R/W Xamza oo la kulmay wafdiga Kenya ee dhex-dhexaadinaya DF iyo Jubbaland
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ku qaabilay hoygiisa wafdi ka socda dowladda Kenya kaas oo horay u tegay Kismaato, si uu dhex-dhexaadin u sameeyo.
Xubnaha wafdiga ayaa Ra’iisul Wasaaraha soo gaarsiiyay dhambaal iyo salaan ay ka wadeen Madaxweynaha Kenya, William Ruto, waxaana ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal ee...
Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay doorashada Somaliland
MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay doorashada Somaliland ee beri dhaceysa.
Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa marka hore boggaadiysay doorashada tooska ah ee Somaliland, waxayna guul u rajeysay shacabka iyo hoggaanka maamulkaas.
Sidoo kale wasaaradda ayaa ka dalbatay guddiga doorashada inuu xaqiijiyo inay gacan ammaan ah ku jirto doorashada, si looga...
Somali Intelligence Agency NISA Reports Killing 23 Al-Shabaab Militants in Operation
MOGADISHU, Somalia — Somalia's National Intelligence and Security Agency (NISA) conducted a targeted operation in the Dharaarweyn area near Galcad city, within the Galgaduud region.
The agency stated that the mission, executed overnight, resulted in the elimination of at least 23 insurgents and the demolition of three vehicles utilized by the militants.
The operation, which took place under the cover of...
Howlgal lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo ka dhacay Galgaduud
DHUUSAMAREEB (SMN) - Hay'adda NISA oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa ka hadashay howlgal khasaare lagu gaarsiiyay Al-Shabaab oo ka dhacay agagaarka degmada Galcad ee gobolka Galgaduud.
NISA ayaa sheegtay in howlgalkan oo si gaar ah uga dhacay deegaanka Dharaarweyn lagu dilay ugu yaraan 23 ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.
Sidoo kale waxaa warsaxaafadeedka lagu sheegay in la burburiyay saddex gaari oo ay...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo ka qayb galay Shirweynaha COP29
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Salah Ahmed Jama, ayaa hoggaaminaya wafdiga heer sare ah ee Soomaaliya uga qayb galaya Shirweynaha Caalamiga ah ee Isbeddelka Cimilada, ee COP29, kaas oo ka qabsoomaya magaalada Baku ee dalka Azerbaijan.
Shirkan muhiimka ah ayaa waxa uu diiradda saarayaa dadaallada caalamiga ah ee lagu wajahayo Isbeddelka cimilada, iyadoo Soomaaliya ay...
Two Soldiers Killed in Al-Shabaab Ambush in Somalia’s Lower Shabelle Region
WANALWEYN, Somalia — Two soldiers from the Southwest regional forces were fatally shot in an ambush by Al-Shabaab militants while traveling between Wanalweyn and Afgoye in Somalia's Lower Shabelle region, according to local reports.
The incident occurred as the soldiers, who were on a motorcycle, were en route. A source speaking to Shabelle Radio confirmed the deaths but noted that...
Somaliland Heads to Presidential Election Amidst Somalia-Ethiopia Tensions
HARGEISA, Somalia — Somaliland is on the brink of a critical presidential election this Wednesday, November 13, 2024. This will mark the fourth time citizens will directly elect their leader since declaring independence from Somalia over 30 years ago.
Over one million voters are expected to participate in an election that could define the region's political future amidst ongoing international recognition...
Somali President Urges Immediate Action for Palestinian Statehood at Arab-Islamic Summit
RIYADH, Saudi Arabia — In a compelling speech at the Extraordinary Summit of the Arab States and the Organization of Islamic Cooperation, President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia underscored the dire necessity of establishing a Palestinian state as crucial for enduring peace in the Middle East.
Highlighting the profound humanitarian crises in Palestine and Lebanon, President Mohamud condemned the ongoing...
Wararkii ugu dambeeyay doorashada berri ka dhaceysa deegaanada SOMALILAND
HARGEYSA (SMN) - Maalinta berri ah, kuna beegan Arbaco,13-ka Novermber shacabka Somaliland ayaa u dareeri doona goobaha cod bixinta iyaga oo soo dooranaya madaxweynaha cusub ee maamulkaasi.
Illaa saddex xisbi oo kala ah Waddani, Kulmiye iyo UCID ayaa ku tartami doona hoggaanka maamulka Somaliland, kuwaasi oo ay u kala sharaxan yihiin Cabdiraxmaan Cirro, madaxweynaha hadda talada haya Muuse Biixi iyo Feysal...
Askar ka tirsanaa ciidamada Koonfur Galbeed oo lagu dilay duleedka Afgooye
AFGOOYE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay weerar dhabagal ah oo ka dhacay gobolkaasi lagu dilay laba askari oo ka tirsanaa ciidanka Koonfur Galbeed.
Labada askari oo kasoo baxay dhanka degmada Wanalweyn, kuna soo jeeday magaalada Afgooye ayaa waxaa waddada u galay xubno ka tirsan Al-Shabaab, kadibna toogasho ku dilay.
Wararka ayaa...










