Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

U.S. Ambassador Richard H. Riley Visits Somaliland Amid Rising Regional Tensions

HARGEISA, Somalia  In a significant diplomatic move, U.S. Ambassador to Somalia Richard H. Riley visited Somaliland on July 11, 2024, amidst escalating tensions in the Horn of Africa.   The visit comes at a time when the region is grappling with complex geopolitical dynamics, including the controversial Memorandum of Understanding (MoU) between Somaliland and Ethiopia. Ambassador Riley's visit to Somaliland, despite the...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyay shir muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyay Shirka Guddiga Qaran La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada oo ku qabsoomay Xafiiska Amniga Qaranka ee Xarunta Madaxtooyada.   Guddiga ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda la wadaagay warbixinno ku saabsan hannaankooda shaqo, guulaha laga gaaray xakamaynta ilaha dhaqaale ee Khawaarijta iyo qorsheyaasha cusub ee lagu wajahayo xeeladaha dhaqaale abuurka Argagixisada,...

Kenyan president dismisses almost entire cabinet after weeks of protests

NAIROBI, Kenya - Kenyan President William Ruto announced on Thursday the dismissal of almost his entire cabinet and consultations to form a "broad-based government" following widespread anti-government protests.   The East African nation was left reeling after peaceful rallies last month over steep tax increases flared into deadly violence with police firing at crowds who stormed parliament, leaving it partly ablaze. Led...

Somali National Army Liberates Key Areas from Al-Shabaab Control

BELEDWEYNE, Somalia -  The Somali National Army, with crucial backing from local residents, successfully liberated the Burweyn district and Show village in the Hiran region.   The operation, launched from nearby Jalalaqsi district, marks a major turning point in the ongoing fight against the extremist group in the region. Nur Mohamed Absuge (Nur Dheere), Chairman of Jalalaqsi district and a former military...

Madaxweynaha dalka Kenya oo maanta kala diray golihiisa wasiirada

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa maanta kala diray dhammaan Golihiisii Wasiirada marka laga reebo Wasiirka Arrimaha Dibadda. Ruto ayaa sidoo kale xilkii ka qaaday xeer ilaaliyaha guud ee Kenya. Tallaabadan ayaa qeyb ka ah cadaadis todobaadyadii u dambeeyay Ruto uga imanayay baarlamanka Kenya oo ka dalbanayay inuu eryo wasiiro ay ku sheegeen kuwa fadhiid ah, musuq-maasuq badan, oo...

Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaano ku yaalla gobolka Hiiraan

JALALAQSI (SMN) - Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidanka deegaanka ayaa maanta Al-Shabaab  kala wareegay deegaano ku yaalla gobolka Hiiraan.   Ciidamada isbaheysanaya oo ka dhaqaaqay degmada Jalalaqsi ayaa gaaray degaannada kala ah Buurweyn iyo Show oo ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi Nuur Maxamed Absuge (Nuur dheere) oo ka mid ah Saraakiisha iyo mas'uuliyiinta howlgalka hoggaaminaya...

Tragic Landmine Incident Claims Lives of Children in Somalia

DHUUSAMAREEB, Somalia - In a devastating incident that highlights the ongoing dangers of unexploded ordnance in Somalia, a landmine exploded among a group of children in the Heraale area of the Galgaduud region, resulting in the loss of three lives.   According to sources from Shabelle radio, the mine detonated while the children were playing, causing immediate fatalities. Two of the...

Somalia: Heavy Clashes in Lower Jubba as Al-Shabaab Counterattacks

KISMAYO, Somalia - The Lower Jubba region has become a hotbed of conflict as Al-Shabaab militants launched a fierce counteroffensive near the town of Buloxaji. This area was recently reclaimed by Jubbaland and Danab forces, setting the stage for a dramatic showdown.   According to local residents, the clash escalated into a prolonged face-to-face battle, resulting in significant casualties. Reports confirm...

President of HirShabelle State Meets with Head of IOM to Boost Stabilization Efforts**

JOWHAR, Somalia - In a meeting that could only be described as a rendezvous of minds dedicated to progress, the President of HirShabelle State, Mr. Ali Abdullahi Hussein (Ali Guudlawe), sat down with the Head of the International Organization for Migration (IOM) in Somalia, Frantz Celestin.   The agenda? Strengthening cooperation and accelerating ongoing projects, with a special focus on stabilization...

Sawirro: Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo uu Guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Sharciga Canshuuraha Dakhliga iyo Xeer-Nidaamiyaha Maaraynta Maaliyadda Guud, Siyaasadda Deymaha iyo Hannaanka Amaahashada iyo Soosaarista Damaanadaha.   Golaha Wasiirrada ayaa warbixin ku saabsan horumarka iyo dhismaha kaabayaasha Dhaqaalaha dalka ka dhageystay Wasaaradda Howlaha Guud oo soo...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo Garab Istaag u Muujisay Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ka Dhacday Ras...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay garab istaag iyo taageero buuxda oo ay u fidinayso Dowladda Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo kula kulmay masuuliyiin sare oo ka socday Qaramada Midoobay

BAYDHABO, Juun 23 – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Talaadadii magaalada Baydhabo kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada...

South West State Leader Meets UN Officials to Discuss Governance and Stability

BAIDOA, Somalia, June 23 - South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Adan Madobe, held talks with senior United Nations officials in...