NUSOJ Condemns Arbitrary Arrest of Journalist Alinur Salaad, Characterises as an Attack on Journalistic Freedom
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) strongly condemns the arbitrary arrest of journalist Ali Nur Salaad by the Somalia Police Force following his publication of a video on his social media account where he discussed the use of Somali soldiers by Khat, a mild narcotic plant, rendering them defenceless against Al-Shabaab and highlighting the profiteering of politicians and...
Madaxweynaha HirShabelle oo la kulmay bulshada Al-kowsar + Sawirro
AL-KOWSAR (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada iyo Guddoomiyaha Gobalka Shabeellada Dhexe ayaa xalay fursad u siiyay dadweynaha degmada Al-Koowsar inay weydiiyaan su’aallo toos ah.
Ujeeddada Kulankan Dolwadda iyo Dadweynaha Hirshabeelle ayaa ahaa sidii la isaga xog-waraysan lahaa mashaariicda horumarinta bulshada laga dhaqan geliyay degmada iyo baahiyaha wali...
Khayre oo war xasaasi ah kasoo saaray xarigga Wariye Cali Nuur Salaad
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay xarigga Wariye Cali Nuur Salaad oo shalay Muqdisho ay ku xireen ciidanka booliska Soomaaliyeed.
Khayre ayaa cambaareeyay xarigga Wariyaha, wuxuuna ku baaqay in deg deg loo sii daayo.
Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:-
Waxaan cod dheer ku cambaareynayaa xarigga sharcidarrada ah ee lagula kacay...
Askartii kusoo dhaawacantay dagaalkii Buulo-xaaji oo la keenay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa isbitaalka ku booqdey askartii shalay ku soo dhaawacantay dagaalkii ka dhacay duleedka Kismaayo ee khasaaraha culus lagu gaarsiiyay Al-Shabaab.
Dhaawacyada ayaa lasoo gaarsiiyay isbitaalka Madiino ee magaalada Muqdisho oo haatan lagu dabiibayo xaaladdooda caafimaad.
Labada taliye oo boggaadiyay guulaha...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo boggaadiyay ciidamadii ka guuleystay Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey sida nafhornimada leh ee Ciidamada Qalabka Sida ay u wajaheen argagixisada soo weerartay deegannada Buulo-Xaaji iyo Harboolle, isagoo tilmaamay in guushan ay ka marqaati kacayso tayada iyo awoodda Ciidamada Xoogga Soomaaliyeed iyo dadaalka ay dowladdu ku bixinayso dib u dhiskooda.
Madaxweynaha ayaa Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan reer...
Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb-gashay dalka Talyaaniga + Sawirro
ROME (SMM) - Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa dowladda Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed ayaa ka qeybgalay shirka 27-aad ee guddiga Keymaha iyo asbuuca Keymaha aduunka oo lagu qabtay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga.
Wasiir Xasan Xuseen Maxamed oo ka mid ahaa masuuliyiinta shirka lagu casuumay sanadkan ayaa khudbad uu jeediyay, waxaa uu kaga hadlay xaaladda...
Ciidamada Booliska Soomaaliya oo xiray Wariye Cali Nuur Salaad
MUQDISHO (SMN) - Taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa xabsiga u taxaabay Suxufi Cali Nuur Salaad oo ah Agaasimaha Dawan TV, horeyna uga soo shaqeeyay BBC-SOMALI iyo warbaahino Kale oo maxali ah.
Booliiska ayaa Xariga Rugcadaagan Saxaafadeed umaray sifo aan sharci aheyn maadama aysan jirin waraaq maxkamadeed iyo eedeyn ku qotonta qodobo sharci ah, sidii horeyba u dhici jirtay in wariyayaasha la...
Qatar and Somalia Discuss Enhanced Cooperation and Support in Doha Meeting
DOHA, Qatar - In a significant diplomatic meeting held in Doha on Monday, Qatar's Prime Minister and Minister of Foreign Affairs Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al-Thani met with visiting Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre.
The two leaders discussed avenues for enhancing cooperation and support between their nations.
During the meeting, both prime ministers emphasized the importance of developing...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Qatar + Sawirro
DOOXA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee Qatar, Ra’iisul Wasaare, Shiikh Maxamed Bin Cabdiraxmaan Al-Thaani.
Labada Ra’iisul Wasaare ayaa kulankooda kaga wada hadlay xoojinta xiriirka u dhaxeeya labada dal iyo shacab ee walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Qatar – iyo sidii loo adkeyn lahaa...
Madaxweynaha Galmudug oo kulan la yeeshay safiirka dowladda Mareykanka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ka wada kulamo xasaasi ah oo uu la yeelanyo safiirada caalamka..
Qoor Qoor ayaa maanta la kulmay safiirka cusub ee Dowladda Mareykanka Richard H. Riley, iyagoo ka wada hadlay xaaladda guud ee dalka, midda Galmudug, taageerada Mareykanka iyo dagaalka ka dhanka...










