Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Agency Dispatches Chinese-Donated Aid to Baidoa Amid Drought

BAIDOA, Somalia — The Somali Disaster Management Agency (SoDMA) has taken a pivotal step in addressing the humanitarian crisis sparked by a relentless drought by dispatching four aircraft filled with vital relief supplies to Baidoa, the acting capital of the SouthWest Administration.   This move comes at a time when the region is grappling with one of the most severe droughts...

Somali PM Appoints New Ministers After Registrations 

MOGADISHU - Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre announced on Monday the appointment of Ahmed Nor Sheikh Mohamed Loxox as State Minister for Planning and Investment, and Abdirashid Mohamed Du'ale as Deputy Minister for Education.   The reshuffle comes after the resignation of the previous incumbents, who cited tensions with the federal government. The ministers from Jubbaland State resigned, pointing to what...

Sawirro: DF oo 4 diyaaradood u dirtay magaalada Baydhabo – Maxay sidaan?

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee DFS ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed, waxa ay u dirtay afar diyaarad oo sida shixnado gargaar mucaawino ah.   U jeedka gargarkaan ayaa ah in shacabka magaladaas uga gaashaantaan abaarta cabsida laga qabo, waxaana hore gargarkaan dalkeenna ugu deeqay dowladda Shiinaha. Horay sidaan oo kale ayaa Hay'adda SoDMA...

Kenya oo bilowday dhex-dhexaadinta Axmed Madoobe iyo Xasan Sheekh

KISMAAYO (SMN) - Dowladda Kenya ayaa haatan soo farogelisay khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeyo dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland oo ku kala tegay shirkii ugu dambeeyay ee golaha wadatashiga qaranka, kadib markii ay isku fahmi waayeen arrimaha doorashooyinka dalka. Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xalay magaalada Kismaayo ku qaabilay wafdi dhex-dhexaadiyayaal ah oo ay dirtay...

Soomaaliya oo Ingiriiska uga qayb-gashay shirka 92-aad ee INTERPOL

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa ka qeyb galay shirka guud ee 92-aad ee INTERPOL oo ka dhacay magaalada Glasgow ee dalka UK, halkaas oo uu kaga hadlay muhiimadda iskaashiga caalamiga ah ee dhinacyada amniga iyo la-dagaalanka argagixisada.   Wasiirka ayaa sheegay in wadashaqeynta booliska caalamka ay tahay mid fure u ah nabadgelyada iyo...

R/W Xamza oo soo buuxiyay kuraastii ay baneeyeen wasiiradii kasoo jeeday J/land

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa soo buuxiyay boosaskii Wasiiru Dowlihii Qorsheynta iyo midka Wasiir Ku xigeenkii waxbarashada ee ay shalay iska casileen Cabdirashiid Jire iyo Axmed Cismaan Daqare oo labaduba deegaan ahaan kasoo jeedo Jubbaland.   Xildhibaan Axmednuur Sheekh Maxamed Laxos ayaa loo magacaabay xilka Wasiiru Dowlaha Qorsheynta, halka Cabdirashiid Maxamed Ducaale isna loo magacaabay Wasiir...

Somalia’s PM and EU’s Briens Discuss Security, Stability, and Elections in Constructive Talks

Mogadishu, Somalia - Today, Prime Minister Hamza Abdi Barre of Somalia engaged in a significant dialogue with Mathieu Briens, the European Union's Deputy Managing Director for Africa, focusing on the nation's path towards enhanced security, political stability, and economic advancement.   The meeting, which took place in Mogadishu, delved into Somalia's ongoing efforts to transition security responsibilities, a critical step towards...

Mas’uuliyiin ka socda QM oo gaaray xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka

MUQDISHO (SMN) - Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul wasaaraha dalka Mudane Kamaal Daahir Guutaale iyo agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta iyo Maalgashiga Caalamiga ah Maxamed Shire ayaa xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (QIQ) ku soo dhaweeyey isku duwaha Hay’adaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mr George Conway oo soo booqday xarunta.   Mas’uuliyiinta ayaa yeeshay kulan gaar ah iyadoo Warbixin laga...

BF Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee 2025

MUQDISHO (SMN) -  Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah ah ansixiyay Qoondada miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2025.   Miisaaniyadda Dowladda ee 2025-ka ee uu maanta ansixiyay Baarlamaanka ayaa gaareysa $1,359,714,328 ,waxaana ogolaatay 172-Xildhibaan laba Xildhibaan ayaa diiday hal Xildhibaanna waa uu ka aamusay. Kororka miisaaniyaddan marka loo barbar dhigo tan sanadka 2024 oo ahayd $1,079,315,783, ayaa...

Ra’iisul wasaarha XFS oo qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiska ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Ku Xigeenka Agaasimaha Guud ee Midowga Yurub u qaabilsan Qaaradda Afrika, Mr. Mathieu Briens, waxayna ka wada hadleen arrimo la xiriira xoojinta iskaashiga iyo cilaaqaadka u dhaxeeya Midowga Yurub iyo Soomaaliya.   Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray taageerada Midowga Yurub...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...