Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul wasaare Xamza oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar + Sawirro

QAAHIRA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa Masar, Mudane Mustafa Madbouly. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa xiriirka iyo iskaashiga taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Masar.   Labada Ra’iisul Wasaare ayaa ka wada hadlay arrimaha amniga, horumarka, ganacsiga iyo iskaashiga dhinacyada kala duwan leh. Ra’iisul...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay kulan ka dhacay wasaaradda difaaca

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Taliiska Ciidanka Xoogga Dalka kulammo kula qaatay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, kulamadaas oo goob joog uu ka ahaa Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Cumar Cali Cabdi ayaa ku saabsanaa amniga iyo xoreynta dalka.   Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin iyo Saraakiisha hoggaaminaya qeybaha kala duwan ee...

Djibouti Proposes Port Control to Ethiopia to Ease Somalia Tensions

NAIROBI, Kenya — In a bid to resolve ongoing tensions between Somalia and Ethiopia, Djibouti's Foreign Minister Mohamud Ali Yusuf has floated a proposal to grant Ethiopia full control over a port located less than 100 km from their shared border.   This initiative revealed in recent statements, aims to provide Ethiopia with direct sea access, potentially de-escalating regional conflicts over...

Daawo: Xildhibaanada kasoo jeeda K/Galbeed oo taageeray Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa war culus kasoo saaray xiisadda kasii dareysa ee Soomaaliya iyo Itoobiya.   Xildhibaanadan oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa taageeray Itoobiya iyo shacabka ku dhaqan gobolka Bakool oo dhigay dibad-baxyo ay ku taageerayaan ciidamada Itoobiya, kuna diidaan kuwa Masar. Sidoo kale...

Askar katirsan Booliska Soomaaliyeed oo tababar loogu soo xiray Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda Amniga guddaha xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdillaahi sheekh Ismaaciil( Fartaag )ayaa maanta tababbar ugu soo xiray qaar ka mid ah Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed xarunta Akadeemiyada Jeneraal Kaahiye (School Polizio).   Wasiirka Amniga ayaa boogaadiyay tababarka ku aadan is dhexgalka Bulshada iyo Ciidanka Booliska Soomaaliyeed isagoo xusay in la sii xoojiyo wada-shaqeynta qeybaha kala gedisan ee Bulshada...

Jabuuti oo bad siineyso Itoobiya si loo xaliyo khilaafka kala dhaxeeya Somalia

JABUUTI (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in dalkiisa uu diyaar u yahay inuu Itoobiya siiyo dekad ay si buuxda u maamulato, si loo dhameeyo khilaafka kala dhaxeeya Soomaaliya oo salka ku haya heshiiskii badda uu Abiy Ahmed la galay horaantii sanadkan Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi.   Maxamuud Cali Yuusuf ayaa xusay in Itoobiya...

Al-Shabaab Bombs Market Near Mogadishu After Surveillance Camera Installation 

MOGADISHU, Somalia — Two explosions rocked the Tabeelaha Sheikh Ibrahim area on the outskirts of Mogadishu early Saturday, targeting the main market where CCTV cameras had recently been installed following government orders, local residents reported.   The blasts, which occurred in the morning, led to significant damage, engulfing much of the commercial district in flames. Eyewitnesses described a scene of chaos...

Somali Forces Ramp Up Offensive Against Al-Shabaab, Aim to Reclaim Control

MOGADISHU, Somalia — The Somali National Army (SNA) is intensifying its operations against Al-Shabaab militants in the HirShabelle region, particularly in the western parts of Hiran and sections of the Middle Shabelle, according to Sheikh Abukar Mohamed, the spokesperson for Somalia's Ministry of Defense.   In a media briefing, Sheikh Abukar detailed that the military's focus is on liberating territories still...

Somalia’s Ministry of Environment and Climate Change Issues Deforestation Report

MOGADISHU, Somalia — Somalia's Ministry of Environment and Climate Change has released a report highlighting the escalating issue of deforestation, warning of strict enforcement of environmental laws.   The document, made public today, points to severe environmental damage from illegal logging, emphasizing the government's resolve to combat this threat. The ministry noted that deforestation is not only causing soil erosion and loss...

Wariyeyaasha oo laga hor istaagay inay soo tabiyaan qaraxyadii ka dhacay duleedka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Hey'adaha amniga ayaa Saxaafada ka hor istaagay in ay soo tebiyaan qasaaraha ka dhashay qaraxyada lagu xiray suuqa Tabeelaha Sheekh Ibraahim iyo dabkii ka dhashay oo weli aan damintiisa lagu guuleysan.   Ciidamo iskugu jira Nisa iyo Booliiska ayaa wariyayaal wax duubayey ka tir tiray filimkii camerada ugu jiray, iyagoo ku wargeliyay in aysan waxba duubi karin ilaa...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...