Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Masar

QAAHIRA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi l uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar.   Safarkan ayaa ku salaysan martiqaad rasmi ah oo Madaxweyne Xasan Sheekh uu ka helay walaalkiis Cabdulfataax Al-siisi si ay uga wada-hadlaan xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee Labada dal, iskaashiga difaaca iyo amniga Soomaaliya iyo Masar, danaha...

Wada-hadalladii u socday Soomaaliya iyo Itoobiya oo fashil kusoo dhammaaday

ANKARA (SMN) - Wararka naga soo gaaraya dallka Turkiga ayaa sheegaya inay fashil kusoo dhammaadeen wada-hadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya uga socday magaalada Ankara ee caasimada dalkaasi.   Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in la'isku fahmi waayay qodobada qaar, kadib markii ay meel adag iska taageen wafdiga metalayo Soomaaliya ee uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda Axmed Macallin Fiqi. Sidoo kale waxaa lagu ballamay...

Xubno ka tirsanaa Shabaab oo howlgal lagu dilay iyo kuwa kale oola qabtay

KISMAAYO (SMN) -  Ugu yaraan 32 ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa lagu dilay 3 kalena nolosha ayaa lagu qabtay kadib howlgallo ay ciidanka Danab ee xoogga dalka iyo Daraawiishta maamulka Jubbaland ay ka fuliyeen degaannada Yadi iyo Xaliimo Caddey oo hoos taga degmada Badhaadhe ee Jubbada Hoose.   Howlgalladan oo ahaa kuwa qorsheysan ayay sidoo kale Ciidamada wada jira kaga furteen Al-Shabaab...

Somalia-Ethiopia Talks in Ankara Collapse Over Somaliland Sea Deal – sources

ANKARA, Turkey - The recent indirect talks between Somalia and Ethiopia in Ankara have reportedly collapsed, according to sources.   The negotiations, aimed at resolving a dispute over Ethiopia's deal with the breakaway region of Somaliland, were facilitated by Turkey. However, the talks came to a standstill as Somalia insisted on canceling the memorandum of understanding (MoU) before any further discussions could...

Cali Guudlaawe oo furay kalfdhiga 16-aad ee Baarlamaanka HirShabelle + Sawirro

JOWHAR (SMN) - MadaxweynahaHirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta si rasmi ah u furay Kal-fadhiga 16-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle.   Munaasabadda furitaanka waxaa goobjoog ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Guddoonka Baarlamaanka, Xildhibaanada Hirshabeelle iyo Wafdiga labada aqal ee Baarlamaanka JFS. “Waa inoo furan yahay kal-fadhiga 16-aad ee Baarlamaanka Dowladda Hirshabeelle. Howlaha hor-tebinta idiin leh inaad...

Benadir Governor Inspects Security Operations and Elasha Biyaha in Lafoole, outside Mogadishu 

Mogadishu, Somalia - In a recent visit to the Lafoole area of Garasbaley District, Banadir Governor Yusuf Hussein Jimale (Madaale) inspected ongoing security operations on the outskirts of the capital, Mogadishu.   The overnight visit by Madaale along with several officials comes amidst heightened security measures aimed at curbing the activities of Al-Shabaab on the outskirts of Mogadishu. During the inspection, the...

UN: 39 die in Somalia armed clashes in 2 months

MOGADISHU, Somalia - At least 39 people were killed in recent inter-clan clashes in Somalia in the past two months, the United Nations humanitarian agency said on Monday.   Land disputes were blamed on the conflicts, which left 35 dead in the Mudug region, in central Somalia, and four others dead in Luuq, in southern Somalia, the UN Office for the Coordination of...

Turkish FM hosts counterparts as Somalia, Ethiopia renew talks

ANKARA, Turkey - Foreign Minister Hakan Fidan on Monday separately met his Ethiopian and Somali counterparts as two African countries sought to iron out their differences in Ankara-mediated talks. Fidan first met Ethiopia's Taye Atske Selassie before a meeting with Somalia's Moallim Fiqi.   According to sources, the top diplomats of the two countries held separate meetings with Fidan and did...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo booqday Ceelasha Biyaha iyo Lafoole

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Kormeer ku tagay Duleedka Degmada Garasbaaley, Deegaanka Ceelasha Biyaha iyo Lafoole, halkaasi oo ay Ciidamada Amniga maalmihii lasoo dhaafay ka wadeen Howlgallo lagu xaqiijinaayo Amniga.   Duqa Muqdisho ayaa saraakiisha Laamaha Amniga ku amaanay naf-hurnimada iyo dadaalka ay ugu jiraan bad-baadinta nafta iyo maalka shacabka...

Sawirro: Xildhibaanadii ugu badnaa oo isugu tegay Jowhar + Ujeedka

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa caawo munaasabad casho-sharaf ah kala qeyb galay wafdiga labada aqal ee Baarlamaanka Hirshabeelle oo Jowhar u yimid ka qeyb galka furitaanka Kal-fadhiga Baarlamaanka Hirshabeelle.   Xubnaha labada aqal ee BJFS ayaa ku ammaanay Madaxweynaha Hirshabeelle safarkii dheeraa iyo horumarada...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...