Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wararkii ugu dambeeyay wada-hadallada u socdo Soomaaliya iyo Itoobiya

ANKARA (SMN) - Wafuud ka kala socota Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa weli wada-hadallo uga socdaan magaalada Ankara ee dalka Turkiga, kuwaas oo ka wada arrinsanaya xiisadda ka dhalatay heshiiska badda ee uu Abiy Axmed la galay maamulka Somaliland.   Wararka ayaa sheegaya in aan weli lagu guuleysan inay gaaraan wax heshiis ah oo lagusoo afjarayo xiisadda ka dhex aloolsan labada dal,...

Ra’iisul wasaare Xamza oo abaalmariyay saddex dhalinyaro ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex dhallinyaro ah oo naftooda u huray badbaadinta dadkii ku dhaawacmay qaraxii kooxaha Khawaarijtu ay ka geysteen xeebta Liido.   Dhallinyaradan ayaa wakhti halis ahaa ku dhiirraday in ay dhabarkooda ku qaadaan oo badbaadiyaan dadka waxyeellada soo gaartay ee dhaawaca ahaa oo dhulka...

Somali President Meets Rwandan Counterpart to Boost Ties

KIGALI, Rwanda - Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with his Rwandan counterpart, Paul Kagame, in Kigali on Monday to discuss ways to enhance bilateral relations between the two nations.   The meeting, which took place on the sidelines of President Kagame's inauguration, focused on areas of mutual interest and cooperation, including trade, security, and development. President Mohamud expressed his commitment to...

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Rwanda + Sawirro

KIGALI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Rwanda Mudane Paul Kagame oo uu ka qeyb-galay caleemo-saarkiisa.   Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xiriirka laba geesoodka ah iyaga adkeeyay doorka muhiimka ah ee iskaashiga gobolka uu ka qaadan karo wax ka qabashada caqabadaha iyo la dagaallanka argagixisada. Madaxweyne Paul Kagame...

Wararkii ugu dambeeyay howlgallo ka socda duleedka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgallo maalintii saddexaad oo xiriir ah ka socda duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Ceelasha Biyaha ee gobolka Shabeelaha Hoose.   Howlgallada oo ay sameynayaan ciidamada dowladda ayaa ah kuwa lagu xaqiijinayo amniga deegaankaas oo dhaca waddada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye. Saraakiil ka tirsan laamaha amniga Soomaaliya oo aan la xiriirnay ayaa innoo...

Madaale iyo wasiirka arrimaha gudaha oo booqday dhul la burburiyay + Sawirro

MUQDISHO (SMN)  - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Cali Yuusuf (Cali Xoosh) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta kormeeray dhismaha Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo dhawaan la baneeyay.   Kormeerka ayaa waxaa Madaxda ku wehliyay Injineero ka socday shirkad dhisi doonta Wasaaradda, waxa ayna u mahadceliyeen...

Somalia and Kenya Discuss Regional Challenges and Cooperation in Kigali Meeting

KIGALI, Rwanda - The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, met with his Kenyan counterpart, President William Samoei Ruto, in Kigali, Rwanda.   The leaders engaged in discussions centered on the pressing challenges facing the region, with a particular focus on counter-terrorism efforts and exploring avenues for further cooperation between their countries. During the meeting, both presidents reaffirmed...

Somali President Attends Rwandan President Paul Kagame’s Inauguration

KIGALI, Rwanda - Somali President Hassan Sheikh Mohamud joined several African leaders and dignitaries in Kigali, Rwanda, on Sunday to attend the inauguration of President Paul Kagame.   Kagame was sworn in for a fourth term as Rwanda's president after winning 99 percent of the vote in last month's election. The ceremony took place at the 45,000-seat Amahoro National Stadium, where thousands...

 Somali, and Turkish Leaders Discuss Bilateral Ties, Regional Stability

MOGADISHU, Somalia — On Sunday, His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia held a phone call with President Recep Tayyip Erdoğan of the Republic of Türkiye.   The leaders discussed the strong bilateral relations between their nations and the importance of regional security and stability. During the call, President Mohamud and President Erdoğan reaffirmed their commitment to enhancing the partnership between...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay madaxa UNDP ee Somaaliya + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta la kulmay madaxa UNDP ee Somaaliya Mr. Lionel Laurens.   Labada masuul ayaa ka wada hadlay sidii sare loogu qaadi laha wada shaqeynta ka dhexeysa SoDMA iyo UNDP iyo weliba sii amba qaadidda mashaariicda horumarineed ee ay labadda Hay’adood ka wada shaqeeyaan. Halkan hoose ka daawo Sawirrada:- ...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...