Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Puntland President Deni Engages with International Community in Nairobi

NAIROBI, Kenya - In a significant diplomatic move, President Said Abdullahi Deni of Somalia's semi-autonomous Puntland region met with representatives from various international communities in Nairobi, Kenya, on August 20, 2024.   The meeting, which included ambassadors and officials from countries like the United States, Germany, Denmark, and Sweden, and representatives from the European Union, among others, focused on a range...

Somalia’s Deputy PM Discusses Stabilization Efforts with Hirshabelle President

MOGADISHU, Somalia - In a significant step towards regional stabilization, Somalia's Deputy Prime Minister, Salah Ahmed Jama, convened a high-level meeting with Ali Gudlawe Hussein, President of the Hirshabelle State, at the Prime Minister's office in Mogadishu.   The focus of the meeting was on enhancing the delivery of essential services in the Hirshabelle region, evaluating ongoing projects, and discussing the...

R/W ku xigeenka oo guddoomiyay shirka xasilinta deegaanada HirShabelle

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shir ku saabsan Xasillinta Deegaannada Hirshabelle oo uu goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen.   Shirkan oo ku saabsanaa sidii adeegyada aasaasiga ah loo gaarsiin lahaa, loona qiimayn lahaa mashaariicda ka socota deegaannada Hirshabelle, ayaa lagu lafa-guray muhiimadda barnaamijka xasillinta iyo wax-ka-qabashada baahiyaha...

Sawirro: Madaxweynaha Puntland oo la kulmay wakiilada Beesha Caalamka

NAIROBI (SMN) -  Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Puntland iyo Wakiillada Beesha Caalamka iyo deeq-bixiyeyaasha oo maanta ku qabsoomay Nairobi.   Wakiillada beesha caalamka iyo deeq-bixiyeyaasha ka qeybgalay Shirka ayaa kala ah : UN, Midowga Europe, Canada, Germany , UK, Sweden , Netherlands, Finland, Denmark, Norway , Switzerland, France , USAID, World Bank iyo African Development Bank. Puntland...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay wafdi ka socda Ururka Midowga Yurub

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda kula kulmay Madaxa Midowga Yurub u qaabbilsan arrimaha Bani’aadannimada ee Xafiiska Soomaaliya EU ECHO Md. Javier Rio Navarro.   Kkulanka ayaa waxaa looga hadlay xaaladda Bani’aadannimo ee dalka, howlaha hortabinta leh ee ku aaddan ka hortagga xaaladaha ka dhalan kara is-beddellada cimillada iyo sare u qaadista kartida...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo war cusub kasoo saaray arrimaha canshuuraha

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Iiman Cige ayaa sheegay in canshuur bixintu ay kaalin ka qaadato iskaashiga ganacsatada iyo dowladda si loo gaaro horumar guud.”   Wasiirka Maaliyadda XFS “Canshuur bixintu waxay kaalin ka qaadataa iskaashiga ganacsatada iyo dowladda si loo gaaro horumar guud.”. Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka hadlayay Madasha Magan Forum, taas oo lagu sahminayo iskaashi maalgashi dhexmara...

Faah-faahino kasoo baxaya dagaal beeleed ka dhacay Galgaduud

DHUUSAMAREE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta dagaal beeleed khasaare kala duwan dhaliyay uu ka dhacay duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug.   Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaaka qarxay deegaanka lagu magacaabo Bidhaan-dheer, wuxuuna u dhexeeyay maleeshiyaad beeleed ku wada sugan halkaasi. Inta la xaqiijiyay waxaa dagaalkan ku dhintay illaa 5 qof, halka ay ku...

Somalia Marks World Humanitarian Day with a Focus on Resilience and Recognition

Mogadishu, Somalia - On the occasion of World Humanitarian Day, Commissioner Mahamuud Moallim of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA) delivered a poignant speech at an event held in Mogadishu, highlighting the day's global significance and its particular resonance in Somalia.   Commissioner Moallim began by acknowledging the day's purpose, which is not only to celebrate the spirit of humanity but...

Xiisad xoogan oo ka taagan Awdheegle iyo calankii K/Galbeed oo laga dajiyay

AWDHEEGLE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah ay ka taagan tahay degmada Awdheegle ee gobolkaasi.   Xiisadda ayaa ka dhalatay kadib markii ay caro xoogan ka dhalatay dhibaato la sheegay in ciidamada ku sugan halkaasi ay ku hayaan dadka shacabka ah. Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada maamulka degmada Awdheegle Maxamuud Axmed Sheekh...

UN calls for protection of aid workers, civilians in Somalia

MOGADISHU: The UN's top relief official in Somalia called on all parties to protect civilians and humanitarian workers in the country's conflict areas.   George Conway, the deputy special representative of the United Nations Secretary-General, resident coordinator, and humanitarian coordinator for Somalia on Monday, said the country has recorded 124 incidents affecting humanitarian access in 2024, with 12 aid workers injured...

WARAR KALE

Somalia, WHO Discuss Stronger Health Cooperation at Dubrovnik Forum

DUBROVNIK, Croatia — Somalia's Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Ali (Dhaay), held bilateral talks with the World Health Organization's Regional Director for...

Clan Militia Mobilizes in Beledweyne Over Defense Minister’s Threatening Remarks

BELEDWEYNE, Somalia - Heavily armed fighters from the local Macawisley clan militia loyal to the Xawaadle sub-clan have launched intensive military movements across the strategic...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed oo cambaareeyay dilal ka dhacay Sool iyo...

Muqdisho – Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa si adag u cambaareeyay falal arxan darro ah oo ka dhacay gobollada Sool...