Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Odowaa Yuusuf Raage oo mar kale loo magacaabay taliyaha ciidanka Xoogga

MUQDISHO (SMN) -  Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , oo caawa yeeshay kulan degdeg ah ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo magacaabay S/Gaas Odowaa Yusuf Raage, si loo dardargeliyo difaaca dalka iyo ciribtirka kooxaha Khawaarijta.   Shirka oo uu guddoominaayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa waxaa...

Jubaland Suspends Cooperation with Somali Federal Government 

KISMAYO, Somalia — The regional state of Jubaland has announced the suspension of all cooperation with the Federal Government of Somalia, escalating tensions over political and governance issues. The decision, made public early Sunday, marks a significant rift in the country's federal structure.   Jubaland's Ministry of Interior issued a statement citing the Somali government's rejection of a recently appointed election...

Jubbaland oo shaacisay inay xiriirka u jartay dowladda dhexe + Sababta

KISMAAYO (SMN) -  Jubbaland ayaa ku dhawaaqday inay gebi ahaan xiriirkii u jirtay dowladda dhexe ee Soomaaliya, kadib warsaxaafadeed ay soo saartay.   Maamulkan oo uu hoggaamiyo Axmed Madoobe ayaa dowladda federaalka ku eedeeyay inay jabisay dastuurka dalka, kana hortimid rabitaanka shacabka Jubbaland. “Dowladda Jubbaland waxay caddeyneysaa inay hakisay xiriirikii wada-shaqeyneyd ee ay la laheyd xukuumadda federaalka Soomaaliya inta ay uga hoggaansameyso...

Taabit Cabdi oo war xasaasi ah kasoo saaray khilaafka DF iyo Jubbaland

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyihii hore ee duqa Muqdisho, Taabit Cabdi Maxamed oo qoraal soo saaray ayaa ka hadlay xiisadda u dhexeysa dowladda dhexe iyo qaar kamid ah maamulka goboleedyada dalka.   Taabit ayaa soo dhaweeyay go'aanka maamulka Jubbaland ee ku aadan qabashada doorashada maamulkaas oo uu tallaabo u qaaday madaxweyne Axmed Madoobe. Sidoo kale wuxuu ka digay muddo kororsiga ay ku howlan...

Sheekh Shariif oo taageeray doorashada uu iclaamiyey Axmed Madoobe

MUQDISHO (SMN) - Xisbiga Himilo Qaran ee madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa taageero u muujiyay madaxweynaha Jubbaland oo haatan khilaaf xoogan uu kala dhexeeyo dowladda federaalka, kaas oo salka ku haya doorashada.   Qoraal kasoo baxay Xisbiga Himilo Qaran ayaa waxaa si weyn loogu boggaadiyay go'aanka Axmed Madoobe ee la xiriira magacaabista guddiga doorashada maamulkaasi. "Xisbiga Himilo Qaran...

Somalia Federal Government Declares Jubbaland’s Election Committee Unlawful Amidst Electoral Dispute

MOGADISHU, Somalia - The Federal Government of Somalia has declared an election committee formed by Jubbaland's President Ahmed Madobe as illegal, a move that intensifies the ongoing political rift over election procedures in the semi-autonomous region, a statement from the Ministry of Internal Affairs revealed on Saturday.   The statement from the ministry explicitly stated that the federal government would not...

Faah-faahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo saaka ka dhacay deegaanka Masagawaa ee bariga gobolka Galgaduud, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda, kuwa Macawiisleyda iyo maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab.   Dagaalka ayaa waxaa soo qaaday Al-Shabaab, waxaana kadib iska caabin ay kala kulmeen ciidamada dolwadda iyo kuwa Macawiisleyda. Wararka ayaa intaasi kusii daraya in dagaal saacado badan qaatay...

NISA Arrests Al-Shabaab Operative For Role in Dharkenley Killings

Mogadishu, Somalia — The National Intelligence and Security Agency (NISA) has arrested an Al-Shabaab operative linked to the killing of two residents in the Dharkenley District of Banadir region, a move officials say underscores their commitment to Mogadishu security.   The arrest, part of a series of operations across Somali capital aimed at dismantling terrorist networks, was highlighted as a critical...

DF oo Axmed Madoobe uga digtay in uu qabsado doorasho aan qof iyo cod aheyn

MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha DFS ayaa lagu sheegay in aysan waxba ka jirin guddigii doorasho ee uu xalay magacaabay  madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo maamulkiisa u jiheeyay doorasho dadban.   Wasaaraddda ayaa sheegtay in aysan aqbali doonin doorasho kasta oo ay Jubbaland gaar u qabsato, maadaama dhawaan golaha wadatashiga qaranka ay ku heshiiyeen doorasho toos ah...

NISA oo howlgal ka dhacay Muqdisho ku soo qabatay xubin ka tirsan Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab oo ku eedeysan in uu ka qeyb qaatay dil dhowaan labo nin loogu geystay Degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir.   Hay’adda NISA ayaa sheegtay in eedeysanaha la horgeyn doono cadaaladda, si looga qaado tallaabo sharciga waafaqsan. "NISA iyo guud ahaan laamaha amniga ayaa hawlgallo lagu xaqiijiyo...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...