Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Qatar Amir, Somali president discuss ways to boost bilateral relations in phone call

Doha, Qatar: The Amir HH Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani discussed with the President of the sisterly Federal Republic of Somalia HE Hassan Sheikh Mahmud, bilateral relations between the two brotherly countries and ways to boost them. This came during a phone conversation HH the Amir held today with the President of the Federal Republic of Somalia. They also discussed...

Kulan looga hadlayay doorashada qof iyo codka ah ee Puntland oo ka dhacay Garoowe

GAROOWE (SMN) - Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire ayaa gudoomiyay Shirka todobaad laha ah ee Hoggaanada Ciidanka Booliska Puntland.   kulanka waxaa ka qayb galay Taliye ku xigeenka 1aad ee Ciidanka booliska S/guuto Caydiid Axmed Nuur,Taliye ku xigeenka 2-aad ee ciida ka Booliska S/guuto Cismaan Cigge, Hogaanadda booliska iyo fadhiyada madaxa banaan. Shirka ayaa todobaadkan looga hadlayay Xaaladda...

Madaxweynaha Soomaaliya oo wada-hadal la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo xiriir dhanka qadka taleefoonka ah la sameeyay Amiirka Dowladda Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa la yeeshay wada-hadallo xasaasi ah.   Labada mas'uul ayaa yeeshay wada-hadal miro dhal ah, waxayna ka arrinsadeen sidii sare loogu qaadi lahaa xoojinta iskaashiga labada dal. Sidoo kale waxa ay isla soo qaadeen...

Heshiis hordhac ah oo laga gaaray colaadda gobolka Galgaduud + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray deegaanno ka tirsan waqooyiga Gobolka Galgaduud, kuwaas oo maalmo ka hor uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya beelo walaala ah oo wadaag ahaa.   Madaxweynaha oo halkaas ka furay gogol nabadeed ayaa la kulmay odayaasha iyo wax garadka labada dhinac, isagoo kala hadlay sida ay muhiim ugu tahay in ay...

Wasiirka gaashaandhigga XFS oo la kulmay ergeyga QM ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Madaxa Xafiiska Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) James Swan ayaa magaalada Muqdisho ku yeeashay kulan looga hadlayay horumarka laga gaaray dagaalka Khawaarijta, dhimista ciidamada ATMIS iyo dib u habeynta ammaanka.   Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya...

AFRICOM denies US airstrike killed Cuban doctors

WASHINGTON - The U.S. military says it was not involved in the reported killing of two Cuban doctors whom the al-Shabab militant group alleges died as a result of a U.S. airstrike in Somalia in February.   The latest quarterly civilian harm assessment published by U.S. Africa Command, also known as AFRICOM, confirms that U.S. forces conducted an airstrike near the town of...

AFRICOM oo beenisay in ay duqeyn ku dileen dhakhaatiir Cuba u dhashay

WASHINGTON - Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in aysan ku lug laheyn dilka la sheegay in lagu dilay labo dhaqaatiir ah oo u dhashay dalka Cuba, kuwaasi oo Al-Shabaab sheegtay in ay ku dhinteen duqeynta Mareykanka uu ka fuliyay Jilib bishii February 2024.   Qiimeyntii ugu dambeysay ee waxyeelada rayidka ee saddexdii biloodba mar ay daabacday Taliska Mareykanka ee Afrika, sidoo kalena...

Sawirro: Shirweyne muhiim ah oo ka furmay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta furay shirka ansixinta qorshaha shanta sano ee hay'adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliya oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho.   Shirka oo socon doona mudo laba maalmood ah, ayaa aad loogu lafoguri doonaa qorshaha hay'adda socdaalka iyo jinsiyadaha ee shanta sano ee soo...

Somali Deputy Minister Denies Conflict with Islamic Scholars, Promises Resolution

MOGADISHU,  Somalia -- The Deputy Minister of Endowments and Religious Affairs of the Somali Government, Salah Sharif Sayid-Ali, has denied the existence of a conflict between the senior leadership of the ministry and some of the Somali scholars.   In a special interview with Shabelle, Sayid-Ali stated that there is no conflict between the scholars and Minister Mukhtar Robow, who has...

Somali President Addresses Community in Norway, Discusses Achievements and Anti-Terrorism Efforts

OSLO, Norway - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, recently met with the Somali community in Norway to discuss the government's progress in stabilizing the country, improving infrastructure, and combating terrorism.   During the event, President Mohamud expressed gratitude for the support provided by the Norwegian government, particularly in terms of debt relief. President Mohamud highlighted the achievements of his administration...

WARAR KALE

Madaxweyne Al-Sisi Oo Trump Uga Mahadceliyay Taageerada Masar Ee Arrinta Biyo-Xireenka Itoobiya

PARIS – Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah Al-Sisi, ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump mowqifka uu ka qaatay muranka la xiriira Biyo-xireenka Weyn ee...

Midowga Afrika Oo Soo Dhaweeyay Heshiiska Nabadeed Ee Maraykanka Iyo Iran

ADDIS ABABA – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AUC), Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa soo dhaweeyay heshiiska nabadeed ee ay wada gaareen Mareykanka iyo Jamhuuriyadda...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Qaabilay Danjiraha Sacuudiga, Kana Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal

MUQDISHO  — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed...