Taabid Cabdi oo war kasoo saaray shirka Golaha Wadatashiga iyo Doorashooyinka
MUQDISHO (SMN) - Duqii hore ee Muqdisho Thabid Cabdi oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa yiri:-
"Shirka madlan ee Madasha Wadatashiga Qaran waxaan rajeynayaa in uu mirodhalo laguna go’aamiyo oraahdii aheyd “Gacan dagaalka, gacanna doorashada”.
Waa in November 2024 doorasho laga qabtaa Dowlad Gobolleedyada; GalMudug, HirShabeelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland si hubanti la’aanta looga baxo, dagaalka argagixisadana loogu helo hoggaan sharciyad heysta...
Somali Special Forces Deal Blow to Al-Shabaab in Lower Jubba Region
MOGADISHU, Somalia - In a significant victory against the Al-Shabaab militant group, the special forces of the Danab commando of the Somali army, along with Jubbaland forces, launched a successful operation in the Lower Jubba region.
The operation took place in the areas of Harboole and Bibi, near the town of Afmadow, and resulted in the killing of several Al-Shabaab...
Somalia President hosts banquet for clerics at palace
MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, who hosted a dinner in honor of the religious leaders who participated in the Second Conference of the Somali clercis, welcomed the report of the Ulemaudin Congress, urging them to strengthen unity among them. , to find lasting Somali unity.
The President thanked the clercis for their united support to...
Ethiopia Downplays Recruitment Concerns Amid Al-Shabaab and ISIS Threat
ADDIS ABABA - Ethiopia has downplayed concerns about its citizens joining the ranks of Al-Shabaab and ISIS in Somalia, stating that it is not a major concern for the country.
A spokesperson for Ethiopia's Ministry of Foreign Affairs has assured that the country's security and intelligence agencies are effectively managing the terrorist threat.
The spokesperson, NebiyuTedla, emphasized that Al-Shabaab and ISIS...
Ciidamada Danab oo howlgal culus ka fuliyay Jubbada Hoose + Khasaaraha
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada gaarka ah ee kumaandooska Danab ee Xoogga dalka ayaa xalay saq dhaxe u daatay xubno ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa halka loo yaqaano Dhasheegga Qumbi oo u dhow deegaanada Harboole iyo Biibi ee gobolka Jubbada Hoose.
Wararku waxa ay sheegayaan in saqdii dhaxe ee xalay lagu guureeyey Al-Shabaab, dagaal saacado badan qaatay kadibna waxaa goobta...
Danjire Maxamed oo la kulmay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga ee Serbia
Belgrade (SMN) -- Mohamed Abdullahi Ahmed, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Serbia, ayaa maanta kulan Laba-geesood ah la qaatay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga, Dib-u-heshiisiinta iyo Xasilloonida Bulshada ee Dowladda Jamhuuriyadda Serbia, Mudane Usame Zukorlić.
Danjiraha iyo Wasiirka ayaa ka wada-hadlay arimaha iskaashiga kor u qaadida wada-shaqeynta dhinacyadda badan iyo xiriirk saaxiibnimadda labadda dal ee 64-sano jirsaday.
Wasiirka ayaa bogaadin...
Dowladda Itoobiya oo ka hadashay Muwaadiniinteeda ku biiraya Al-Shabaab iyo Daacish
ADDIS ABABA (SMN) - Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in aysan ka walaacsanayn khatarta muwaadiniinteeda ku biiray Al-Shabaab iyo Daacishta Somalia, iyadoo intaas ku dartay inay qaaday tallaabooyin amni oo looga hortagayo khatartooda mustaqbalka.
Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa sheegay in Al-Shabaab iyo Daacish aysan weeraro ka fulin karin Itoobiya, si lamid ah dalalka kale ee Ciidamad ay ka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo midnimo ugu baaqay culimada Soomaaliyeed
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo casho sharaf ku maamuusay Culumaa'udiinka ka qayb galay Shirweynaha Labaad ee Culumaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa soo dhoweeyay War-murtiyeedka ka soo baxay Shirweynaha culumaa'udiinka, isaga oo kula dardaarmay in ay xoojiyaan midnimada dhexdooda ah, si loo helo midnimo Soomaaliyeed oo waarta.
Madaxweynaha ayaa uga mahad celiyay Culumaa'udiinka sida midnimada leh...
Somaliland oo war cusub kasoo saartay heshiiska badda
HARGEYSA (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradd arrimaha dibadda Somaliland ayaa waxaa looga hadlay heshiiska badda ee Itoobiya iyo arrimo ku aadan aqoonsiga ay muddada dheer raadineyso Somaliland.
Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa sheegtay in guddi gaar ah ay u xilsaartay dadaallada aqoonsiga iyo arrinta heshiiska badda.
Hoose ka akhriso qoraalka:-
Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegtay inay samaysay guddi hawleed heer wasiir...
Safiirka Soomaaliya ee Masar oo la kulmay dhiggiisa dalka Ciraaq
MUQDISHO (SMN) - Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare ayaa maanta ku soo dhaweeyay xarunta Safaaradda JFS ee Masar Danjiraha Ciraaq u fadhiya Qaahira ahna Wakiilka Joogtada ee Jaamacadda Carabta Mudane Qaxdhaan Al-Janaabi oo booqasho sharafeed ugu yimid Safiirka.
Labada Danjire ayaa ka wada sheekaystay Xiriirka labda dal iyo ka...










