohamad of Malaysia, who represents his country in both Kenya and Somalia, on the sidelines of the National Transformation Plan event held in Mogadishu.
The event itself aimed to outline the strategic direction for Somalia's future development.
During their...
Two Somali pirates sentenced to 30 years in prison for kidnapping American journalist
WASHINGTON- Two Somali pirates were sentenced to three decades in prison over the kidnapping of an American journalist held in captivity for nearly 1,000 days, the U.S. Department of Justice announced.
On Tuesday, the U.S. Attorney's Office for the Southern District of New York announced Abdi Yusuf Hassan and Mohamed Tahlil Mohamed were both given a 30-year prison sentence for capture of...
Maxay ka wada-hadleen Sheekh Aadan Madoobe iyo dhiggiisa Ingiriiska?
LONDON (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaaladda London ee Dalka Ingiriiska ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka ee wadanka Ingiriiska Lindsay Hoyle.
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo dhigiisa Ingiriiska ayaa kulankooda diiradda ku saaray iskaashiga xoojinta xiriirka Baarlamaanadda labada wadan,khibrad isweydaarsiga Xildhibaanadda labada...
Mareykanka oo 30 sano ku xukumay wasiirkii arrimaha gudaha Galmudug
MUQDISHO (SMN) - Waxaa dalka Mareykanka lagu xukumay Cabdi Yuusuf Xasan iyo Maxamed Tahliil Maxamed oo ah labo qof oo Soomaali ah kuwaas oo lagu helay dembi culus oo lagu soo eedeeyay.
Labada nin oo midkooda mar soo noqday wasiirka arrimaha gudaha maamulka Galmudug isla markaana haystay dhalashada Mareykanka ayaa ka dambeeyay afduub gudaha dalka Soomaaliya loogu geystay wariye u...
Wasiir Fiqi oo kulan la yeeshay safiirka Malaysia ee Soomaaliya + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka arrimaha dibidda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay safiirka Malaysia ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya Ruzaimi Bin Mohamad intii lagu jiray bandhigga Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP).
Kulankan ayaa ku saabsanaa xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Malaysia, iyadoo diiradda lagu saaray danaha guud sida ganacsiga, waxbarashada, iyo...









