Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Al-Shabaab oo weerar rogaal celis ah ku qaaday deegaano u dhow Buula-Xaaji

KISMAAYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maanta ay Al-Shabaab weerar rogaal celis ah ku qaadeen deegaano u dhow magaalada Buula-Xaaji oo maalmo kahor ay la wareegeen ciidamada Jubbaland iyo kuwa Danab.   Weerarka ayaa waxaa xigay dagaal foolka fool ah oo dhex-maray labada dhinac, kaas oo saacado badan qaatay, sida ay innoo sheegeen qaar...

Carruur walaalo ah oo ku dhintay miino kula qaraxday deegaanka Xeraale

DHUUSAMAREEB (SMN) - Warar kala duwan kasoo baxaya miino carruur walaalo ah kula qaraxday deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud, taas oo dhalisay khasaare dhimasho leh.   Miinada ayaa lagu soo warramayaa inay ku qaraxday carruurta, xilliga ay ku ciyaarayeen, sida ay Idaacadda Shabelle u sheegeen ilo dadka deegaanka ah. Carruurta oo saddex ahaa ayaa laba kamid ah goobta ku dhinteen, halka mid...

Madaxweynaha HirShabelle oo kulan la qaatay madaxa IOM ee Soomaaliya

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa kulan la qaatay Madaxa IOM ee Soomaaliya Frantz Celestin.   Kulanka ayaa diirada lagu saaray xoojinta wada shaqeynta, dardargelinta mashaariicda socota, waxana si gaar ah loo dul-istaagay mashaariicda la xiriirta xasilinta. Madaxa IOM Soomaaliya Frantz Celestin ayaa dhankiisa xusay inay ka go’an tahay shaqo wadajir ah in la...

Somali Army along with regional Forces capture Key Areas from al-Shabaab in Strategic Victory

KISMAYO, Somalia - The Somali National Army (SNA) and Jubbaland troops have achieved a significant victory in their ongoing fight against the al-Shabaab militant group. On Wednesday, these forces successfully liberated the areas of Harboole and Welmaro in the Afmadow district of the Lower Jubba region.   This operation was specifically designed to target and eliminate al-Shabaab hideouts in the area....

Ciidamada DF iyo kuwa Jubbaland oo deegaano horleh ka qabsaday Shabaab

AFMADOW (SMN) -Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan ururka 162-aad ee Kumaandooska danab iyo qaybta 43-aad iyo ciidamada kala duwan ee Jubbaland ayaa kala wareegay Al-Shabaab degaano u dhaxeeya Janaay Cabdalle iyo Degmada Afmadow.   Howlgaladan qorshaysan ayey ciidamada kula waregeen Deegaanada Harboole, Miido, iyo Biibi, Howlgalka ayaa ahaa mid la isugu furayo deegaanada gobolka Jubada Hoose. Ciidamada ayaa inta ay howlgalkan...

Kulan ay lahaayeen xildhibaanada BF Soomaaliya oo maanta baaqday

MUQDISHO (SMN) – Waxaa maanta kooram la’aan u baaqday kulan xasaasi ah oo ay lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka, kadib markii ay soo xaadiri waayeen inta badan xubnaha golaha.   Kulanka maanta ayaa waxaa soo xaadiray illaa 108 mudane oo kaliya, taasi oo keentay in guddoonka Golaha Shacabka uu soo xiro fadhiga. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa digniin culus U diray xildhibaanada...

Sawirro: Maxaa kasoo kordhay xaaladda guud ee degmada Luuq?

LUUQ (SMN) - Madaxwayne ku xigeenka Dowlad goboleedka Jubbaland iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shirar hor dhac u ah Nabadaynta Beelihii dirirtu dhexmartay waxa ay laqaateen odayaaha dhaqanka Degmada Luuq .   Madaxwayne ku xigeenka Dowlad goboleedka Jubbaland mudane Maxamud Sayid Aadan iyo wafdi uu oo ay qayb ka yihiin wasiiru Dowlaha Wasarada Deegaanka Iyo Isbedalka Cimilada XfS Ahmed Cumar Maxamed...

OP-ED: Bridging the Future: A Study Tour in Turkey and the Promise of Public-Private Partnerships in Somalia

As the sun set over the vibrant cityscape of Istanbul, I found myself reflecting on the profound insights and experiences gathered during our study tour in Turkey. Representing a delegation of government officials from various ministries and private sector leaders from Somalia, our mission was clear: to explore and understand the intricacies of Public-Private Partnerships (PPP) and envision how...

IGAD Discusses Peace, Security, and Cross-Border Issues with Khaatumo Leader

Djibouti, Djibouti - The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) recently held discussions with Khaatumo leader Abdulkadir Ahmed Aw-Ali "Firdhiye" to address critical issues affecting the region, including peace and security, drought and livelihood resilience, governance, and cross-border matters.   The meeting, which took place in Djibouti, was attended by IGAD Executive Secretary Mohamed Abdi Ware, who expressed his pleasure in welcoming...

Somali Prime Minister Visits Sheikh Abdul Qadir Jeilani Mosque in Baghdad

Baghdad, Iraq - The Prime Minister of Somalia, Hamsa Abdi Barre, on Tuesday visited the historical Sheikh Abdul Qadir Jeilani Mosque in Baghdad, in a significant visit aimed at fostering cultural and religious ties.   The Prime Minister was warmly welcomed by the administration and scholars of the mosque, who provided him and his delegation with a comprehensive tour of the...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo Garab Istaag u Muujisay Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ka Dhacday Ras...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay garab istaag iyo taageero buuxda oo ay u fidinayso Dowladda Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo kula kulmay masuuliyiin sare oo ka socday Qaramada Midoobay

BAYDHABO, Juun 23 – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Talaadadii magaalada Baydhabo kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada...

South West State Leader Meets UN Officials to Discuss Governance and Stability

BAIDOA, Somalia, June 23 - South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Adan Madobe, held talks with senior United Nations officials in...