Ambassador Ali Abdi Aware Welcomes Defense Deal Between Somalia and Egypt
MOGADISHU, Somalia - Ambassador Ali Abdi Aware, Somalia's Ambassador to Egypt, has issued a press release celebrating the outcomes of the recent summit between President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia and President Abdel Fattah El-Sisi of Egypt.
The meeting, held in Cairo, culminated in a landmark defense agreement, signaling a new era of strategic partnership between the two nations.
Ambassador Aware...
Musharax Madaxweyne Galmudug Maxamed Saciid oo farriin culus diray
MUQDISHO (SMN) - Musharax Madaxweyne Galmudug Maxamed Saciid oo warsaxaafeed soo saaray ayaa diray farriin culus iyo hambalyo ku aadan sanad guurada 16-aad ee aas aaska Galmudug.
MUDANAYAAL IYO MARWOOYIN;
Hambalyo dhammaan walaalaha dadka ree Galmudug. Waxaan hambalyada iyo farxada la wadaagayaa dadka reer Galmudug ee ku dhaqan dalka iyo dibedda oo sanad waliba u dabaaldaga jiritaanka Galmudug xudun iyo astaan...
Heshiiska difaac ee ay gaareen dalalka Somalia iyo Itoobiya oo la boggaadiyay
MUQDISHO (SMN) - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar Danjire Cali Cabdi Awaare, ayaa bogaadiyay qodobbadii ka soo baxay shirkii magaalada Qaahira ku dhexmaray Madaxweynaha JFS, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Masar Abdel Fattah El-Sisi.
Safiirka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku sheegay inuu soo dhawaynayo qodobbadii kasoo baxay shir madaxeedka, isagoo xusay in heshiiska wadajirka ah...
Reformist Candidate Abdimalik Yusuf Declares His Bid for Galmudug Presidency
MOGADISHU, Somalia - Abdimalik Yusuf Mohamud, a renowned academic and media mogul, has thrown his hat into the ring for the presidency. Known for his deep understanding of regional dynamics and a decade-long commitment to development, peace, and community support, Abdimalik's announcement last night coincided with Galmudug's 18th anniversary, adding a festive backdrop to his political debut.
Abdimalik, often hailed...
Former President Farmaajo Slams Government Over Bajaj Driver Crackdown in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia — Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo has criticized the government's response to recent protests by auto-rickshaw, or Bajaj, drivers in Mogadishu over increased license taxes, which resulted in clashes with security forces.
Farmaajo, in a statement released Wednesday, condemned the government's handling of the situation, which he said led to several injuries among the protesters. He emphasized...
President Sisi hails deeply-rooted, robust ties with Somalia
CAIRO - Egypt’s President Abdel Fattah El Sisi hailed on Wednesday the deeply-rooted and robust ties between Egypt and Somalia.
Addressing a joint press conference held Wednesday with his Somalian counterpart Hassan Sheikh Mohamud, who is on a current visit to Egypt, Sisi extended heartfelt condolences to the Somali president and people over the victims of the terrorist attack in...
Abdimalik Yusuf Mohamud oo isku soo taagay xilka madaxweynaha GALMUDUG
MUQDISHO (SMN) - Mudane Abdimalik Yusuf Mohamud oo ah Aqoonyahan, Dowlad-yaqaan iyo Rugcadaa muddo dheer ku soo jiray Bulshada rayidka ah iyo Warbaahinta ayaa ku dhawaaqay in uu u taagan yahay tartanka Doorashada Madaxtinimada Galmudug.
Hoggaamiye Abdimalik ayaa dadka yaqaan ku tilmaamaan siyaasi faham fiican ka heysta Dadka iyo Deegaanka Galmudug waxana uu tobankii sano ee u danbeysay uu si...
Qoor Qoor oo weerar culus ku qaaday musharixiinta u taagan Galmudug
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday Dhuusamareeb ayaa weerar culus ku qaaday mucaaradka kasoo horjeedo, gaar ahaan musharixiinta la tartameysa.
Qoor Qoor ayaa shaaca ka qaaday in Galmudug ay kasoo gudubtay xilligii dagaalka, isla-markaana damaca siyaasiga ah lagu raadin jiray awood ciidan.
Sidoo kale madaxweynaha ayaa tilmaamay in musharixiinta...
Shir u dhexeeyay DF iyo dowlad goboleedyada oo ka dhacay Jowhar
JOWHAR (SMN) - Wasiirka wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareye) oo ay wehliyaan Wasiirrada dowlad gobaleedyada Wasaaradaha Beeraha oo safar shaqo u joogo Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa shir ku yeeshay Xarunta Dhexe ee Wasaradda Beeraha & Waraabka Hirshabeele.
Inta uu kulanka socday, Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa soo...
Farmaajo oo war culus kasoo saaray xiisadda ka taagan magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay xiisadda ka taagan Muqdisho ee ka dhalatay dibad-baxyada ay sameysanayaan Bajaajleyda oo ka cabanayo lacago lagu kordhiyay.
Farmaajo ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay u dhimriso dhalinyarada cabaneysa, isla markaana ay u fududeyso canshuuraha ay ka cabanayaan.
Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:-
Dhallinyarada Soomaaliyeed...










