Former Somali President Warns Government’s Airspace Deal with UAE Firm
MOGADISHU, Somalia — Mohamed Abdullahi Farmaajo, the former president of Somalia, has voiced strong opposition to the current government's decision to outsource the management of Somalia's airspace to NAV-PASS, a company based in the United Arab Emirates.
In a statement issued on Sunday, Farmaajo argued that this decision undermines Somalia's sovereignty and overlooks the contributions of local aviation experts.
"Handing over...
Somalia Celebrates Economic Gains Post-Debt Relief in Washington Meetings
WASHINGTON, D.C. — Somalia's Minister of Finance, Bihi Iman Cige, concluded a series of productive meetings with top officials from the World Bank and the International Monetary Fund (IMF) in Washington, D.C., signaling a positive trajectory for Somalia's economy post-debt relief.
In a media briefing following his business trip, Minister Cige expressed optimism about Somalia's economic future. "After the debt...
Shariif iyo Cali Guudlaawe oo shir xasaasi ah ku leh gobolka Shabeelaha Dhexe
CADALE (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo madaxweynaha HirShabelle, Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa haatan shir xasaasi ah ku leh deegaanka Burka Dirineed ee gobolka Shabeelaha Dhexe.
Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ah wasiiro ka tirsan HirShabelle iyo odayaasha dhaqanka ee deegaanka.
Labada madaxweyne ayaa soo xirayo shir nabadeed oo...
Daawo: Abaabulka mooshin ka dhan ah xildhibaanadii taageeray Itoobiya oo socdo
MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa haatan ka socda abaabulka mooshin culus oo ka dhan ah xildhibaanadii taageeray Itoobiya.
Mooshinkan oo guuxiisa si weyn loo dareemay saacadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa gadaal ka riixaya Villa Soomaaliya, sida ay innoo sheegeen ilo wareedyo xilkas ah.
Saameynta mooshinkan ayaa sidoo kale si wayn looga hadal hayaa baraha bulshada iyo...
Somalia’s President Dismisses Health Envoy, Calls for National Unity
MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh of Somalia has dismissed Abdirishid Mohamed Jilley as Special Envoy for Health and Nutrition, a move amidst ongoing efforts to strengthen national unity and sovereignty.
In a statement released from Villa Somalia, President Mohamud emphasized the importance of national cohesion in the face of external challenges.
"We must stand firm in defending Somalia against any...
Wararkii ugu dambeeyay xiisadda ka taagan degmada Xarardheere
XARARDHEERE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta xaalada kacsanaan ah laga dareemayo degmada Xarardheere ee gobolkaasi, oo ay ka taagan tahay xiisad ka dhalatay xilka qaadis lagu sameeyay guddoomiyihii degmadaas, Maxamed Yuusuf Kulmiye.
Ilo dadka deegaanka ah ayaa inoo sheegay in dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo iska soo horjeedo laga dareemayo Xarardheere, isla markaana laga cabsi...
Soomaaliya oo horumar ballaaran sameysay kadib dayn-cafinta
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo safar shaqo ku tagay dalka Maraykanka ayaa Warbaahinta uga waramay safarkiisa & guulaha dalkeenu ka gaaray dhanka Dhaqaalaha.
Wasiirka Maaliyadda ayaa sheegay in Dayn Cafintii kaddib in uu Dalka sameeyay horumar dhanka Dhaqaalaha ah taasina ay muujineyso dedaallada sida wadajirka ah iyo guulaha muuqado ee la gaaray.
Waxa inta...
Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybbisay deegaanka Lambar Konton
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa deegaanka LambAr KontOn ee gobolka Gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay gargaar ugu qeybisay qoysas danyar ah oo qeyb kamid ah dhulkooda ay Shabaab hore uga soo barakicisay.
40 tuulo oo hoostagta deegaankaan ayaa qoysaska gargaarka ka faa'iideeystay ay ka kala yimaadeen.
Qaar kamid ah qoysaska gargaarkaan loo qeybiyey, maamulka deegaanka iyo...
Cali Guudlaawe oo bilaabay dhaq-dhaqaaq siyaasadeed oo culus + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa xalay kulan la qaatay Xildhibaano hore iyo kuwa hadda ah oo kasoo jeeddo Dowladda Hirshabeelle.
Masuuliyiinta uu kulanka la qaatay madaxweynaha ayaa waxa ey kala ahaayeen:-
1. Wasiir iyo Xildhibaan hore Cabdullaahi Goodax Barre
2. Xildhibaan hore Maxamed Xasan Qoone
3. Xildhibaan hore Cabduqaadir Sheekh Xanafi
4. Xildhibaan hore Samiira Xasan Cabdulle
5....
Farmaajo oo ka digay in hawada Soomaaliya loo wareejiyo dal kale
MUQDISHO (SMN) - Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaan uga digaynaa hirgelinta qorshaha la xiriira in dal shisheeye ay ku wareejiyaan maamulka hawada Soomaaliyeed, taas oo ah tallaabo dhaawacaysa qarannimada iyo madaxbannaanida Soomaaliyeed.
Gacan ku haynta maamulka hawadu waa arrin taabanaya amniga Qaranka iyo madaxbannaanida dalkeenna, damaca haatan socoda ee Imaaraadka Carabta loogu wareejinayona waxa uu dib u celinayaa dadaallada naf...











