Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

4.4 million expected to face crisis levels of hunger in Somalia: UN

MOGADISHU, Somalia - The number of people experiencing crisis levels of hunger in Somalia is expected to rise to 4.4 million between October and December, the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said Monday.   “At least 3.6 million people are currently experiencing crisis levels of hunger in Somalia. This number is expected to rise to 4.4 million...

Madaxweynaha JFS oo ciidamo cusub tababar ugu soo xiray xerada Balidoogle

AFGOOYE (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray xerada Balidoogle ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo uu gacanta ku hayo Mareykanka.   Madaxweynaha ayaa tababar u soo xeray saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Komaandooska Danab kadib xaflad ka dhacday xeradaas oo  Gaashaanle Xasan Tuurre oo horay kooxda Al-Shabaab ugu...

DF oo sheegtay in Puntland diiday qorshe ay ciidan uga qoran laheyd deegaanadeeda

MUQDISHO (SMN) - Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo haatan ku sugan dalka Mareykanka ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan khilaafka dowladda dhexe iyo maamulka Puntland.   Al-Cadaala ayaa shaaca ka qaaday in Puntland ay diiday qorshe ay dowladda Soomaaliya ciidamo uga qoran laheyd deegaanadaas, kuwaas oo kamid noqon lahaa Xoogga dalka, sidoo kalena...

Taliyaha ciidanka Booliska oo kulan la yeeshay safiirka dalka Qatar + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Abdullahi, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Dowladda Qatar u jooga Soomaaliya, Dr. Cabdullahi Binu Salem Al Nuaimi.   Kulanka ayaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga amniga ee labada dal, iyadoo diiradda la saarayo ladagaallanka argagixisada iyo taageerada Dowladda Qatar ee dhinaca tababarada iyo qalabaynta Ciidanka Boliiska...

Madobe Plans Snap Election in Kismayo Amidst Tensions with Central Government

KISMAYO, Somalia — In a move that may further complicate Somalia's electoral landscape, Jubaland President Ahmed Madobe has announced plans to hold a snap election in Kismayo, the capital of the Lower Jubba region.   This decision comes shortly after Madobe abruptly left a meeting of the National Consultative Council (NCC) in Mogadishu, signaling escalating political tensions with the central government. The...

Kenya lawmakers impeach deputy president, paving way for senate vote

NAIROBI - Kenya's parliament voted on Tuesday to impeach Deputy President Rigathi Gachagua on charges including enriching himself and stirring ethnic hatred, the chamber's speaker said, paving the way for the senate to consider the motion.   "According to the results ... of the motion that I've just declared, a total of 281 members being more than two-thirds of the members...

Somali Foreign Minister Meets UNDP Official to Discuss Cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somali Foreign Minister and Ambassador Ahmed Moalim Fiqi met with Marina Walter, the Deputy Regional Director of the United Nations Development Programme (UNDP), in Mogadishu on Monday.   During the meeting, Fiqi expressed his gratitude to the UNDP for its significant contributions to Somalia's development efforts. "The UNDP has been a crucial partner in our journey towards stability and...

Daawo: Axmed Madoobe oo la sheegay in uu qabsanayo doorasho deg deg ah

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo dhowaan isaga baxay shirka golaha wadatashiga qaran ee ka socda Muqdisho ayaa haatan qorshe culus ka wada magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.   Axmed Madoobe ayaa la sheegay inuu doonayo inuu qabsado doorasho deg-deg ah, si uu meesha uga saaro qorshaha dowladda dhexe ee doorasho mideysan oo qof...

Puntland oo martigelineyo shir ka dhan ah dowladda federaalka Soomaaliya

GAROOWE (SMN) - Maamul goboleedka Puntland ayaa dhawaan martigelinaya shir ka dhan ah dowladda federaalka, kaas oo looga hadlayo arrimo ku aadan xaaladda dalka.   Wararka ayaa sheegaya in shirkan ay ka qayb-geli doonaan xubno ka tirsan madaxda maamul goboleedyada, sida hoggaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe, qaar kamid ah madaxdii hore ee dalka oo isugu jiro madaxweynayaal iyo ra'iisul wasaarayaal. Wasiirka warfaafinta Puntland...

Baarlamaanka Kenya oo xilka ka xayuubiyay madaxweyne ku xigeenka dalkaasi

MUQDISHO (SMN) - 281 Xildhibaan oo Kenyan ah ayaa habeenimadii xalay u codeeyay mooshin xilka looga qaadayo Rigathi Gashagu oo ah ku xigeenka madaxweynaha dalka Kenya kadib markii ay is khilaafeen William Ruto oo la doortay 2022-kii.   Illaa 44 mudane oo ka tirsan baarlamaanka Kenya ayaa u codeeyay maya iyaga oo diidan mooshinka, waxaana ka aamusay 1 xildhibaan. Muuqaallo Baarlamaanka laga...

WARAR KALE

National Communications Authority Convenes First Somalia Submarine Cable Technical Working Group Workshop

Nairobi, Kenya – 22 June 2026 – The National Communications Authority (NCA), in collaboration with the International Finance Corporation (IFC), today convened the first...

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed oo dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa...

Israaiil oo ciidamada usoo dirtay maamulka Soomaaliland

MUQDISHO - Mas'uul sare oo ka tirsan dowladda federaalka Soomaali ayaa sheegay in 50 askari oo ka tirsan ciidanka Israaiil, kuwaas oo asal ahaan...