Wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in wafdiga maanta yimid muqdisha ee uu hoggaaminayay Xog-hayaha fulinta Urur Goboleedka IGAD Dr Workneh Gebeyehu, ay ka wada hadleen xaaladda gobolka oo ay ku jiraan arrimaha ay Soomaaliya iyo Itoobiya isku hayaan.
Wasiir Fiqi “Wafdiga maanta noo yimid waxaan kala hadalnay xaaladda gobolka...
Dr. Workneh Gebeyehu Arrives in Mogadishu to Bolster Regional Ties Amidst Tensions
MOGADISHU, Somalia — Dr. Workneh Gebeyehu, the Executive Secretary of the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), arrived in Mogadishu on Monday, marking a significant diplomatic visit to foster regional cooperation.
At Adan Adde International Airport, he was greeted with a warm reception by Somalia's Foreign Minister, Ahmed MoFiqi.
Dr. Gebeyehu, who served as Ethiopia's Minister of Foreign Affairs from 2016 to...
Donald Trump survives 2nd assassination attempt in 2 months
WASHINGTON - Donald Trump was the target of an apparent assassination attempt Sunday in Florida, the FBI said, with the Republican presidential candidate's campaign and law enforcement reporting he was safe and unharmed.
The U.S. Secret Service confirmed one or more of its agents "opened fire on a gunman" located near the boundary of Trump's golf course and that an...
Madaxweynaha JFS oo booqday guriga Tacsida Ugaas Cabdullahi Ugaas Xaashi
MUQDISHO (SMN) - Madaxwaynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaaray Guriga General Gaafow oo ay taalo Tacsida AUN Ugaaska Murusade ayaa Saxiixay Buugga Tacsida Ugaas Cabdullahi Ugaas Xaashi Ugaas Fara-cade.
Madaxwaynaha ayaa u tacsiiyay ehelka, Qoys, Qaraabada iyo dhamaan Umadda Soomaaliyeed geerida ku timid ugaas Abdullahi Waxaa uuna Allah uga baryay in Janatul Firdowsa ka waraabiyo Ugaaska
Halkan...
Booliska oo eedeysane usoo xiray gabar si arxan darro ah loogu dilay Warta Nabadda
MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Boliiska Gobalka Banaadir, gaar ahaan saladhigga Boliiska degmada Warta-Nabadda ayaa gacanta ku soo dhigay, eedeysane Cabdicasiis Cismaan Maxamed (Sadaam) oo ku eedeysan in uu ceejo ku dilay Marxuum Maa'ido Maxamed Axmed oo 17 jir aheyd.
Falkan oo si weyn looga argagaxay ayaa gelinkii dambe ee Sabtidii ka dhacay degmada Warta-Nabadda ee gobolka Banaadir.
Qoraal kooban oo kasoo...
Donald Trump oo isku day kale oo lagu dili rabay ka bad-baaday
WASHINGTON (SMN) - Madaxweynihi hore ee Mareykanka ayaa gelinki danbe ee Axaddii shalay ka badbaaday isku-day kale oo lagu khaariji rabay, xilli uu ku sugnaa beertiisa ciyaarta golf-ka lagu dheelo ee ku taalla magaalada West Palm Beach ee gobolka Florida.
Ciidanka ilaalada qarsoon ayaa sheegay, in ay arkeen nin hubeysan oo isku qarinayay juq u dhaw halka uu golf-ka ku...
Rooble oo saxiixay buugga tacsida Ugaas Cabdullahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa tegay guriga ay taallo tacsida Ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade, wuxuuna saxiixay buugga tacsida ee marxuumka.
Warsaxaafeed uu soo saaray Roobe ayaa u qornaa sidatan;-
"BISMILLAHI
Waxaan markale Allaah (swt) uga baryayaa in uu u naxariisto Ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade.
Aad ayaan ugu mahad celinayaa Wasiirada, Xildhibaanada iyo...
Ethiopian Troops Set Up New Military Base in Somalia Amidst Regional Tensions
BAIDOA, Somalia - The foundation stone for a new military base destined to host Ethiopian troops was laid today on the outskirts of Baidoa, signaling a strategic expansion of Ethiopian military presence in Somalia's Bay and Bakool regions.
The ceremony, attended by South West Security Minister Hassan Abdulqadir and Ethiopian officials arriving by helicopter, underscores the deepening military cooperation amidst...
UN Envoy and Puntland President Discuss Security and Development in Somalia
GAROWE, Somalia — United Nations Special Envoy for Somalia, James Swan, met with Puntland President Said Abdullahi Deni in Garowe on Sunday to discuss a range of critical issues affecting the region and the broader Somali state-building process.
During the meeting at the Puntland State House, discussions centered on Somalia's overall political and security landscape, with a particular focus on...
Sawirro: Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay Ergayga Qaramada Midoobay
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan.
Kulanka ayaa looga hadlay guud ahaan xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan doorka Puntland ee Dowlad dhiska Soomaaliya iyo arrimaha Puntland sida Amniga, nabadeynta, dimuqraadiyadda iyo mashaariicda horumarin.
Waxaa Kulanka kala qeybgalay Madaxweynaha Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Mudane Cabdifataax...











