Shir looga hadlayo maqaamka gobolka Banaadir oo ka furmay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Kulan howleedka maqaamka caasimadda ee hanaanka dib-u-eegista Dastuurka oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ayaa si qota dheer looga hadlayaa maqaamka caasimadda iyo xulashooyinka caasimadeed ee miiska saaran ee loo kala doorayo si loogu xulo nuuca ugu haboon,ka qeyb galayaasha ayaa doodo ka yeelanaya dhammaan noocyada xulasho, si ay isugu raacaan...
Ra’iisul wasaare Xamza oo shir muhiim ah ka furay magaalada Dooxa + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa si rasmi ah u furay Shirweynaha Qurbajoogta Soomaaliyeed oo maanta ka furmay magaalada Dooxa ee dalka aan walaalaha nahay ee Qatar.
Mudane Xamsa oo khudbad muhiim ah ka jeediyay furitaanka shirweynaha oo halkudhiggiisu yahay “Jiheynta awoodda Qurbajoogta Soomaaliyeed si loo gaaro Soomaaliya bilan oo barwaaqo ah” ayaa...
Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaal ka dhacay J/Hoose
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa ka hadashay dagaal maanta ka dhacay deegaano hoostaga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Qoraalka kasoo baxay dowladda ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ay ka hortageen weerar ay kusoo qaadeen xubnaha Al-Shabaab.
Sidoo kale dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in dagaalkan lagu dilay in ka...
Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Madaxa Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga
MUQDISHO (SMN) - Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Md. Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Madaxa Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga Md. Shariif iyo madaxa jaamacadda Cilmi baarista ee ku dhextaalla isbitalka Recep Tayyip Erdogan.
Kulankaan ayaa ahaa mid hay’adda Bisha Cas ay kaga jawaabtay codsi Hay’adda SoDMA ay ku dalbaneysay in gargaarka deg degga ah la baro shaqaalaha...
Somali Forces Repel Al-Shabaab Attack in Jubbaland, Inflicting Heavy Losses – minister
MOGADISHU, Somalia - The Deputy Minister of Information of Somalia, Abdirahman Yusuf Al-Adala, announced that Al-Shabaab militants suffered heavy losses following an attack on the liberated areas of Bulo-Haji and Harboole in Jubbaland.
The attack was met with a strong and decisive response from the Somali National Army and Jubbaland forces, resulting in a major defeat for the Al-Shabaab combatants.
Al-Adala highlighted...
Wasiir Al-Cadaala oo faah-faahiyay dagaal culus oo ka dhacay Jubbada Hoose
MUQDISHO (SMN) - Wasiir Ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa sheegay in Al-Shabaabkii soo weeraray deegaannada Buulo-Xaaji iyo Harboole ee Jubbaland la gaarsiiyay khasaare xooggan.
Al-Cadaala ayaa tilmaamay in guul darro wayn ay la kulmeen xubnaha weerarka soo qaaday, isla markaana dagaalka lagu jabiyay.
“Khawaarijtii saaka soo weerartay goobihii laga xoreeyay ee Jubbada Hoose waxeey la kulantay...
Somali Diaspora Conference Kicks Off in Doha, Qatar
DOHA, Qatar - The vibrant city of Doha, Qatar, is buzzing with excitement as the Somali Diaspora Conference opens its doors today, Monday with the participation of Somali PM.
The two-day event has attracted a diverse crowd of Somali diaspora members from around the world, all eager to participate in discussions aimed at fostering unity and development in their homeland.
Among...
Jubaland Forces Thwart Coordinated Al-Shabaab Attacks on Recently Seized Territories
JUBALAND, Somalia — Jubaland authorities on Monday reported that federal and regional forces had successfully repelled three coordinated attacks by al-Shabaab militants on newly captured areas west and south of Kismayo.
The attacks occurred early Monday at Harbole and the nearby Mido village, as well as Bulo Haji town base, according to officials. The militants were defeated in all three...
Ra’iisul wasaare Xamza oo shir muhiim ah uga qayb-galaya magaalada Dooxa
DOOXA (SMN) - Shirweynaha Qurba-joogta Soomaaliyeed ayaa maanta oo Isniin ka furmaya magaalada Doha ee dalka Qatar, halkaas oo ay gaareen qeybaha kala duwan ee Qurba-joogta Soomaaliyeed, kaas oo socon doona muddo labo cisho ah.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wasiirro katirsan Xukuumadda ayaa iyagana kamid ah madaxda halkaas gaaray.
Mudane Xamsa Cabdi Barre Ra’iisul Wasaaraha...
Ciidamo gadoodsan oo u gacan qaaday taliye ku xigeenka ciidanka dhulka
MUQDISHO (SMN) - Ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga dalka ayaa gadood ka sameeyay xarunta wasaaradda gaashaandhigga, kuwaas oo ka yimid furimaha hore ee dagaalka.
Ciidamadan oo ka tirsan qaybta 21-aad ee ka howlgasha Galmudug iyo HirShabelle ayaa lasoo wariyay inay isku dhaceen qaar kamid ah saraakiisha taliska ciidanka Xoogga dalka, waxaana xaaladdu ay gaartay heer gacan ka hadal ah.
Ilo wareedyo...










