Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

SoDMA oo diyaarado sida shixnado gargaar ah ka dajisay Baardheere

BAARDHEERE (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, oo waddo ka hortagga sameen ka dhalata abaarta laga cabsi qabo inay dalka ku dhufato ayaa maanta degmada Baardheere ee gobolka Gedo, waxa ay gaarsiisay Saddex diyaarad oo sida shixnad gargaar mucaawino ah oo SoDMA ugu talagashay in la gaarsiiyo shacabka dantayar iyo kuwa barakacyaasha ah ee ku nool gudaha degmadaan iyo...

Somali PM Hamza Abdi Barre receives top EU official in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre held talks with Slovenia's Deputy PM and Minister of Foreign and European Affairs, Tanja Fajon, in a move aimed at bolstering ties between Somalia, Slovenia, and the European Union at large.   The discussions, focused on enhancing cooperation on a range of issues including climate change, security, civilian protection, and women's security,...

Madaxweynaha JFS oo isbeddal ku sameeyay hoggaanka ciidanka Xoogga

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iyada oo laga duulayo dib u habeynta iyo dardargalinta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo soo jeedinta Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya waxa uu Xeer Madaxweyne  isbeddal ku sameeyay Taliyaasha Ciidanka Dhulka ee CXDS iyo Taliyaha Ciidanka Gaarka ah ee  CXDS.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud...

Sawirro: R/W Xamza oo qaabilay Ra’iisul wasaare ku xigeenka Slovenia

MUQDISHO (SMN) -  Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Yurub ee Slovenia Mrs. Tanja Fajon, oo booqasho ku timid dalka.   Raiisul Wasaaraha iyo Raiisul Wasaare ku Xigeenka ayaa ka wada hadlay sidii Soomaaliya iyo Slovenia isaga kaashan lahaayeen danaha guud ee labada dal...

Hirshabelle state President Appoints New Deputy Ministers

MOGADISHU, Somalia - Hirshabelle State President, Ali Abdullahi Hussein, known as Ali Guudlawe, has recently appointed two new deputy ministers to key roles within the regional administration.   Liban Abdirahman Ali has been named Deputy Minister of the Ministry of Internal Affairs and Local Government, while Ahmed Barise Heydar will serve as the Deputy Minister of Internal Security for the Hirshabelle...

Somali Intelligence Forces Kill 27 Al-Shabaab Militants in Middle Shabelle Operation

MOGADISHU, Somalia — Somali security forces successfully executed an operation in the Yaqle area of the Middle Shabelle region, resulting in the deaths of 27 Al-Shabaab militants, the National Intelligence and Security Agency (NISA) reported on Saturday.   The operation, which spanned over 12 hours, also injured several other insurgents, according to NISA's statement. The targeted strike was aimed at a known...

Xubno ka tirsanaa Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeelaha Dhexe

MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay Hay'adda NISA ayaa waxaa looga hadlay howlgal ka dhacay deegaanka Yaaqle ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaas oo lagu qaaday Al-Shabaab.   NISA ayaa sheegtay in howlgalka oo ahaa mid qorsheysan lagu beegsaday xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo isku aruursanayay halkaasi. Sidoo kale Hay'adda Nabad-sugidda ayaa intaasi kusii dartay in howlgalkan lagu dilay 27 xubnood, laguna...

Somalia to Relocate Ethiopian Embassy from Presidential Compound

MOGADISHU, Somalia — In an effort to address long-standing diplomatic and symbolic issues, Somalia's Minister of Foreign Affairs, Ahmed Moalin Fiqi, announced plans to move the Ethiopian embassy from its current location within the National Presidency to its original, now vacant, site.   During a media briefing, Minister Fiqi stressed the importance of respecting the sentiments of the Somali people who...

Sheekh Aadan Madoobe oo xarigga ka jaray xarunta Ciidanka Dhulka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa ka qeyb galay xarig jarka xarunta cusub ee Taliska Ciidanka Dhulka Xooga...

DF oo qorsheynaysa in ay Safaarada Itoobiya ka rarto Villa Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, isagoo si adag uga hadlay goobta ay hadda degan tahay safaaradda Itoobiya ee Soomaaliya.   Wasiir Fiqi ayaa sheegay in ka dowlad ahaan qorsheysan tahay in safaaradda u guurto xarunteeda rasmiga ah si lamid ah kuwa kale ee Soomaaliya kuleh...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...