Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo tababbar u furay safiirro magacaaban

MUQDISHO (SMN) -  Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee qaabilsan Arrimaha Bulshada Bariga Afrika, Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa maanta Machadka Diblomaasiyadda ka furay tababbar ay qaadanayaan 12 Safiir oo magacaaban iyo 2 Qunsul guud, isagoo sheegay in laga doonayo inay ka soo dhalaalaan ammaanada iyo mas’uuliyadda qaran ee loo igmaday.   Agaasimaha Machadka Diblomaasiyadda, Danjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh,...

Koonfur Galbeed oo si kulul hadashay isbaarooyinka gobolka Shabeelaha Hoose

BAYDHABO (SMN) - Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Koonfur Galbeed oo qoraal soo saartay ayaa ka hadashay xiisadda kasoo cusboonaatay gobolka Shabeelaha Hoose ee ka dhalatay isbaarooyinka lasoo dhigtay inta u dhexeysa Wanlaweyn iyo Yaaqbiriweyne.   Wasaaradda ayaa shaaca ka qaaday in jidgooyooyinkaasi ay halis ku yihiin nolosha shacabka iyo nabad-gelyada guud ee deegaanka. Sidoo kale wasaaradda ayaa soo dhaweysay howlgallada ay...

Danjire Jibriil oo ka qayb-galay sagootinta arday deeq waxbarasho ka helay Japan

NAIROBI (SMN) - Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Mudane  Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa ka qaybgalay xaflad loo sameeyay arday  Soomaaliyeed ee ku guuleysatay deeq waxbarasho oo dalka Japan u fidiyay dalka Soomaaliya. Ardaydaan oo baran doonto aqoomaha kala duwan ee lagu barto jaamacadaha dalka Japan ayaa la filayaa marka ay ku soo laabtan dalka Soomaaliya in kaalin muq...

African Union Approves Establishment of a New Mission in Somalia

ADDIS ABABA - The Peace and Security Council of the African Union has approved the creation of a new mission in Somalia, named the “African Union Mission to Support and Stabilize Somalia.”   In a statement released at the conclusion of its meeting, the Council emphasized the necessity for a thorough assessment of the impact and implications of the third phase...

Somali Embassy in Kenya Under Fire for Alleged Political Suppression

NAIROBI, Kenya - The Somali Embassy in Kenya finds itself at the center of controversy, accused by opposition politicians of leveraging its diplomatic status to suppress dissent. This escalating conflict threatens to tarnish the embassy's reputation and could strain diplomatic relations between Somalia and Kenya.   Recent allegations surfaced when MPs Hassan Abdi Nur and Kooshin Ahmed, both vocal critics of...

Somalia Supreme Court Tackles High-Profile Death Sentence Appeal

Mogadishu, Somalia - The Supreme Court of Somalia has commenced hearings for the appeal lodged by Sayid-Ali Moalin Daud, who was sentenced to death for the brutal murder of his wife, Lul Sheikh Abdiaziz, by setting her ablaze on January 26, 2024.   This case, which has gripped the nation, not only highlights issues of domestic violence but also places the...

Toos: Maxkamadda Sare oo guda gashay kiiska Sayid Cali Macallin Daa’uud

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Sare ee dalka ayaa goordhow bilowday dhageysiga kiiska Sayid Cali Macallin Daa'uud oo loo haysto inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis.   Hoolka maxkamadda ayaa waxaa ku sugan guddoomiye Baashi Yuusuf Axmed, xeer-ilaalinta qaranka, qareennada difaacayay eedeysanaha iyo ehellada labada dhinac. Sayid Cali waxaa horay dil toogasho ah ugu soo xukuntay maxkamadda darajada koowaad iyo midda racfaanka ee gobolka...

Jahwareer xoogan oo ka taagan safaaradda Soomaaliya ee Nairobi

NAIROBI (SMN) - Waxaa soo ifbaxaya jahwareer ka dhex taagan Safaaradda ay Soomaaliya ku leedahay Kenya iyo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka aragtida duwan DFS islamarkaana uu fadhigoodu yahay magaalada Nairobi dalka Kenya.   Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo waajibaadka loo igmaday ay tahay in ay ka shaqeyso arrimaha diblumaasiyadda iyo in ay u adeegto dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi...

Maxkamadda Sare ee Ciidamada oo xukun ku riday walaalo wada dhashay

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida ayaa xukuno kala duwan kasoo saartay kiiska Daadir Cali Cusmaan & Cabdullaahi Cali Cusmaan oo loo heysto dilka Marxuum Xuseen Xasan Mool-gale oo ahaa guddoomiyihii deegaanka Mareereey ee gobolka Shabeelada dhexe, falkaasi oo dhacay taariikhdu markii ay aheyd Sodonka Bishii Maarso ee sanadkan.   Baaris dheer kadib Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka...

Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar ah u dirtay gobolka Gedo + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa maanta degmada Luuq ee gobolka Gedo waxa ay u dirtay agab gargaar kaas oo hay’adda ugu talagashay in dib u dajin loogu sameeyo qoysaskii ku barakacay colaad beleedyadii dhawaan ka dhacay degmadaas.   Agabkaan waxaa kamid ah Teendhooyin waxaana hay’adda ugu talagashay in guryo KMG ah loogu sameeyo qoysaska banaanka magaladaas...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...